Da verdens land ble enige om å gjøre noe med miljøet Jordas naturgrunnlag tåler ikke at hele verden har et forbruk som den vestlige verden. Du har sikkert hørt ordene bærekraftig utvikling. Dette er arbeidet med å rette opp de mange skader som er påført naturen og miljøet. Arbeidet er delt inn i seks deler: 1. Hav og kystområder 2. Jord 3. Skog 4. Luft 5. Genetikk 6. Avfall (forurenset jord) 10
Adduunka oo isku raacay dhowritaanka Degaanka Aasaaska dhulku ma xamili karo in isticmaalka bulshooyinka adduunka oo idil ay la mid noqdaan tan dalalka reer galbeed. Dabcan waxaad maqashay oraahda oranaysa joogteeynta horumarinta. Tani waa hawl ku aadan sidii loo sixi lahaa dhibaatooyinkii horay loogu geeystay dabeecada iyo degaanka. Hawshan waxaa loo qaybiyaa lix qaybood: Badda iyo Xeebaha la xiriira dhulka kaymaha hawada Isirka/ jineeetikada qashinka ( dhulka sumoobay) 11
Ord og uttrykk Det er viktig at vi vet hva ord og uttrykk betyr. Nedenfor gjengir vi derfor en del ord som brukes ofte. Avfall og søppel produkter og emballasje som vi ikke lenger bruker og har kastet fra oss. Husholdningsavfall avfall som vi har skapt hjemme hos oss selv eller som vi bærer med oss og kaster fra oss der hvor vi er, for eksempel på en tur i naturen Industriavfall avfall som er skapt av firmaer, kontorer, bedrifter og industrier. Retur og innsamling ordninger for innsamling av søppel og avfall av alle slag. Gjenvinning det å bruke avfall og søppel om igjen etter at det er samlet inn. Det blir laget nye produkter av avfallet. Det kan også bli brukt til brenning for å gi varme og energi. Råstoff - trevirke, metaller, kjemikaler, fisk, kjøtt og alt annet som trenges til produksjon av varer og produkter. 12
Weer iyo oraah Waa muhiim inaan naqaan macnaha weer iyo oraah waxaa loola jeedo. Sidaas darteed hoos waxaan ku sharxaynaa weeraha qaarka la deegsado. Qashin iyo haraa - badeecooyin iyo baakadaha alaabooyinka ku duubano oo aana baahi u qabin iskana xoorno / tuurno. Qashin-guriyeedka qashin aan angu sabab u noqonay jiritaankiisa ama aan sidano oo aan ku tuurno meelaha aan tagno, tusaale ahaan markaan lugo-baxsi ugu socono duurka. Qashinka haraaga warshadaha qashin ka dhasha shirikadaha, xafiisayada, goobaha ganacsiga iyo warshadaha. Dib-u-soocelin iyo uruurin - nidaam la xiriira uruurinta qashinada iyo haraaga nooc kasta oo qashin ah. Dib-u-adeegsi waa dib uga faa ideeysiga haraaga iyo qashinka ka dib markii la soo uruuriyey. Waxaa dib looga sameeyey qashinkii badeeco cusub. Waana la gubi karaa si looga dhaliyo kul iyo tamar. Alaab cayriin looxaanta, birta, kiimikada, kalluunka, hillibka, iyo dhammaan waxyaabaha kale ee looga baahan yahay soosaarida badeecooyinka iyo alaaboyinka. 13
Sekundært råstoff råstoff som vi henter fra gamle produkter som er samlet inn. Vi bruker også ordet materialgjenvinning Farlig avfall tidligere het det spesialavfall, men i dag kaller vi det farlig avfall. Det er avfall som kan skape store miljøskader, forurensninger og ødeleggelser. For eksempel oljesøl på havet eller avfall etter atomkraftproduksjon. Deponere kaste avfall på søppeldynga eller søppelfylling. I gamle dager ble nesten alt avfall kastet på fyllinga. Det finnes flere tusen slike gamle fyllinger i Norge, og vi vet ikke hva disse inneholder. Miljøteknologi teknisk utstyr som kan løse miljøproblemer. 14
Alaabo cayriin oo heerka labaad ah - waa qalab cayriin oo aan kala soo baxno badeeco horey loo adeegsaday oo duug ah. Waxaan kaloo ugu yeerna oraahda ah alaabada dib loo adeegsaday Haraaga halista ah - waayadii hore waxaa loogu yeeri jiray haraaga qaaska ah, laakiin waqtigan waxaa loo yaqaan haraaga halista ah. Waa haraa qashin oo degaanka u geysta dhaawac halis ah, wasakhoow iyo kharibaad. Tusaale ku daadashada saliida cayriin (shidaalka) ee badda ama waxyaabaha ka hara soo saarida quwada atoomikada. Ku qubid ( kaydin) qashin ku daadinta haraaga meelaha la dhigo qashinka ama qashin qubka. Waayadii hore qashinka oo dhan waxaa lagu qubi jiray hal meel. Waxaa Norway laga heleyaa kumanaan meel oo qashinqubyadii hore ah, mana garaneeyno waxa meelahaas ku jira. Tiknolojiyada degaanka - waa qalab farsamo oo lagu xaliyo dhibaatooyinka degaanka la soo gudboonaada. 15