Eksamen 21.05.2013 FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister Nynorsk/Bokmål
Oppgåve 1 Skriv 5 6 setningar om det dyret du liker best, og om eit dyr du ikkje liker. Grunngi kvifor du liker / ikkje liker desse dyra. Skriv på somali. Oppgåve 2 Les teksten under og vurder om desse utsegnene er sanne eller usanne. Grunngi svara dine ved kort å vise til kva som står i teksten. Svar på norsk. a) Hyenen har berre eitt namn i eventyret. b) Hyenen har lyst til å endre namnet sitt fordi han føler at namnet ekskluderer han frå resten av dyrefamilien. c) Hyenen inviterte nokre kjøttetande dyr til ein fest. d) Dei kjøttetande dyra foreslo tre namn hyenen kunne velje mellom. e) Dei kjøttetande dyra gav hyenen ei lett oppgåve, som han bestod. f) Hyenen nådde målet sitt til slutt. WARAABIHII CODSADAY IN MAGACA LAGA BEDELO Waraabe ayaa habar dugaag isugu yeedhay, isaga oo ka dacwoonaya magaca dhurwaa la yidhaahdo. Wuxuu yidhi: Habar dugaagey, magaca dhurwaa la yidhaahdo waaxaan doonayaa in aad iga bedeshaan. Habar dugaag ayaa weydiisay sababta uu u jeclaaday in laga bedelo magacan uu ku caano maalay. Cidlaa i dishay oo xawayaankii oo idil baa iga baxsanaya oo magacaygan nacay, ayuu waraabihi ku jawaabay. Habar- dugaag baa tidhi: oo maxaanu kuu bixinaa? Waraabihii baa yidhi: Laba magac midkood ha la iigu yeedho. Amiir ama Aamin. Habar-dugaag baa yaabtay oo tidhi: Amiir micnhiiso waa ina boqor oo libaaxa ayaan ogolayn oo ka cadhoonaya, ee bal waxaanu ka tashan doonna in magaca kale laguu bixiyo iyo in kale. Waa inoo berri. Habar- dugaag oo awr wadda ayaa ku soo noqatay dhurwaagii, oo ku tidhi: Magaca Aamin waa laguu bixinayaa haddii lagaa arko aaminnimo. Hal habeen ayaanu kugu eegaynaa awrkan ee amaano u sii hay. Waraabihina wuu ballan qaaday inuu amaanada haynayo. Waraabihi iyo awrkii baa la isku cidleeyay. Maalintii oo dhan waraabihi wuu is adkeeyay oo muu taaban awrkii. Habeenimadii ayuu is hayn kari waayay oo uu cunay awrkii. Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Side 3 av 8
Habar dugaag oo magac bixintii u diyaar ah ayaa maalintii labaad u timid waraabihii oo ku tidhi na soo tus awrkii. Waraabihi wuxuu u sheegay inuu ku talo xumoobay awrkii oo uu cunay. Habar dugaag ayaa mar keliya ku tiraabtay: Dhurwaa, magaca Aamin ma mudnid oo ammaanadii baad ilaalin kari weyday, sidaas awgeed weligaa dhurwaa ayuu magacaagu ahaan doonaa. Oppgåve 3 Du skal besøkje dyreparken i Kristiansand saman med familien din. Beskriv med nokre enkle setningar korleis de skal komme dykk dit, og kva har du lyst til å sjå. Du skal skrive på somali og ha med alle orda under: Gaadiid, magaalo, beer xawayaan, xoolo, habardugaag, iyo duurjoog, Oppgåve 4 Skriv ein tekst om eitt eller begge bileta. Skriv på somali. Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Side 4 av 8
Oppgave 1 Skriv 5 6 setninger om det dyret du liker best, og om et dyr du ikke liker. Begrunn hvorfor du liker / ikke liker disse dyrene. Skriv på somali. Oppgave 2 Les teksten under og vurder om følgende utsagn er sanne eller usanne. Begrunn svarene dine ved kort å vise til hva som står i teksten. Svar på norsk. a) Hyenen har bare ett navn i eventyret. b) Hyenen har lyst til å endre navnet sitt fordi han føler at navnet ekskluderer ham fra resten av dyrefamilien. c) Hyenen inviterte noen kjøttetende dyr til en fest. d) De kjøttetende dyrene foreslo tre navn hyenen kunne velge mellom. e) De kjøttetende dyrene ga hyenen en lett oppgave, som han besto. f) Hyenen nådde målet sitt til slutt. WARAABIHII CODSADAY IN MAGACA LAGA BEDELO Waraabe ayaa habar dugaag isugu yeedhay, isaga oo ka dacwoonaya magaca dhurwaa la yidhaahdo. Wuxuu yidhi: Habar dugaagey, magaca dhurwaa la yidhaahdo waaxaan doonayaa in aad iga bedeshaan. Habar dugaag ayaa weydiisay sababta uu u jeclaaday in laga bedelo magacan uu ku caano maalay. Cidlaa i dishay oo xawayaankii oo idil baa iga baxsanaya oo magacaygan nacay, ayuu waraabihi ku jawaabay. Habar- dugaag baa tidhi: oo maxaanu kuu bixinaa? Waraabihii baa yidhi: Laba magac midkood ha la iigu yeedho. Amiir ama Aamin. Habar-dugaag baa yaabtay oo tidhi: Amiir micnhiiso waa ina boqor oo libaaxa ayaan ogolayn oo ka cadhoonaya, ee bal waxaanu ka tashan doonna in magaca kale laguu bixiyo iyo in kale. Waa inoo berri. Habar- dugaag oo awr wadda ayaa ku soo noqatay dhurwaagii, oo ku tidhi: Magaca Aamin waa laguu bixinayaa haddii lagaa arko aaminnimo. Hal habeen ayaanu kugu eegaynaa awrkan ee amaano u sii hay. Waraabihina wuu ballan qaaday inuu amaanada haynayo. Waraabihi iyo awrkii baa la isku cidleeyay. Maalintii oo dhan waraabihi wuu is adkeeyay oo muu taaban awrkii. Habeenimadii ayuu is hayn kari waayay oo uu cunay awrkii. Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Side 6 av 8
Habar dugaag oo magac bixintii u diyaar ah ayaa maalintii labaad u timid waraabihii oo ku tidhi na soo tus awrkii. Waraabihi wuxuu u sheegay inuu ku talo xumoobay awrkii oo uu cunay. Habar dugaag ayaa mar keliya ku tiraabtay: Dhurwaa, magaca Aamin ma mudnid oo ammaanadii baad ilaalin kari weyday, sidaas awgeed weligaa dhurwaa ayuu magacaagu ahaan doonaa. Oppgave 3 Du skal besøke dyreparken i Kristiansand sammen med familien din. Beskriv med noen enkle setninger hvordan dere skal komme dere dit, og hva har du lyst til å se. Du skal skrive på somali og ha med alle ordene under: Gaadiid, magaalo, beer xawayaan, xoolo, habardugaag, iyo duurjoog, Oppgave 4 Skriv en tekst om ett eller begge bildene. Skriv på somali. Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Side 7 av 8
Schweigaards gate 15 Postboks 9359 Grønland 0135 OSLO Telefon 23 30 12 00 utdanningsdirektoratet.no