Kartlegging av leseferdighet Somali versjon trinn. Akhris tijaabin. Fasalka 4-5. Magac... Dugsi/Iskuul Fasal...

Like dokumenter
NORSK SOOMAALI Gulrot Karooto/Daba-case

Meitemarken. Meitmark. Virveldyr Virvelløse dyr

Arterie. endotelceller. elastin. glatt muskel. bindevev. epitelceller


Munnhygiene og kosthold. Norsk ጽሬት ኣፍን መግብን: Tigrinja. Nadaafada afka iyo cuntada. Somali

Norsk - Somalisk / Noorweeji - Soomaali

Xaqiiqda Cagaarshowga noociisa A, B iyo C iyo sida aad uga hor tagayso in aad qaaddo

Da verdens land ble enige om å gjøre noe med miljøet. Jordas naturgrunnlag tåler ikke at hele verden har et forbruk som den vestlige verden.

til de neste generasjoner. Den kulturen som formidles videre til de neste generasjoner kaller vı kulturarv.

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

Kartlegging av leseferdighet Trinn 2-3 på somali

JøHOOYøNKA Waqooyi Galbeed Bari koonfur

Caalamka noolaha goryaan dhuleedka

Warbixin kooban oo ku saabsan qallalka/suuxdimaha. Somali/Soomaali

Sidee nolol wacan u noolaan kartaa adoo qaba macaan? Sidee isaga ilaalin kartaa macaanka? Af-soomaali / Somali

Somali/norsk Xaqiiqda Hiifka iyo aydhiska

bevegelsesenergi. All energi som kommer av at noe har en bestemt posisjon eller stilling er stillingsenergi.

Firfircoonow caafimaad dareen!

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

Carruurta iyo dhallinyarada ku hadasha luqooyinka laga tiro badan yahay ee wax ka dhigata dugsiyo ku yaalla waddamada ay waalidiintoodu ka soo jeedaan

SOMALIA NORGE SOOMAALIYA NOORWEEY

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Graviditet, fødsel og barseltid i Norge Uur, dhalmo iyo xilliga baxnaanada umusha ee Norway

Luuqaddu waa muhiim ee si sax ah u baro!

HØYTIDER, HELLIGDAGER OG TRADISJONER I NORGE

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

Her er noen ord du må forstå for å kunne lese dette heftet: Erayada muhiimka ah ee buuggaan yar

Magneten. En rett magnet kaller vi en stavmagnet. Spiss nål i kompass. En bøyd magnet kaller vi en hesteskomagnet. Magneter trekker til seg:

KU SOCOTA DADKA MAGANGELYO KA CODSADAY NORWAY. -Barashada sharciyada norwejiga. ASYLSØKERE I NORGE - Somalisk -

Kartlegging av leseferdighet Trinn 4-5 på somali

Ord og begreper. Norsk Morsmål: Tegning (hvis aktuelt)

Versjon: somali. Ku soo dhowaada wadahadalki ugu horreeyay ee xannaanada carruuurta

Xuquuqaha dugsiga. Buug yar oo ah tilmaame ey soo diyaariyeen Dysleksi Norge DYSLEKSI. Waanu ku caawineynaa si aad jidka u hesho!

CARUURTA QOY SASKA LUUQA DAHA BADAN KU HADLA. BUUGYAR OO WARBIXINEED Somali CARUURTA QOYSASKA LUUQADAHA BADAN KU HADLA

Xannaanada carruurta. Warbixin ku socota dadka cusub oo dhowaan soo degay degmada Avesta. iyo carruurta da doodu tahay sannad ilaa 6 sano

Ordliste for TRINN 1 (utviklende matematikk-oppgavehefter 1A, 1B,2A, 2B, 3A og 3B, - refleksjonsord som kan hjelpe å forstå oppgaver).

NIDAAMKA HORDHACA AH. Soo dhowoow adiga billaabaya borogaraamka hordhaca ah! (introduksjonsprogram!)

Bli bedre i norsk. se forskjellene mellom norsk og somali

Somali CAAFIMAADKA CUNTADA

Kartleggingsmateriell. Kartlegging av skolefaglige ferdigheter hos nyankomne minoritetsspråklige ungdommer

SOMALI Informasjon til asylsøkere i Norge Warbixin ku socota magangelyo doonayaasha Norway

Xanuunka biyo-madax fadhiisadka iyo qalabka tuubada madaxa lagu rakibo

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

Wargelin waalidiinta ardayda laba luuqadoodlaha ah

XAQIIQ KU SAABSAN SOONKA RAMADAANTA

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

Diabetesopplæring til fremmedspråklige

Qashin-kala-soocid 2011

Last ned Språkkista. Praktisk språkstimulering for barnehagen - Nina Indseth Bråthen. Last ned

Den flerkulturelle skolen

Ordliste for TRINN 3

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

Tiltak 13 Strategiplanen Likeverdig opplæring i praksis. Liv Bøyesen

Notater. Undersøkelse om stemmegivning blant personer med innvandringsbakgrunn. Maria Høstmark. Dokumentasjonsrapport.

Norsk: Flyktninger Hjelper Flyktninger (FHF)

Somaali/somali. Wa maxay macaanku?

Organisering av innføringstilbud Skole-hjemsamarbeid Hva trenger man å vite?

flerspråklige nettressurser for en flerspråklig barnehage Digital arena barnehage 2016 Tromsø - Lillestrøm - Bergen

Flerspråklige elever: Kartlegging av leseog språkrelaterte ferdigheter

D B. ABC iyo DEF wey isku qaab. AB iyo DE wey isu dhigmaan BC iyo EF wey isu dhigmaan AC ve DF wey isu dhigmaan

Eksamen i tamil - erfaringer

De hviler nesten ikke. Men når vi hviler under dyna om natten, hviler øynene våre under øyelokkene før en ny dag med aktivitet.

Ku caafimaadqab gluten la aan

VEDLEGG 6: STATISTIKKRAPPORTERING 2015

Tema Morsmål - skole. Innhold denne sesjonen:

Qubayska. Waxaa dhigay. Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Uur miyaad leedahay? Miyaad filaysaa in aad cunug dhashid?

Arrinta buug-yarahan. Oslo, 1. oktober 2006 PEDLEX Norsk Skoleinformasjon

Elevtall ungdomsskolen utvidet analyse Nasjonalt senter for fremmedspråk i opplæringen Notat 3/2011 ( )

Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!

GRØNNSAKER - VEGETABLES KROPPEN THE BODY FRUKT & BÆR FRUIT & BERRIES MÅLTIDER - MEALS

STATUSRAPPORT FOR SPRÅKKOMPETANSE OG OPPFØLGING AV MINIORITETSSPRÅKLIGE SKOLEBARN

Kompetanse og implementeringsprosjekt

November 2016 MINORITETSSPRÅKLIG INNTAK

Nasjonalt tolkeregister

Nvb Beskrivelse Eks.type Eks.del DAN2002 Grunntrening i dans 2 S Skriftlig eksamen DAN2006 Dans i perspektiv 1 Forberedelse DAN2006 Dans i perspektiv

Malafka waalidka ee ku saabsan canbaarta

Somali. UNGDOMSKONTORET XAFIISKA DHALINYARADA KIRKEGATA 2B KRONA Dabaqa 4aad UNGDOMSKONTORET. Xarumaha Madadaalada. Fritidsklubber

50 timer samfunnskunnskap

Al Imaamu Al Shaaficii اإلمام الشافعي Allaha raalli ka ahaadee

Ambulerende tospråklige lærere

Design & trykk: Hegland Trykkeri AS IE ISBN

Utvikling av kartleggingsmateriell på forskjellige morsmål. Dagens tema. Hvorfor Hva Hvordan Hva så hva nå. Fallgruber

Prøve i samfunnskunnskap. Ingun Westlund

Vedlegg 2: Statistikkrapportering 2018

Del I - Oversikt over fagkoder skoleåret 2003/2004 videregående opplæring og teknisk fagskole

Vedlegg 2: Statistikkrapportering årsrapport 2017

noen prinsipper og noen myter

50 timer samfunnskunnskap

Ny i Norge Utfordringer i møte med helsevesenet. Thor Indseth, Oslo,

Last ned Innvandreres morsmål - Olaf Husby. Last ned. Last ned e-bok ny norsk Innvandreres morsmål Gratis boken Pdf, ibook, Kindle, Txt, Doc, Mobi

Kartlegging av språkbehov Spørreundersøkelse blant formidlere og storbrukere av tolketjenester

Samfunnskunnskapsprøven

& FOKUSSKOLE VERDISKOLE KONTAKT OSS: 240 elever på 1.-7.trinn fra. Aspøy skole

Vedlegg 1: Statistikkrapportering årsrapport 2016

Utvikling av tekstforståelse i barnehagen

«Et brennende hjerte for elever» Vi bryr oss om eleven Vi ser eleven Vi har tro på eleven Vi har ambisjoner for eleven Vi følger tett opp

Kartlegging av leseferdighet på forskjellige morsmål

Fagkode Tittel Årstimetall

Lesesenteret Å skape lesere starter i barnehagen. Metodiske erfaringer fra Lesefrø

Transkript:

Kartlegging av leseferdighet Somali versjon 4. 5. trinn Akhris tijaabin Fasalka 4-5 Magac... Dugsi/Iskuul Fasal... 2007

Kartlegging av leseferdighet Versjon på somali Fjerde eller femte trinn 2007 Akhris tijaabin Fasalka 4-5aad 2007

Copyright Utdanningsdirektoratet 2007 Nasjonalt senter for flerkulturell opplæring har utarbeidet prøven på somali for fjerde og femte trinn på oppdrag fra Utdanningsdirektoratet som del av Tiltak 13 i Strategiplanen Likeverdig utdanning i praksis! I likhet med prøvene på andre og tredje trinn på albansk, arabisk, bosnisk, kurdisk sorani, kurdisk badini/kurmanci, persisk, polsk, russisk, somali, spansk, tamil, thai, tyrkisk, urdu og vietnamesisk, er disse prøvene laget etter samme modell som prøvene Kartlegging av leseferdighet, som Nasjonalt senter for leseopplæring og leseforsking (Lesesenteret) tidligere har utarbeidet for Utdanningsdirektoratet. 2

A kab B saco 1 fardo 2 suun 3 ilko 4 kursi 5 maroodi

6 sanan 7 maqas 8 buugag 9 gacan 10 albaab 11 furayaal 12 shimbiro 4

13 faraanti/ fargashi 14 caleemo 15 libaax 16 fargeeto 17 balanbaalis 18 khudaar 19 afargees 20 taleefanno/ telefoono 5

21 tarraqyo/ kabriido 22 iskafaale/ kabar 23 daruur 24 buufinno 25 sabuuraddo 26 koofiyad 27 durbaanno 6

28 diqsiyo 29 quraarado/ halooyin 30 kuraasi 31 caaro/ arocaaro 32 saddexgees 33 buundooyin 34 aabiteeyo Joogso! 7

8

A il indho ilaalo libaax B waddooyin/ jidad (ka) walaal wadar waddo/ jid(-ka) 1 calan calanno cag cago 2 ilko ilig indho inan 3 roob rootile rooti tiro 4 geedo geddi geeddi geed 5 muus miis maqas miisas 9

6 taajaj tarraq tarraqyo taaj 7 dheg dhego diiq dhereg 8 irbad/cirbad irrid irbado/ cirbado badhi/bari 9 ubad udub baraf ubax 10 baradho/ bataato boosto boorso boqol 11 shimbir shimbiro shineemo birjiir 12 fardo faraanti/ fargashi faraantiyo fariin 10

13 seefaf seef seexi seref 14 furayaal fure furfuran fuursan 15 saabuuno sabuuraddo saamaan sabuurad 16 alwaax abooto albaabo albaab 17 afaf afaaf afargeeso afargees 18 qajaarro qalaad qajaar kaatun 19 calaan calan calanno calafso 11

20 gacan gadh/gar gacmo galaas 21 xiddigo xaddid xiddig xijaab 22 guri gurey guro guryo 23 jiiran jiirar/ doolliyo birjiir jikaar 24 wargeys warasho wareeg wargeysyo 25 wadne wadneyaal walaalo waddooyin 26 balanbaalis bakayleyaal bakayle baakooyin 12

27 diqsiyo digsiyaal digsi diiq 28 qasriyo qatin qasri qatan 29 yaxaasyaal/ yaxaasyo yaxyax yaxaas yamyam 30 kaaluun/ mallaay kamuun kanaal kalluunsade 31 feeno feerasho feero kaawiyad feeroyin kaawiyado 32 saabuun saammaan saaacad saafnaan 33 hillaac hilmaan hilib hillaacyo Joogso! 13

14

Layliska tijaabada/kutababarashada ah Akhri casharkan! Ciyaalka (ciyaalki) / carruurta (carruurti) waxay ku ciyaarayeen barxadda iskuulka iyagoo ku dul wareegays geedka tufaaxa ah, isla markaasna eeygi/eygi waxu taagnaa oo uu ka ciyayeey albaabka weyn ee iskuulka laga soo galo. Ka jawaab su, aalahan! Ayaa ku cayaarey iyagoo ku dul wareegeys geedka tufaaxa ah? - Tufaaxi - Eeygi/ eygi - Ciyaalka (ciyaalki) / carruurta (carruurti) SIGASHO Akhri oo ka jawaab su, aalahan! Dixi, waxaa dhici doonta in maalin qurux badan lagu jiiro, waxa sidaa yiri Xasan. Xasan waa ninka iska leh Dixi, oo ah Amal aabaheed. Dixi waxa ay jeceshahay inay soo qabato waxa ay dadka ku tuuraan. Waxyaalahaahi waxay noqan karaan, qoryaha, iniinyaha (miraha) *?kuuskuusan, ama aallaaba kubbaddaha teeniska ee yaryar. Marka ay ka daba carareyso kubbaddaha, way hilmaantaa wax walba. "Waadmahadsan tahay, ha taaban kubbadda! Xasuuso waxuu aabe yiri!" ayey tiri Amal. Amal waxay socdaal la aaday Dixi iyo labo Sii wad 15

saaxiibadeed ah waxayna tageen meel hoobad ah. Dixi waxay sii daysay kubbadii waxuuna ka hoobtay dhagaxii ay ku dulsocdeen. Islamarkiiba Dixi waa la waayey. Amal waxay maqashay qaylo cajiib ah. "Waxaa fiican inaan fiirino," sidaas ayey ku tiri saxiibadeed. Dixi lama arki karayn, laakiin dhawaaqu waxuu ka soo baxayey degaandegga hoose. Amal waxay qabqabsatay dhagxaanta iyo xiddidada iyadoo si taxadar ah ugu deganaysa meesha uu ka soo baxayo codka. Halkaas, meel taag ah, oo ka damdeeya geedo gaagaaban, ayaa waxaa taagnaa Dixi,waxuuna luxayey saynta, waana taahayey. 1. Yuu ahaa Dixi? - eey - gabar - warshadle 2. Maxuu u yiri milkiilaha (ninka iska leh) Dixi waa lagu jiiri doonaa? - Jid baabuur ayaa ag maray meesha uu Dixi deganaa. - Dixi waxay ka daba ordi jiray baabuurta waana ku qaylin jirtay. - Dixi waxay ka daba ordi jirtay kubbaddaha iyadoon ka fakirin. 3. Maxay samaysay Dixi socdaalkii? - Waxay ku qubaysatay biyo - Waxay sii daysay kubbaddii - waxay la ciyaaraysay gabdhahoo idil Sii akhri 16

Amal waxay ag fariisatay Dixi oo fadhiyey buur qarkeed ah. Waa ay wareersanayd, waana lalaboonaysay. Miyey awoodi kareysay inay buurta soo fuusho iyadoo Dixi xambaarsan? Ka fakir hadii ay labadooduba wada dhacaan! Afartan mitir ayuu wabigu ka hooseeyey. Dushooda waxaa ahaa hawo furan oo laba mitir ah,ka hor inta aan la arag dalcadda (taagga) halkaasoo ah meesha dhagaxu ka soo dhacay. Jidka kaliya ee lagu noqon karo waxuu ahaa hoobadkii ay Amal ku soo degaan degtay,kaasoo ah dhegxaan jillicsan. Meeshaasna Dixi ma doonay inuu aado. "Amal, fadlan, kor soo fuul mar kale!" ayey ku qaylinayeen saaxiibadeed. "Waxaan isku dayeeynaa inaan caawimaad raadino!" Saaxiibadeed way tageen, halka ay Amal iska fariisatay dhagax agtiis. Hadda way arki karaysay, mar kastoo uu Dixi damco inuu aado buurta geeskeeda. Amal way gariireysay. 4. Maxaa loo waayey Dixi? - Waxay raadinaysey kubbad - Dad kale ayey gurigga u raacday - Gurigga ayey aadey si ay cunto u soo cunto 5. Xaggee Dixi aadey? - Waxay taagneyd buur geeskeed (dacalkeed) - Waxay taagneyd dhagax weyn gadaashiis - Waxay joogtay magaaladda dhinaceeda kale Sii akhri 17

6. Maxay Amal ugu yeereen saaxiibadeed? -Waxay ugu yeereen si ay gurigga ugu dhaqsadaan -Waxay ugu yeereen si ay Amal kor ugu timaado -Waxay ugu yeereen, waxa imaanayey roob Afartan daqiiqo ka dib ayaa waxa yimid afar dabdamislayaal ah oo xoogan. Aawey eeygii? Ayey su, aaleen. Miyaa hoos loogu degi (tagi) karaa iyada? Haa, dadka waa suurtagal ayey Amal tiri. Nin ka mid ah dabdemislayaasha ayaa hoos u daadegay oo xarrig qoorta kaga soo xiray Dixi. Dixi uma kulkululayn, sidii Dixi caaddada u ahayd marka ay la kulanto dad aysan garanayn (dad ajnabi ah). Weli ma aysan ku dhicin in ay korto meesha ay Amal fuushay. Markaas baa kor loogu soo jiiday xariggii qoorta ugu xirnaa. Mahadsanid, mahadsanid! ayey gabdhihii ku yirahdeen dabdemislayaashii. Markaas kadib ma doonayn Amal hooyadeed inay kubbaddaha teeniska ku tuurto Dixi. Laakiin dabdemislayaasha waxay u samaysay buskud. 7. Waa maxay sababta ay Amal u fadhiday oo u sugeysay? -Way xanuunsatay (liidatay) oo ma socon karayn -Way daalanayd kadib markay in mudo ah wax raadinaysay (baadigoobaysay) -Waxay illaalinaysay Dixi Sii akhri 18

8. Maxay sameeyeen dabdemislayaashu? -Waxay demiyeen dab qatar ah -Hoos bay u degeen oo soo bixiyeen Dixi -Doonbay nadiifinayeen 9. Waa maxay sababta aanay Amal hooyadeed u doonayn inay Dixi ugu tuurto kubbaddo? -Hooyaddu waxay necbaysatay ciyaarta -Hooyaddu waxay ka fakareysay waxa dhici karaya -Hooyaddu ma haysan kubbaddo badan 10. Waa maxay sababta ay Amal hooyadeed u dubtay buskudka? -Amal ayaa lahayd maalintii dhalashadeeda -Dixi ayaa lahayd maalintii dhalashadeeda -Hooyaddu waxay u mahad celinaysay dabdemislayaasha Joogso! 19

20

Sheekadan dhameeystir! Beri baa waxaa jiri jiray wiil dhalinyaro ah oo jeclaa inuu dunidoo dhan soo akro. Wax lacag ah ma haysan, waalidkiisna waxay ka shaqaysan jireen beeraha. Laakiin markasta waxuu heli jiray cunto ku filan, waana caafimaad qabay. Waalidku uma awoodi karayn inay siiyaan lacag iyo dhar uu ku socdaalo, laakiin hooyadiis baa siisay faraanti (fargashi), aabihiisna waxuu siiyey maqas. Walaalihiisna duurka ayey aadeen oo waxay la yimaadeen firinbi/firimbi (turonbo) ay iyagu sameeyeen. Taasna isaga ayaa la siiyey. Reerko (qoyskoo) idil way istaageen oo gacanta u haatiyeen markuu baxay. Waxii uu lahaa oo idil, shandad (boorso) uu xambaarsanaa ayuu ku ritay. Jid dheer oo cadceed (qorax) leh buu ku socday. Mudo yar ka dib waxa helay oon iyo gaajo. Hortiisa ayuu waxuu kalu kulmay 21

22

Su, aalooyin tababarasho ah Akhri casharkan oo u sawir sida ay u tahay! Halkan waxaad uga jeedaa guryo dabaqyo gaagaaban leh, iskuul/dugsi iyo meesha basku istaago/ boosteejada. Laba carruur ah ayaa degan guryaha dabaqyada gaagaaban. Goobo geli guryaha dabaqyada gaagaaban ee ay degan yihiin. Waxay raaci doonaan baska, laakiin marka hore iskuulka ayey aadayaan. Samee falaar ka bilaabata guryaha dabaqyada gaagaaban ilaa iyo dugsiga/iskuulka. 23

Dariiqa iskuulka/dugsiga deeqa Akhri layliskan (weydiimahan) oo u callaamadee sida ay tahay! 1. Waa sheeko ku saabsan Deeqa oo dugsiga/iskoolka aadeysa. Waxay degan tahay guri dabaqyo dheer leh. Goobaabin geli guri dabaqyo dheer leh ay degan tahay! 2. Aabe iyo Deeqa dariiqa (waddada/ jidka) ayay waxoogaa isla socon doonaan. Marka hore walaasheed oo ka yar ayey xanaanadda carruurta (barnehagen) geyn doonaan. Samee falaar ka billaabata dabaqa ilaa iyo xanaanadda carruurta! 3. Markaa Deeqa iyo Aabe buug ayey maktabadda (biblioteket) ka amaahan doonaan. Samee falaar ka bilaabata xanaanadda carruurta ilaa iyo maktabadda! 4. Aabe waxuu u ballan qaaday Deeqa inuu tukaanka (butikken) uga gado xarigga lugu boodboodo. Samee falaar ka billaabata maktabadda ilaa iyo tukaanka! 5. Aabe waxuu aadey meesha basku istaago/ boosteejada, si uu u raaco baska magaalada. Samee fallaar ka bilaabata tukaanka ilaa iyo basku istaago/ boosteejada. 6. Deeqa waxay sii raacday Maryam oo ku fasal ah. Maryam waxay degan tahay guriga ku dhinac yaal guriga boostada. Ku calaamadee falaar ka bilaabata tukaanka ilaa iyo guriga. 7. Gabdhihii waxay yimaadeen meesha jidka dadku ka maro (fotgjengerfeltet), halkaasoo u dhawayd geed wayn,waxayna arkeen in shil baabuur uu ka dhacay. Ku calaamadee falaar ka bilaabata guriga Maryam ilaa iyo geedka weyn ee ku agyaal meesha jidka dadku ka maro. 8. Waxaa yimaadey ambalaas iyo baabuur booliis meesha jidka dadku ka maro, sababtoo ah nin ayaa lagu jiiray (dardaray). Samee falaar ka bilaabata saldhiga booliiska ilaa iyo meesha ay dadku jidka ka maro. 9. Ninkii waxaa loo qaadey isbitaalka. Samee falaar ka bilaabata halka dadka jidka ka maraan ilaa iyo isbitaalka. 10. Hooyo oo ordaysa ayaa timid, sababtoo ah waxay maqashay ambalaaska. Samee falaar ka bilaabaya guriga dabaqyada dheer ilaa iyo geedka weyn ee ku agyaal meesha dadku jidka ka maraan. 11. Hooyadii ayaa gabdhihii u raacday dugsiga/iskuulka. Samee falaar ka bilaabata geedka ku agyaal meesha dadku jidka ka maraan ilaa iyo iskuulka/ dugsiga. Joogso! 24

25

Fadlan istillaab saar jawaabta kugu habboon! 1. In intee dhan ayaad wax akhrinta jeceshahay? Aad iyo aad dhexdhexaad aad uma jecli 2. Luuqaddee ayaad ugu akhrin og tahay? Af-soomaali af-noorwiiji si fiican labadaba 3. Marar intee dhan ayaad akhrisaa buugaag af-soomaali ku qoran? Maalin walba labadii maalinba mar toddobaadkiiba mar labadii toddobaadba mar bishiiba mar dhif ama marnaba 4. Marar intee dhan ayaad akhrisaa buugaag af-noorwiiji ku qoran? Maalin walba labadii maalinba mar toddobaadkiiba mar labadii toddobaadba mar bishiiba mar dhif ama marnaba 5. Marar intee dhan ayaad buugaag af-soomali ku qoran maktabadda ka soo amaahataa? Toddobaad walba toddobaadkiiba mar labadii toddobaadba mar bishiiba mar dhif ama marnaba 6. Marar intee dhan ayaad buugaag af-noorwiiji ku qoran maktabadda ka soo amhaasataa? Toddobaad walba toddobaadkiiba mar labadii toddobaadba mar bishiiba mar dhif ama marnaba Waad ku mahadsan tahay jawaabahaaga! 26

Vær snill å sette kryss på det svaret som passer best for deg! 1. Hvor godt liker du å lese? Veldig godt sånn passelig ikke så godt 2. Hvilket språk leser du best på? somali norsk like godt på begge 3. Hvor ofte leser du bøker på somali? Hver dag annenhver dag en gang i uka annenhver uke en gang i måneden sjelden eller aldri 4. Hvor ofte leser du bøker på norsk? Hver dag annenhver dag en gang i uka annenhver uke en gang i måneden sjelden eller aldri 5. Hvor ofte låner du bøker på somali på biblioteket? Hver uke en gang i uka annenhver uke en gang i måneden sjelden eller aldri 6. Hvor ofte låner du bøker på norsk på biblioteket? Hver uke en gang i uka annenhver uke en gang i måneden sjelden eller aldri Takk for at du svarte! 27

28