De hviler nesten ikke. Men når vi hviler under dyna om natten, hviler øynene våre under øyelokkene før en ny dag med aktivitet. Hvordan ser vi? Når tingene rundt oss blir truffet av lys fra sola eller en lampe, blir en del av lyset sendt tilbake i alle retninger. Noe av dette lyset treffer øynene våre, og derfor ser vi det som er rundt oss. Vi kan sammenligne øynene med et kamera. Øynene er de sanseorganene som registrerer lys. De er kuleformete med en diameter på ca. 2,5 cm, og ligger plassert i hver sin øyehule, som er to hulrom foran i hodeskallen. Se figuren på side 3. Ytterst rundt øyet ligger senehinnen. Den er tykk og seneaktig, og beskytter øyet. Den synlige delen av hinnen, det hvite i øyet, er dekket av en tynn bindehinne. Dersom vi får rusk eller betennelse i øyet, utvider blodårene i bindehinnen seg, slik at øyet blir rødt! Hornhinnen er en glassaktig hinne og virker som et vindu i senehinnen. Den er uten blodårer for at lyset skal slippe best mulig gjennom. 10
Sideen wax u aragnaa? Marka waxyaabaha inagu hareereeysan ay qabato fallaaraha ileeyska cadceeda ama iftiinka nalalka, ayaa qaybo ka mid ah fallaarahaasi ileeyska dib loogu celiyaa jihooyinka kale oo dhan. Qaar ka mid ah iftiinkii ayaa haleela indhaheena, kolkaas ayaan aragnaa waxyaabaha inagu wareegsan. Waxaan indhaheena ku meteli karnaa shaashada (kaamirada) sawirka oo kale. Indhuhu waa xubnaha dareenka ee diwaangelinaya iftiinka. Waa qaab-kuuleed leh dhexroor qiyaastii dhan 2.5cm, kuwaas oo ku yaal indho-huleedka oo ah laba god oo dhaca qolofka madaxa intiisa hore. Fiiri jaantuuska ku yaal bogga 4aad. Isha wareegeeda hore waxaa ku yaal xuub seed oo kale ah. Kani waa mid dhumuc leh oo seed u eke ah, kaasoo difaacaya isha. Xuubka qeeybtiisa muuqata, waa dahaarka cad ee isha ku dhexyaal, waxaa dahaaraya xuub jilicsan oo isku xira. Haddii saxar ama hurgun naga helo isha, waxaa ballaarta xiddidada dhiig-sidayaasha ah ee isku-xira xuubka isha kolkaasoo ishu ay casaan (gaduud) noqoto. Xuub-geeseed waa xuub quraaradeed kaasoo u shaqeeya sidii daaqad ku dhextaal xuub-seedeedka isha. Dahaarkani ma laha xiddid-dhiigeed sababtuna waa si uu iftiinku sida ugu haboon uga soo dhex-gudbo. Xuub-geeseedka gudihiisa waxaa ku yaal xuub-jeegaaneed, iriis. Kan waxaa ku jira shay-midabeedkiisa loo yaqaan, midab-sidaha, kaasoo go aamiya isha midabkeeda. Midab-siduhu waxuu horjoogsadaa in ileeysku ka dhex-duso, balse ileeys oo dhan waxaa loo weeciyaa wiilka isha, kaasoo ah dalool ku yaal bartama xuub-jeegaaneedka. Wiilka 11
Innenfor hornhinnen ligger regnbuehinnen, iris. Den inneholder et fargestoff, pigment, som bestemmer fargen på øyet. Pigmentet hindrer lyset i å trenge i gjennom, og dermed ledes alt lys gjennom pupillen, som er en åpning midt i regnbuehinnen. Størrelsen på pupillen reguleres av muskler i regnbuehinnen. Når lyset er skarpt, blir pupillen liten, og i mørket utvides den. Irisen hos hvert menneske har sitt eget mønster akkurat som fingeravtrykk. Når lyset har gått gjennom pupillen, treffer det linsen. Linsen er gjennomsiktig og elastisk. Linsen og hornhinnen samler lyset til et bilde på netthinnen, retina, bakerst i øyet. Rundt linsen ligger det en muskel som kan forandre krumningen på linsen. Derfor klarer vi å se skarpt både på avstand og nært hold. Det kalles å fokusere. 12
baaxadiisa waxaa haga murqo xuub-jeegaaneedka gudihiisa ah. Marka ileeys darani jiro, wiilku waa yaraadaa, halka mugdigana uu weynaado. Iriiska dadku waxaa uu leeyahay calaamadahiisa u gaarka ah, sida faraha oo kale. Kolka ileeysku ka dhexduso wiilka, waxuu haleelayaa bikaaca isha. Bikaaca ishu waa mid qafiif ah oo layska arki karo oo jiidjiidmaya. Bikaac-ileedka iyo xuub-geeseedku waxay ku ururiyaan ileeyska si humaag ah xuub-shabageedka, retiinaha, kaasoo ku yaal isha gadaalkeeda danbe. Hareeraha bikaaca isha waxaa ku yaal muruq kaasoo is-bedel ku sameeya leex-leexashada bikaaca isha. Sidaa awgeed ayaan si wanaagsan wax uga aragnaa dhawaansho iyo fogaanba. Taas waxaa loogu yeeraa arag-kulmin. Xuub-shabageedka waxaa ku jira laba nooc oo unugyada dareenka ah: dhigo iyo gufaf. Markii ileeysku haleelo, waxay dareemaan dhaqdhaqaaq 13
Netthinnen inneholder to typer sanseceller: staver og tapper. Når lyset treffer dem, dannes det nerveimpulser som går videre til hjernen gjennom synsnerven. Det området på netthinnen hvor synsnervene går ut, kalles den blinde flekken, for her er det ingen synsceller. Men hjernen fyller ut det blinde feltet med informasjon slik at vi ikke ser en svart flekk midt i synsfeltet. Synsnervene fra hvert øye krysser hverandre på undersiden av hjernen. De to bildene som dannes på netthinnene våre, er litt forskjellige. Men hjernen setter dem sammen slik at vi ser tredimensjonalt. Den gule flekken er det området på netthinnen som har flest tapper, og her ser vi skarpest og best i dagslys. Hvorfor blunker vi? Visste du at det i gjennomsnittet er 2,8 sekunder mellom hvert blunk? Vi blunker altså nesten hele tida. Men hvorfor merker vi det ikke? Et blunk varer ca i 0,3 sekunder, det er kortere tid enn det tar å si ordet blunk. Prøv da vel. Tårekjertelen skiller ut en væske, tårer, som fordeles utover øyet når vi blunker. Det hindrer uttørking og hjelper til med å holde øyet rent. 14
kaasoo ay usii gudbiyaan maskaxda ayagoo sii marsiiya xiddidada araga ku shaqada leh. Goobta xuub-shabageedka oo ah halka xiddidada aragu ka soo baxaan waxaa lagu magacaabaa bartii arag li ida, waayo halkan ma laha wax unugyo arag ah. Laakiin maskaxda ayaa ka buuxisa fariimo meesha arag-li ida ah taas ayaana keenta in aanan la arag barta madoow ee ku taal bartamaha goobta-araga. Xiddidada araga ee ilkasta waxay isku gooyaan qaybta hoose ee maskaxda. Labada humaag ee lagu sameeyo xuub-shabageedkeena, waa yare kala duwan yihiin. Laakiin maskaxda ayaa isku habeeysa si aan wax ugu aragno qaabka ah seddex-muuqaalka (tredimensjanlt). Barta midabka hurdiga ah leh waa goobta xuub-shabageedka, kaasoo ah midka leh gufafka ugu badan, halkani waa barta aan sida xooggan wax ugu aragno kolka ileeysmaalmeedka la joogo. Waa maxay sababta aan u libiqsano? Ma ogtahay celcelis ahaan in 2.8 mirir ay u dhaxeeyso il-libiqsi kasta? Waqtiga intiisa badan waan libiqsanaa. Laakiin maxaan u garan weynay? Halkii libiqsi waxuu qaata waqti dhan qiyaastii 0.3 ilbiriqsi, waa waqti ka yar intii lagu dhawaaqo ereyga libiqsi. Bal isku day sameey. Qanjirka ilimeeyntu waxuu soo tufaa walax dareere ah, ilimo, taasoo loo qaybiyo isha oo dhan markaan libiqsaneeyno. Waxay ka hortagtaa indho-qalalka ooyna ka caawisaa siddii ay ishu nadiif u ahaan lahayd. Ilimidu waxay u soo dareeraan hoos iyo kiish-ilimeedka iyagoo uga sii 15