Meitemarken Meitemark er et ekspempel på virvellløse dyr som kalles nedbryter. Den er langstrakt og sylindrisk. Meitemarken graver ganger i jorden og trekker råtne blader ned i hullene. Den trives best på mørke og fuktige steder. Meitemarker lever av planterester og dyrerester. Derfor kalles meitemarker nedbryter. Små dyr som kalles nedbrytere har en viktig oppgave. Ved å trekke visne blader ned i hullene, og ved å grave ganger vokser plantene raskere. På denne måten kommer vann og luft lettere ned til planterøttene. Meitemarken er verdens snilleste dyr. Meitmark Virveldyr Virvelløse dyr 10 Livet i naturen_materie_somalisk10 10 13.06.2006 14:10:09
Dirxi-dhul gale Dirxi dhul gale waa tusaale kamid ah xayawaanka aan lafdhabarleyda ahayn ee loo yaqaano burburi-yayaasha wuu dheer yahay waxuuna lee yahay qaab dhululubo. Dirxi dhul gale waxuu kaqodaa hogag dhulka,waxuuna ku uruuriyaa godadkaasi caleemaha qudhmay. Waxuu jecel yahay inuu kunoolaado madowga iyo qoyaanka. Dirxigi-dhulgaluhu waxuu kunool yahay hadhaaga dhirta iyo xayawaanka. Sidaa owgeed ayaa loogu yeedhaa dirxi-dhulgalaha burburiyayaal. Xayawaankaa yaryar ee loo yaqaano burburiyayaashu waxay hayaan shaqo muhiim ah. İyaga oo dhulka hoostiisa kaqoda hogag kuna uruuriya halkaas caleemaha en ge gey,markaasna hawada iyo biyuhuba sifudu ayey u gaadhaan xididada dhirta.taasi waxay keentaa inay dhirtu sidhakhso leh u korto. NORWAYJI nedbryter mineraler fuktig sommerfugl planterøtter korall brennmanet snegl hummer marihøne sjøstjerne meitemark SOMALI burburiyeyaal macdan qoyaan balanbaalis xididka dhirta xayawaan bada hoosteeda kunool xayawaan kunool bada oo gubtaanyo leh xayawaan bada ku nool oo qolof adag leh oo katirsan xayawaanka aan laf-dhabarta lahayn aargoosato nooc cayayaan ah oo yar xidigtabada dirxi-dhulgale 11 Livet i naturen_materie_somalisk11 11 13.06.2006 14:10:13
Sneglen Sneglen er bløtdyr. Sneglen er et annet eksempel på virvelløse dyr. Den lever både på land og i vann. Sneglen har to par følere på hodet. Tungen til sneglen er hard med bitte små tenner. Den kalles raspetunge. Med tungen river sneglen i stykker maten. Sneglen lever av friske blader. Sneglen beveger seg med foten, foten har en krypesåle. Foran på foten munner det ut en kjertel, som produserer store mengder slim. Sneglene sklir på dette slimet når de beveger seg fremover. Tusenbeinet Tusenbeinet har mange bein, men ikke så mange som tusen. Hvert ledd på tusenbeinet har to par bein. Hvis tusenbeinet føler seg truet ruller den seg sammen. Tusenbeinet er også en nedbryter som lever av halvråtne planter. Bilde av tusenbein 12 Livet i naturen_materie_somalisk12 12 13.06.2006 14:10:13
Snegle(Xayawaan bada ku nool oo qolof adag leh) Snegle waa xayawaanka jiljilicsan, oo kamid ah xayawaanada aan lafdhabarta lahayn waxuu ku nool yahay dhulka iyo biyahaba. Snegle waxuu madaxa ku lee yahay labo anteeno, carabkiisu wuu adag yahay waxuuna leeyahay ilko yaryar. Waxa loo yaqaanaa carabkiisa carab- miishaar. Cuntadana waxuu ku jeexjeexaa carabkiisa. Waxuuna kunool yahay caleemaha cusub. Hanqaraarac Hanqaraaracu waxuu lee yahay lugo farabadan, qayb walba oo jidhkiisa katirsan waxuu kulee yahay hanqaraaracu lugo. Marka uu hanqaraaracu naxo wuu isduuduubaa. Hanqaraaracu waxuu kamid yahay xayawaanka loo yaqaan burburiya yaasha. Waxuuna ku nool yahay dhirta ay qaybi-qudhunsan tahay. NORWAYJI følere bløtdyr raspetunge halvråtne planter SOMAALI dareemayaal xayawaan jiljilicsan oo qolof la aawe ah carab-miishaar ah dhirta ay qaybi qudhunsan tahay 13 Livet i naturen_materie_somalisk13 13 13.06.2006 14:10:14
Edderkoppen Edderkoppen er et rovdyr. Det vil si at den spiser andre dyr. Mange edderkopper spinner nett som de fanger andre insekter i. Noen edderkopper kan sitte på lur og vente til et smådyr kommer forbi. Når edderkoppen fanger dyret, dreper den det med gift. Alle edderkopper har 8 bein. Gresshopper Gresshoppene tilhører innsektene, alle innsekter har 6 bein. Det finnes mange typer gresshopper i naturen. Felles for alle gresshopper er at de har kraftige bakbein som er tilpasset hopping. Noen arter av gresshopper er rovdyr: De lever av å spise andre dyr. Andre arter lever av å spise planter. Gresshoppe som spiser planter Gresshoppe som spiser dyr 14 Livet i naturen_materie_somalisk14 14 13.06.2006 14:10:14
Caaro Caaradu waa xayawaanka ugaadhsada xayawaanada kale. Waxa laga wadaa,waa xayawaanada cuna xayawaanada kale. Waxay sameystaan xuub kaas oo ay ku dabaan xayawaanada kale. Qaar kamida caarooyinku waxay sugaan iyaga oo dhuumanaya ilaa iyo inta uu xayawaan yari soo hormarayo, marka caaradu ay qabato xayawaan waxay ku dishaa sun si uu u dhinto. Ayax Ayaxu waxuu kakooban yahay noocyo badan oo kala duwan. Waxayna kuligood kasiman yihiin iyagoo leh lafo danbe oo xoogan,oo loogu talagalay boodada. Qaar ka mid ah ayaxu, waa xayawaanka ugaadhsada xayawaanada kale. Waxay kunool yihiin inay cunaan xayawaanada kale. Kuwa kalena waxay cunaan dhirta. NORWAYJI edderkopp rovdyr spinne nett fanger gift insekter gresshoppe lever av planter kraftige bakbein rytmiske lyder SOMALI caaro xayawaanka ugaadhsada xayawaanada kale xuub samaysi qabsasho;dabasho sun cayayaan ayax kunool dhirta lafo danbe oo xoogan dhawaaq isku dhac ah 15 Livet i naturen_materie_somalisk15 15 13.06.2006 14:10:16