bevegelsesenergi. All energi som kommer av at noe har en bestemt posisjon eller stilling er stillingsenergi. For å kunne forstå de to energiformene, kan vi bruke følgende eksempel: La oss ha en penn og plassere den på pulten. Vi sørger for at pennen detter ned på gulvet ved at vi dytter den. Den form for energi som sørger for at pennen detter ned på gulvet er bevegelsesenergi. Nå kan vi plukke opp den samme pennen fra gulvet og plassere den tilbake på pulten. På denne måten bruker vi vår egen energi og lagrer stillingsenergi på pennen. Jo høyere vi løfter pennen fra gulvet, desto mer energi lagrer vi på pennen. Idet vi sørger for at pennen detter ned igjen på gulvet, omformes stillingsenergi til bevegelsesenergi og på denne måten sørger bevegelsesenergien for at pennen detter i en økende fart på gulvet. Energikilder Solenergi er energi som kommer direkte i fra sola. Vi kan føle varmen fra sola. Energien i sollyset kan gjøre mange ting. Solenergien får planter til å vokse. Den gir oss varme og lys. Den får vinden til å blåse. Solstrålene får vannet til å fordampe. Dampen stiger, blir avkjølt, danner skyer og det kan begynne å regne. Uten sola ville vi verken hatt regn eller snø. Energien i solstråler - kalles strålingsenergi. 10
kasta oo dhaq-dhaqaaqaa waxay leeyihiin tamardhaqdhaqaaq. Dhamaan tamarta ka timaada walxaha meel gaar ah taagan ama aan dhaq-dhaqaaqin ayaa waxaa lagu magacaabaa tamar-taagan. Si aan u fahamno labada nooc-tamareed ee jira ayaan soo qaadaneynaa tusaale: ka soo qaad inaan haysano qalin kaasoo aan dul saareeyno miis. Waxaan xaqiijineeynaa in qalinka miiska hoos uga dhaco anagoo qalinkii rideeyna. Noocan tamareed ee sababay in qalinkii miiska hoos uga dhaco ayaa lagu magacaabaa tamar-dhaqdhaqaaq. Hadda isla qalinkii baan hoos ka soo dhufaneeynaa oo miiskii dib u dul-dhigeeynaa. Qaabkan ayaan u isticmaaleeynaa tamarteena anagoo qalinkii ku reebeyna tamarta-taagan. Markastoo sare usii qaadno qalinka, waxaa sii kordhaya tamarta aan qalinka ku reebeeyno. Markaan sababno in qalinku hoos u dhacoba,waxaa tamarta-taagan loo bedelaa tamar-dhaqaaq, sidaas ayaa tamarta-dhaqdhaqaaqu u kordhisaa xawaaraha qalinku hoos ugu dhacayo. Ilaha tamarta Tamarta Qorraxda waa tamar (quwad) si toos ah uga timaada Cadceeda. Kuleeylka qorraxda waan dareenaa. Tamarta ileeyska cadceedana waxuu qaban karaa wax-yaabo fara badan. Ilyeeska cadceedu wuxuu koriyaa dhirta. Waxaan annaguna ka helnaa diirimaad iyo iftiin. Iyadaana sababta socodka dabeeysha. Shucaaca qorraxda ayaa uumbixiya biyaha. Waxaa kordha uumibaxa, markuu uumiga sare tago oo uu qabobo, ayaa waxaa ka dhasha daruuro, kolkaasna roob ayaa kasoo da a. Qorraxda la aanteed marnaba ma helneen baraf ama roob. Quwadda shucaaca cadceeda ayaa waxaa loo yaqaan tamarta shucaaca. 11
Hvordan bruker vi solenergi Mennesket har alltid brukt solenergien til å få avlingen til å gro og holde seg selv varm. I dag bygger vi fortsatt husene våre slik at vi skal ta vare på den solstrålingen som treffer boligen vår. Dette kaller vi passiv soloppvarming. En del steder brukes også aktiv soloppvarming. Aktiv soloppvarming er å ha en samler på taket som varmer opp luft eller vann. Den oppvarma lufta eller vannet blir så flyttet til et lagringssted. Her hentes energien fram når den trengs. Vi bruker solenergien på flere måter. En av disse er å lage elektrisitet. Solstrålene skaper elektrisk strøm når de treffer spesielle plater som vi kaller for "solceller". Mange lommeregnere og klokker får nå energien sin fra små solceller. Større solceller oppe på taket kan forsyne hus med strøm. Solceller er fortsatt dyre så de blir mest brukt i hus som ligger utenfor det vanlige ledningsnettet. Vi kan lage elektrisitet av solenergi på en annen måte også. Ved å konsentrere strålene med speil og linser kan vi få vann til å koke. Da blir det utviklet damp som kan drive en generator. 12
Sidee u adeegsanaa tamarta Qorraxda Had iyo jeer Aadamigu waxaa uu tamarta cadceeda u adeegsan jiray inuu wax ku beerto, diirimaadna ka helo. Xilligan ayaan u dhisnaa guryaheena si ku haboon helitaanka shucaaca cadceeda, si aan kulka ileeyska qorraxda ugu diirsano. Tan waxaa loo yaqaan cadceedkulaalka aan fir-fircooneeyn. Meelaha qaar ayaase cadceed-kulaalka fir-fircoon laga isticmaalaa. Cadceed-kulaalka fir-fircoon waxaa lagu helaa iyadoo aqalka dushiisa la saaro qalabka kuleeyliya biyaha ama hawada. Biyihii ama hawadii la diiriyey ayaa loo soo raraa meel hoose oo lagu keeydinayo. Halkaas ayaa laga soo qaata tamarta markii loo baahdo. Tamarta cadceeda waxaan u adeegsanaa siyaabo fara badan. Mid ka mid ah qaababkaas ayaa ah koronto (dab) ka dhalinta. Shucaaca qorraxdu waxay dhaliyaan maayo koronto ah markii ay ku dhacaan saxamo qaas ah kuwaas oo lagu magacaabo unugyo-cadceedeed. Saacadaha gacmaha iyo Kalkulatoor-jeebeedyo fara badan ayaa hadda tamarta ka qaata unugyo-cadceed yar-yar. Unugyo-cadceed waaweyn oo la saaro aqalada dushooda sare waxay guryaha siin karaan koronto. Unugcadceedyada weli waa qaali sidaa awgeed waxaa hadda loo adeegsadaa uun guryaha ka fog halka fiilooyinka korontada qaada maraan. Waxaan kaloon awoodnaa inaan qaab kale cadceeda uga dhalino koronto. Sida haddii muraayad layskugu geeyo shucaaca cadceeda Waxaa dhaceeysa in biyo lagu kuleeliyo. Markaas waxay noqoneeysaa in la soo saaro uummi daari kara matoor koronto dhaliya. 13
Fordeler med solenergi Solenergien i seg selv er gratis. Sola skinner alltid, så tilførselen av solenergi vil alltid være til stede og fornybar. Å bruke solenergi medfører ingen forurensning. Solenergi er tilgjengelig over alt, selv på de mest avsidesliggende sider. Solfangere og solceller er enkle konstruksjoner som er holdbare og lette å vedlikeholde. Ulemper med solenergi Solvarmen er ikke særlig konsentrert. Det er vanskelig å samle nok solenergi til en hel by. Solenergien er ikke stabil. Sola skinner og gir mest energi om dagen, den gir mindre energi om natten, vinteren eller i overskyet vær. Da må vi enten lagre energien, noe som er dyrt og komplisert, eller benytte andre energikilder. Elektrisitet produsert av solceller er fortsatt dyrt. Bioenergi er energi fra planter, planteavfall og dyreavfall. Disse restene kaller vi for "biomasse". Den vanligste biomassen er ved, flis og dyregjødsel. Hvordan bruker vi bioenergi Ved er en av de eldste formene for bioenergi. Ved hogges fortsatt i skogen og blir brent for å gi varme rundt om i verden. I dette århundret har forskerne utviklet nye måter å bruke biomassen på. Dyregjødsel blir brutt ned av bak- 14
Faa idooyinka Tamarta Qorraxda Tamarta cadceedku waa mid bilaash ah. Had iyo jeer Qorraxdu waa dhalaashaa, sidaas darteedin qorraxda tamar laga dhaliyaa waa mid si joogto loo suurtagelin karo. Adeegsiga tamarta qorraxdu ma wasaqeeyso deggaanka. Tamarta Cadceedu waa mid meel kasta laga helayo, xitaa dhulalka dhaca daafaha fog ee aduunka. Qorrax-dabeyaasha iyo unugyo-cadceedyada sameyntoodu waa mid sahal ah, dayactirkooduna fudud yahay oo waara. Qasaarooyinka Tamarta Qorraxda Kulka cadceedu ma aha mid sidaasi u ribban. Wayna hawl badan tahay in la uruuriyo tamarta ay magaalo dhami u baahan tahay. Tamarta cadceedu ma aha mid degan. Cadceedu waxay dhallaasha oo tamar badan bixisaa maalintii, habeenkiise waxay bixisaa tamar yar, iyo xilliga qaboobaha ama marka jawi daruur ah jiro. Kolkaa waa inaan kaydinaa tamarta, taasoo ka dhigeeysa mid u baahan qarash farabadan ama aan adeegsano ilo-tamareed kale. Weli korontada unugyo-cadceedka laga dhaliyaa waa qaali. Tamarta noolaha waa quwad ka dhalata dhirta, haraaga dhirta iyo haraaga xawaanka. Haraagani waxaan ku magacownaa maaska-noolaha. Maas-noolaha caadi ah waxaa ka mid ah qorya,mayraxda (qolofka) dhirta iyo saalada xayawaanka. Sidee u adeegsanaa tamarta noolaha Qoryuhu waxay ka mid yihiin noocyada ugu da da weyn tamarta noolaha. Ilaa hadda dunida dacaladeeda ayaa keymaha waxaa laga guraa qoryo, iyadoo la shidanayo si kuleeyl looga helo. Qarnigani waxay cilmi-baarayaashu soosaareen qaabab cusub oo loo adeegsado maaska noolaha. Saalada xawaanka ayaa la kiimikeeyaa iyadoo la jejebinayo dulinka (bakteria) 15