Caalamka noolaha goryaan dhuleedka

Like dokumenter
Meitemarken. Meitmark. Virveldyr Virvelløse dyr

til de neste generasjoner. Den kulturen som formidles videre til de neste generasjoner kaller vı kulturarv.

Arterie. endotelceller. elastin. glatt muskel. bindevev. epitelceller

Xaqiiqda Cagaarshowga noociisa A, B iyo C iyo sida aad uga hor tagayso in aad qaaddo

NORSK SOOMAALI Gulrot Karooto/Daba-case


JøHOOYøNKA Waqooyi Galbeed Bari koonfur

Da verdens land ble enige om å gjøre noe med miljøet. Jordas naturgrunnlag tåler ikke at hele verden har et forbruk som den vestlige verden.

Norsk - Somalisk / Noorweeji - Soomaali

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

Kartlegging av leseferdighet Trinn 2-3 på somali

Warbixin kooban oo ku saabsan qallalka/suuxdimaha. Somali/Soomaali

Munnhygiene og kosthold. Norsk ጽሬት ኣፍን መግብን: Tigrinja. Nadaafada afka iyo cuntada. Somali

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

Somali/norsk Xaqiiqda Hiifka iyo aydhiska

Magneten. En rett magnet kaller vi en stavmagnet. Spiss nål i kompass. En bøyd magnet kaller vi en hesteskomagnet. Magneter trekker til seg:

Sidee nolol wacan u noolaan kartaa adoo qaba macaan? Sidee isaga ilaalin kartaa macaanka? Af-soomaali / Somali

Luuqaddu waa muhiim ee si sax ah u baro!

Her er noen ord du må forstå for å kunne lese dette heftet: Erayada muhiimka ah ee buuggaan yar

Carruurta iyo dhallinyarada ku hadasha luqooyinka laga tiro badan yahay ee wax ka dhigata dugsiyo ku yaalla waddamada ay waalidiintoodu ka soo jeedaan

Firfircoonow caafimaad dareen!

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

SOMALIA NORGE SOOMAALIYA NOORWEEY

KU SOCOTA DADKA MAGANGELYO KA CODSADAY NORWAY. -Barashada sharciyada norwejiga. ASYLSØKERE I NORGE - Somalisk -

Graviditet, fødsel og barseltid i Norge Uur, dhalmo iyo xilliga baxnaanada umusha ee Norway

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

Xuquuqaha dugsiga. Buug yar oo ah tilmaame ey soo diyaariyeen Dysleksi Norge DYSLEKSI. Waanu ku caawineynaa si aad jidka u hesho!

bevegelsesenergi. All energi som kommer av at noe har en bestemt posisjon eller stilling er stillingsenergi.

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

HØYTIDER, HELLIGDAGER OG TRADISJONER I NORGE

Wargelin waalidiinta ardayda laba luuqadoodlaha ah

CARUURTA QOY SASKA LUUQA DAHA BADAN KU HADLA. BUUGYAR OO WARBIXINEED Somali CARUURTA QOYSASKA LUUQADAHA BADAN KU HADLA

Ord og begreper. Norsk Morsmål: Tegning (hvis aktuelt)

Xanuunka biyo-madax fadhiisadka iyo qalabka tuubada madaxa lagu rakibo

Kartlegging av leseferdighet Somali versjon trinn. Akhris tijaabin. Fasalka 4-5. Magac... Dugsi/Iskuul Fasal...

Versjon: somali. Ku soo dhowaada wadahadalki ugu horreeyay ee xannaanada carruuurta

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Bli bedre i norsk. se forskjellene mellom norsk og somali

XAQIIQ KU SAABSAN SOONKA RAMADAANTA

Xannaanada carruurta. Warbixin ku socota dadka cusub oo dhowaan soo degay degmada Avesta. iyo carruurta da doodu tahay sannad ilaa 6 sano

Ordliste for TRINN 1 (utviklende matematikk-oppgavehefter 1A, 1B,2A, 2B, 3A og 3B, - refleksjonsord som kan hjelpe å forstå oppgaver).

Somali CAAFIMAADKA CUNTADA

SOMALI Informasjon til asylsøkere i Norge Warbixin ku socota magangelyo doonayaasha Norway

Kartleggingsmateriell. Kartlegging av skolefaglige ferdigheter hos nyankomne minoritetsspråklige ungdommer

Qashin-kala-soocid 2011

Kartlegging av leseferdighet Trinn 4-5 på somali

Ordliste for TRINN 3

Somaali/somali. Wa maxay macaanku?

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

Diabetesopplæring til fremmedspråklige

De hviler nesten ikke. Men når vi hviler under dyna om natten, hviler øynene våre under øyelokkene før en ny dag med aktivitet.

Qubayska. Waxaa dhigay. Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

D B. ABC iyo DEF wey isku qaab. AB iyo DE wey isu dhigmaan BC iyo EF wey isu dhigmaan AC ve DF wey isu dhigmaan

Al Imaamu Al Shaaficii اإلمام الشافعي Allaha raalli ka ahaadee

Norsk: Flyktninger Hjelper Flyktninger (FHF)

Ku caafimaadqab gluten la aan

Arrinta buug-yarahan. Oslo, 1. oktober 2006 PEDLEX Norsk Skoleinformasjon

Uur miyaad leedahay? Miyaad filaysaa in aad cunug dhashid?

Notater. Undersøkelse om stemmegivning blant personer med innvandringsbakgrunn. Maria Høstmark. Dokumentasjonsrapport.

NIDAAMKA HORDHACA AH. Soo dhowoow adiga billaabaya borogaraamka hordhaca ah! (introduksjonsprogram!)

Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!

I meitemarkens verden

Kapittel 1 Førhistorien Cutubka 1-aad Taariikhdii hore. bronse/n: metall, se side 12 og 13. naxaas/ta: bir, eeg bogga 12 iyo 13

Ambulerende tospråklige lærere

Malafka waalidka ee ku saabsan canbaarta

Somali. UNGDOMSKONTORET XAFIISKA DHALINYARADA KIRKEGATA 2B KRONA Dabaqa 4aad UNGDOMSKONTORET. Xarumaha Madadaalada. Fritidsklubber

Ny i Norge Utfordringer i møte med helsevesenet. Thor Indseth, Oslo,

Sluttrapport. Forebygging Informasjon til ikke-etniske nordmenn. Prosjektnummer 2013/FBM9235 Det er det indre som teller ( )

Gluggen. Nr. 4/2008 Skule- og bygdeavis for Ulvik 35. årgang

JAANTUUS. Qaabka wax loo sawiro. Cinwaan Vunne Tapt Uavgjort Tilmaamaha kan ugu weyn. Waa tiirka kor ugu haya jiheeyaha.

JAANTUUS. Qaabka wax loo sawiro. Cinwaan Vunnet Tapt Uavgjort Tilmaamaha kan ugu weyn. Waa tiirka kor ugu haya jiheeyaha.

JAANTUUS. Qaabka wax loo sawiro. Cinwaan Vunnet Tapt Uavgjort Tilmaamaha kan ugu weyn. Waa tiirka kor ugu haya jiheeyaha.

PROGRAM BOK TIL ALLE-DAG LITTERATURHUSET

Maria Høstmark, Øyvin Kleven og Anne Vedø

MUSIKKFAGET I DEN FÆRØYSKE FOLKESKOLE

Høst 98 Ordinær eksamen

Maria Høstmark, Øyvin Kleven og Anne Vedø Lokalvalgsundersøkelse blant innvandrere og norskfødte med innvandrarforeldre 2007 Dokumentasjonsrapport

Ku soo dhawaw Midtre Gauldal!

Høgskolen i Hedmark Avdeling for lærerutdanning og naturvitenskap

Eksamen PSP5630 Oromo nivå III. Nynorsk/Bokmål

ý òó"bêë1 êë # åådeø "bêë 1 êë " 7 òó ë ;!!E(m(%$ % åådeøg} " råd

Temanotat Somalia: Språkforhold og dialekter

úø ø úø ø wø ø ø ø ø ø ø ø ø ú ø ú øî ø ø ú ø ø ú ø Î Î ø wø ø ø ø ø ø ø ø ø ø ú ø nø øl ø J ú úl ø Kom, tro, og kom, glæde

41/165 15A 41/ B 41/853 15D 41/621. Eksisterende tomtegrense Skravert område overføres fra BRA

Dokumentasjon av anlegget forøvrig inneholder ordinære enlinjeskjema hvor inntak, hovedfordeling og underfordeling er dokumentert på egne sider.

1 Vår onn med nye mu lig he ter. Ver di ska ping på vest lands byg de ne ba sert på res sur ser og opp le vel ser

Halvårsplan/årsplan i norsk for 1. trinn 2015/2016

(((0(-+) <(( <(+0-+0*, # JK!" #$% &'! () *+!"! "# $" %& & ' "$ $!"#$%&'((() *(+ ()*+,+-((,-./01,((((! " # $ "%& ' # ((() '& *(+ " # ( # ")%,)((( '& (

"'... REV DATO BESKRIVELSE n4 *=.. Prosjektstatus: Skisseprosjekt , : mm Lama: m tegninger og hedwiuemlyw AriostoSHssewcspmwcp nom-bvaam.

BAA Radio Astronomy Group MAY

WHITEHORSE PLANNING SCHEME - LOCAL PROVISION AMENDMENT C219

Utskriftsvennlig versjon nivå 2, bokmål

IntroduksJQn (Springdans) Allegretto I - la. Tra-la-la-la, tra-la-la-la, tra-la-la-la - la. Tra - la. Ka-ri og Ma-ri, kom snsgg dokk sta.

VHSV Storfjord

Europa-Universität Viadrina

Design & trykk: Hegland Trykkeri AS IE ISBN

Månedsrapport 5/13. Markedskommentar. Aksjekommentar

ØKT MATPRODUKSJON HVA KAN ARKTISK LANDBRUK LÆRE AV ISLAND

Løsningsforslag til øving 9 OPPGAVE 1 a)

verktøyskrin Grafisk profil ved Norges teknisk-naturvitenskapelige universitet

Transkript:

Caalamka noolaha goryaan dhuleedka Kapittel 6 Flerspråklig naturfag Illustrasjon: Svetlana Voronkova, Tekst: Jorun Gulbrandsen

Cutubka 1. Samir ayaa fikir keenay. Hadda waxa aynu maqli doonaa sheeko yaab leh oo ku saabsan Jenny iyo Samir, waa bini aadam. Iyo Katt iyo Hen. Haddaba Xagay ka yimaadeen Katt iyo Hen? Cid garanaysa ma jirto.waxay dhulka ku yimaadeen Qamara sanaaci ku soo degay geed dushii oo wada quraarada sida kubaddana u wareegsan.waa arrin layaab leh, waxaase kasii yaab badan. Hen waxa uu awooda in uu dadka ka dhigu wax yaryar oo aad u yaryar, taas oo awood u siinaysa in ay dadku galaan aqalada dhulka hoostiisa ee ay gooryaan dhuleedku ku noolyihiin.waxa uu Hen siiyey Jenny iyo Samir tooshka madaxa lagu xidho, sababta oo ah aqalka gooryaan dhuleedku aad iyo aad buu u madowyahay. Iminka si fiican u dhegayso waxa dhaca. -Halkan ayeynu hoos u gelaynaa! Ayuu yidhi Hen. Waa god yar oo ku yaal geed ubaxa agtiisa. Meeshu waa meel madow oo ah marin dhulka hoostiisa ah oo wax shanqadh ah la hayn. _Aamusa! Markaasu istaagay Hen. Jenny iyo Samir waxay isku dayayaan in ay dhegaystaan.maya. waxba ma jiraan. Aamusa! Ayuu yiri hadana Hen.Markaas waxbuu maqlay.

Dhegaysta wax ma maqlaysaan?. Maqla! Sidaas weeye:(waa sida miis la xoqayo oo kale). Waxbaa dhaqdhaqaaqaya.midabkiisu waa bunni. Waana wax dheer. -Ma gooryaan dhuleedbaa? Ayay hoos u tiri Jenny. -Haa ayuu yiri Hen.Madaxiisii ma aragno laakiin dabadiisii ayeynu aragnaa.madaxa wuxuu kula jira ciida oo uu cunaayo ma joojinaayo cunista ciida wuu cunayaa oo cunayaa,sidaa awgeed ayuu jidad ka samaynayaa dhulka hoostiisa -Ciidan uu cunayo xaguu geynayaa? Jenny baa waydiisay. -Siday wax u jiraan? Samir baa ku dhawaaqay.waad malayn kartaa? Gooryaanku ciidan uu cunoo dhammi xagay tegaysa?maxaad u malaynaysaa waxa Samiir madaxa kaga soo dhacay? Waa xaar! Uu gooryaanku dabada ka sii daayay, waa xaar bunni ah oo dabadiisa ka soo baxaya. Fiican! Waxaa ku dhawaaqay Hen.Ciid fiican ayey noqonaysaa! Hoo xididkan, cun! Hen wuxuu kor u qaaday xidid cad oo ka baxay luuqa hoose, markaasuu salaamay.samir wuxuu maqlay in Hen wax ku yiri xididka. Wuxuu is weydiiyey in uu Hen la hadli karo dhirta? Xaarkii ayey dhinaca isaga duween markaasay hore ugu sii socdeen godkii madoobaa.hore ayey u sii galeen luuqluuqyadii. Waxaa u iftiiminayey luuqluuqyada tooshka madaxa u sudhan.maxay ku arkeen meeshaas? Waxaad ku ogaan doontaa cutubka 2aad.

Cutubka 2.Sida ay u samaysmaan dirxigu Iminka Jenny iyo Samir waxay ku dhex jiraan luuqluuqyada hoose ee gooryaan dhuleedka.meeshu waa madow laakiin waxay sitaan tooshka madaxa lagu xidho.hen iyo Katt oo qamarasanaaci dhulka ku yimidna way la socdaan.hen awood buu leeyahay uu dadka ku yaryareeyo,taasi waxay u fududaysaa in ay galaan godadka gooryaan dhuleedka.gooryaan dhuleedku wuu xaar badanyahay.samir xaar baa madaxa kaga dhacay. Iminka hore ayaay u sii soconaynaan. Istaag! Hen wuu istaagay. Kuligood way istaageen. Samir muu garanayn wuxuu arkay. Wuxuu arkay laba gooryaan dhuleed oo aan dhaqdhaqaaqayn. Waana ay isku dul jiifeen.ismana dhaqaajinayaan. Miyey is dileen? Miyey isku dhageen? Mise way is cuneen? Samir wuu cabsooday.samir muu jeclaysan in uu yariis sii ahaado.waxa uu jeclaystay in uu meesha ka baxo!si uu u weynaado oo uu ku noqdo intii uu leekaa!hen wuxuu dareemay in aanu Samir faraxsanayn. Hen gacanta ayuu qabtay Samir markaasuu si naxariisle u qoslay oo uu ku yiri-ha cabsan wax khatar ahi ma jiree. Gooryaanku isma dhaqdhaqaa jinayo inagana inooma jeedo.inaga inama cunayo. Maxay samaynayaan? Samir baa waydiiyey -Gooryaan yaryar bay dhalayaan- Hen baa yidhi-labadooduba waxay isugu jiraan lab iyo dhedig. Maxaad tiri? Jenny baa ku dhawaaqday.-arrinkaa aad sheegtay sax ma aha, labku waa nin dhediguna waa naag. -Waa sidaa ayuu isna yiri Samir.-Lab waa nin dhedigna waa naag-

-Maya maya idinku ma tihin gooryaan dhuleed!hen baa yidhi.- Gooryaan dhuleedku waa (labeeb) wuxuu isugu jiraa nin iyo naag.sidaa awgeed midba midka kale ayuu rimiyaa,oo waxay is waydaarsadaan shahwadda. Samir wuxuu eegay labada gooryaan ee aan is dhaqaajinayn. Waxay u eg yihiin in ay isku dhejisanyihiin. -Iminka miyey isu bedelayaan? ayuu yidhi Samir. -Haa! buu ku jawaabay Hen. -Shahwadda ayey iswaydaarsanayaan, markaasay kala tegayaan. In yar ka dib suunka guduudan ee dhexdooda ku yaala wuu ka furmayaa, oo buufin buu eekaanayaa. Labada gooryaan dib dib bay uga baxayaan suunka guduudan. Markuu suunku soo gaadho ibta ukunta ayay ukuntu galaysaa. Markuu suunku soo gaadho ibti shahwadana soo baxashaa oo way ku dhacaysaa suunka. Shahwadu waxay ku dhegeysaa ukunta. Markas ayay labada gooryaan dib dib bay uga baxayaan suunka. Suunkuna wuu is xidhayaa.waxaanu u ekaanya buufin. Buufinta gudaheeda waxaa ku dhalan doona gooryaan yar yar. Jenny iyo Samir si degan ayey u taaganaayeen. Tooshki ay siteena wuxuu iftiimiyay labada gooryaan.labadii gooryaan aayar,aayar ayey ukala baxeen. Maxaa dhacay?jenny baa hoos u tiri. Iyada oo isku dayeysa in ayna ka cabsiin gooryaanka.labadii gooryaan dib dib bay uga baxeen suunkii.iminka suunkii kelidii ayuu dhulka iska yaalaa, isaga oo aad mooddo labada af in laga guntay Waxaanu u egyahay buufin.

Ma gooryaan yar yar baa ku jira? Samir baa weydiiyay.-gooryaan badan baa ka dhalan doona buufimada,laakiin waxa ay ku jiri doonaan buufimada todobaado badan. Marka ay diyaar noqdaan ayey ka soo baxayaan.buufimada magac wanaagsan baa la yidhaahdaa -Maxaa la yiraahdaa? Kokong! Kokong? Kokong! -Waa magac ku fiican buufimada. Jenny baa tiri. Waxaa laga yaabaa in ay hees ka sameeyaan inta ay ku jiraan socdaalka god gooryaanka.laga yaabaa in ay wax kale ka fekerayaan.laga yaabaa in ay khatar ah la kulmaan. Waxaad ku ogaan doontaa cutubka 3aad. Cutubka 3. Waa la cuni gaadhay. Jenny iyo Samir waxay dhex socdaan luuqluuqyada gooryaan dhuleedka.waa mugdi.laakiin waxay sitaan toosh madaxeed. Hen iyo katt waxay ku yimaadeen dhulka qamaara sanaaci. Hen awood buu u leeyahay in uu dadka ka dhigo wax yaryar, sidaa awgeed ayey u galeen godka gooryaan dhuleedka.waxa ay arkeen xaarka badan ee gooryaanka. Gaar ahaan Samir oo uu madaxa xaar kaga soo dhacay. Waxa kale oo ay arkeen laba gooryaan oo is riminaya. Gooryaanku wuxuu diyaariyey kokong oo ay ka dhalan doonaan gooryaan yaryar. Si tartiib ah ayey afartoodiiba u socdeen. May rabin in ay ka nixiyaan gooryaanka.waxay doonayaan in ay ogaadaan waxa ay gooryaanku

samaynayaan.waxa ay layaaban yihiin sabata uu u soo dumi waayeen luuqluuqyada godku. Jenny ayaa suaal qabta. -Maxay tahay sabata fiicnaysiisay luuqluuqyada? Ayay Hen waydiisay: Hen wax badan buu ogyahay -Maxay tahay sababta ay darbiyada luuqluuqyada u xoog badanyihiin? Jenny baa waydiisay. -Gooryaanka ayaa habkan adag ee fiican wax u dhisa.gooryaanku wuu cunayaa oo wuu qodayaa.isla markaana wuxuu ku malaasayaa dhareer darbiyada. Sidaas ayuu u adkaanayaa. -Waa maxa dhareerku? Wuxuu u egyahay canduuf. Taasu ku malaasaa darbiyada. Markaasuu darbigu noqdaa sida dhagaxa oo kale. -Dhagax? -Haa sida dhagaxa ayuu u adkaanayaan oo uu jirayaa sannado badan. Kun sano ayuu jiri karaa!

-Kun sano! Jenny waxay ka fekertay in dirxi yari samayn karo wax kun sano jirayaa? Ma dirxigan yar ee jilicsan aan san, indho iyo dhego toona lahayn? ee aan hadli Karin?ee aan gacmaha lahayn?miyay dhici kartaa?iyada oo fekeraysa ayey maqashay cod. Codku waa cid wax cunaysa waa cid aad u gaajaysan.deg deg bay wax u cunaysaa.wax jilicsan bay cunaysaa.qam,qam,qam,qam Hen hoos buu u hadlay: -Ha dhaqdhaqaaqina. Ha hadlina. Hen wuxuu eegay xaggii dhawaaqa ka baxayey. Jenny way eegtay. Samirna wuu eegay. Katt way eegatay. Waxay arkeen xayawaan dheer.midabkiisu maaha jaale, casaana maaha ee waa midabka liin macaanta oo kale.wuu balaadhan yahay labada hareeroodna caga badan ayuu ku leeyahay.ciddiyo dhaadheerna wuu leeyahay. Laba ciddiyood oo waaweyn buu leeyahay.ma wuxuu fuushanyahay qori? Ma qori bunni ah ayuu fuushanyahay? Samir baa arkay wuxuu fuushan yahay.wuxuu fuushan yahay gooryaan dhuleed si imaan daro ahna wuu u cunayaa - qam qam qam -Ciddiyaha ayuu ku hayaa, waanu calashanayaa gooryaanka. Akhas!! ayuu Samir ku dhawaaqay intuu is ilaabay - Gooryaan ayuu cunayaa ayuu kor u yidhi.

Jenny way baqatay. Iyada, Samir, Hen iyo Katt aad bay uga yaryihiin xayawaanka gooryaanka cunaya. Wuu cuni karaa Iyana! Xayawaankii baa maqlay hadalkoodii. Madaxa ayuu kor u qaaday.afkiisii iyo cidiyihiisii dhaadheera ayuu xagooda u soo jeediyey.hayaay! hayaay! Jenny way carartay, Samir wuu cararay,hen wuu cararay, Katt way carartay.way is wada daba yaaceen. Xagaynu ka baxnaa? Irridi meeday? Dhinac kasta way u carareen.xayawaankiina wuu eryaday. Jenny iftiin bay aragtay! Waa godkii aynu ka soo galnay!gebi ahaantood dibadd ayey u soo baxaan-doogii bay u soo baxeen.xayawaankiina wuu soo baxay.hen wuxuu isku dul tuuray Jenny.Markaasuu ku dhawaqay weynaada.sidaasay kuligood ku weynaadeen oo ay ku nabad galeen. Waxa ay is weydiiyiin xaguu tegay xayawaankii ina eryanayay.samir baa arkay oo yiri-waa kan -waa wax yar oo u eg liin macaanta oo yara balaadhan oo luga badan leh. Wuxuu ka yaryahay faryaro,-waa wax yar oo fiican-ayuu yiri Samir-Nasiib wanaag weynaantaydii ayaan ku soo noqday. -Xayawaankan yar waxaa la yidhahhdaa geesoole -ayuu yiri Hen.-Waa cadowga ugu weyn ee ay leeyihii gooryaan dhuleedku.geesooluhu wa wax dheer oo dhuuban oo si dhib yar ayuu u geli karaa godadka gooryaanka.intuu ciddiyihiisa dhaadheer ku qabto ayuu cunaa. Jenny waxay ku faraxday in aanu geesooluhu cunin.-waxay tiri ma garanayo waxaan uga baqayey xayawaankan yar!

Xayawaankii yaraa wuu is qariyey. -Caawa marka ay madow noqoto ayaynu dibadda u baxaynaa, Hen baa yiri. Jenny iyo Samir waxay doonayaan in ay ogaadaan waxa ay samaynayn doonaan. Adiguna waad ogaandoontaa, lakin waxaad ku ogaan doonta sheekada soo socota. Aad iyo aad bay u madowdahay.