Luuqaddu waa muhiim ee si sax ah u baro!

Like dokumenter
CARUURTA QOY SASKA LUUQA DAHA BADAN KU HADLA. BUUGYAR OO WARBIXINEED Somali CARUURTA QOYSASKA LUUQADAHA BADAN KU HADLA

Carruurta iyo dhallinyarada ku hadasha luqooyinka laga tiro badan yahay ee wax ka dhigata dugsiyo ku yaalla waddamada ay waalidiintoodu ka soo jeedaan

Xaqiiqda Cagaarshowga noociisa A, B iyo C iyo sida aad uga hor tagayso in aad qaaddo

til de neste generasjoner. Den kulturen som formidles videre til de neste generasjoner kaller vı kulturarv.

Munnhygiene og kosthold. Norsk ጽሬት ኣፍን መግብን: Tigrinja. Nadaafada afka iyo cuntada. Somali

Warbixin kooban oo ku saabsan qallalka/suuxdimaha. Somali/Soomaali

Her er noen ord du må forstå for å kunne lese dette heftet: Erayada muhiimka ah ee buuggaan yar

Da verdens land ble enige om å gjøre noe med miljøet. Jordas naturgrunnlag tåler ikke at hele verden har et forbruk som den vestlige verden.

Versjon: somali. Ku soo dhowaada wadahadalki ugu horreeyay ee xannaanada carruuurta

Somali/norsk Xaqiiqda Hiifka iyo aydhiska

Meitemarken. Meitmark. Virveldyr Virvelløse dyr

Norsk - Somalisk / Noorweeji - Soomaali

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

NORSK SOOMAALI Gulrot Karooto/Daba-case

Graviditet, fødsel og barseltid i Norge Uur, dhalmo iyo xilliga baxnaanada umusha ee Norway

JøHOOYøNKA Waqooyi Galbeed Bari koonfur

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

Sidee nolol wacan u noolaan kartaa adoo qaba macaan? Sidee isaga ilaalin kartaa macaanka? Af-soomaali / Somali

Kartlegging av leseferdighet Trinn 2-3 på somali

Xuquuqaha dugsiga. Buug yar oo ah tilmaame ey soo diyaariyeen Dysleksi Norge DYSLEKSI. Waanu ku caawineynaa si aad jidka u hesho!

Xannaanada carruurta. Warbixin ku socota dadka cusub oo dhowaan soo degay degmada Avesta. iyo carruurta da doodu tahay sannad ilaa 6 sano

SOMALIA NORGE SOOMAALIYA NOORWEEY

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

KU SOCOTA DADKA MAGANGELYO KA CODSADAY NORWAY. -Barashada sharciyada norwejiga. ASYLSØKERE I NORGE - Somalisk -


Arterie. endotelceller. elastin. glatt muskel. bindevev. epitelceller

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

Magneten. En rett magnet kaller vi en stavmagnet. Spiss nål i kompass. En bøyd magnet kaller vi en hesteskomagnet. Magneter trekker til seg:

NIDAAMKA HORDHACA AH. Soo dhowoow adiga billaabaya borogaraamka hordhaca ah! (introduksjonsprogram!)

HØYTIDER, HELLIGDAGER OG TRADISJONER I NORGE

Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!

Xanuunka biyo-madax fadhiisadka iyo qalabka tuubada madaxa lagu rakibo

Firfircoonow caafimaad dareen!

Wargelin waalidiinta ardayda laba luuqadoodlaha ah

Somali CAAFIMAADKA CUNTADA

SOMALI Informasjon til asylsøkere i Norge Warbixin ku socota magangelyo doonayaasha Norway

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

Somaali/somali. Wa maxay macaanku?

Caalamka noolaha goryaan dhuleedka

Arrinta buug-yarahan. Oslo, 1. oktober 2006 PEDLEX Norsk Skoleinformasjon

D B. ABC iyo DEF wey isku qaab. AB iyo DE wey isu dhigmaan BC iyo EF wey isu dhigmaan AC ve DF wey isu dhigmaan

bevegelsesenergi. All energi som kommer av at noe har en bestemt posisjon eller stilling er stillingsenergi.

Ku caafimaadqab gluten la aan

Kartlegging av leseferdighet Trinn 4-5 på somali

Qashin-kala-soocid 2011

XAQIIQ KU SAABSAN SOONKA RAMADAANTA

Ord og begreper. Norsk Morsmål: Tegning (hvis aktuelt)

Kartleggingsmateriell. Kartlegging av skolefaglige ferdigheter hos nyankomne minoritetsspråklige ungdommer

Uur miyaad leedahay? Miyaad filaysaa in aad cunug dhashid?

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Bli bedre i norsk. se forskjellene mellom norsk og somali

Ordliste for TRINN 1 (utviklende matematikk-oppgavehefter 1A, 1B,2A, 2B, 3A og 3B, - refleksjonsord som kan hjelpe å forstå oppgaver).

Diabetesopplæring til fremmedspråklige

Kartlegging av leseferdighet Somali versjon trinn. Akhris tijaabin. Fasalka 4-5. Magac... Dugsi/Iskuul Fasal...

Malafka waalidka ee ku saabsan canbaarta

Notater. Undersøkelse om stemmegivning blant personer med innvandringsbakgrunn. Maria Høstmark. Dokumentasjonsrapport.

Ordliste for TRINN 3

Norsk: Flyktninger Hjelper Flyktninger (FHF)

Somali. UNGDOMSKONTORET XAFIISKA DHALINYARADA KIRKEGATA 2B KRONA Dabaqa 4aad UNGDOMSKONTORET. Xarumaha Madadaalada. Fritidsklubber

Språk er viktig gjør det riktig!

Qubayska. Waxaa dhigay. Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Ny i Norge Utfordringer i møte med helsevesenet. Thor Indseth, Oslo,

Ambulerende tospråklige lærere

De hviler nesten ikke. Men når vi hviler under dyna om natten, hviler øynene våre under øyelokkene før en ny dag med aktivitet.

Kapittel 1 Førhistorien Cutubka 1-aad Taariikhdii hore. bronse/n: metall, se side 12 og 13. naxaas/ta: bir, eeg bogga 12 iyo 13

Al Imaamu Al Shaaficii اإلمام الشافعي Allaha raalli ka ahaadee

Sluttrapport. Forebygging Informasjon til ikke-etniske nordmenn. Prosjektnummer 2013/FBM9235 Det er det indre som teller ( )

Last ned Inkluderende og flerspråklig opplæring. Last ned

Nettverkssamling 18. mars Erfaringer med kompetanseutvikling i Troms fylke

Kartlegging og utredning av flerspråklige barn, unge og voksne sikring eller marginalisering?

Maria Høstmark, Øyvin Kleven og Anne Vedø

OPPVEKST. Veiledning. Språkstandard. for Kristiansandsbarnehagen

Maria Høstmark, Øyvin Kleven og Anne Vedø Lokalvalgsundersøkelse blant innvandrere og norskfødte med innvandrarforeldre 2007 Dokumentasjonsrapport

Last ned NAFO. Last ned. Last ned e-bok ny norsk NAFO Gratis boken Pdf, ibook, Kindle, Txt, Doc, Mobi

Økt biotilgjengelighet med vitamin D i olje1 Bedre etterlevelse ved ukesdosering2,3 Enkel å svelge Refusjon etter bestemte vilkår, se preparatomtale

Gluggen. Nr. 4/2008 Skule- og bygdeavis for Ulvik 35. årgang

Last ned Med språklige minoriteter i klassen. Last ned

I rammeplanen for barnehagen står det at man skal: «oppmuntre barn med to- eller flerspråklig bakgrunn til å være språklig aktive og samtidig hjelpe

Last ned Snakk med oss. Last ned. Last ned e-bok ny norsk Snakk med oss Gratis boken Pdf, ibook, Kindle, Txt, Doc, Mobi

NAFO og Telemark. Kontaktmøte

41/165 15A 41/ B 41/853 15D 41/621. Eksisterende tomtegrense Skravert område overføres fra BRA

HELSE OG SOSIAL. Pilotprosjekt 2019 Hva er viktig for deg som pårørende? Informasjon til pårørende

MUSIKKFAGET I DEN FÆRØYSKE FOLKESKOLE

Mangfold og mestring. Flerspråklige barn, unge og voksne i opplæringssystemet

Ku soo dhawaw Midtre Gauldal!

Den flerkulturelle skolen

Språklig utredning av fremmedspråklige

"'... REV DATO BESKRIVELSE n4 *=.. Prosjektstatus: Skisseprosjekt , : mm Lama: m tegninger og hedwiuemlyw AriostoSHssewcspmwcp nom-bvaam.

JAANTUUS. Qaabka wax loo sawiro. Cinwaan Vunnet Tapt Uavgjort Tilmaamaha kan ugu weyn. Waa tiirka kor ugu haya jiheeyaha.

JAANTUUS. Qaabka wax loo sawiro. Cinwaan Vunnet Tapt Uavgjort Tilmaamaha kan ugu weyn. Waa tiirka kor ugu haya jiheeyaha.

JAANTUUS. Qaabka wax loo sawiro. Cinwaan Vunne Tapt Uavgjort Tilmaamaha kan ugu weyn. Waa tiirka kor ugu haya jiheeyaha.

Erfaringer med kartlegging av flerspråklige elever i skolen

Høst 98 Ordinær eksamen

Tospråklig assistanse og betydningen for barns språkutvikling. Dokumentasjon av et språkprosjekt i fire barnehager

Når barnet har nedsatt funksjonsevne

Bakgrunn og målsetting

Veiledningsforum Oppland 7. mars, Hedmark, 9.mars 2017

Transkript:

OPPVEKST Luuqaddu waa muhiim ee si sax ah u baro! Talo ku socota waalidka haysta carruur dhawr luuqadood ku kora SOMALI

Luuqaddu waa furaha saaxiibbada, wadajirka, iskoolka, aqoonta iyo tayada nolosha. Ilmahaaga u oggolow in uu goor hore af-norwiijiga ku barto xannaanada carruurta, laga billaabo marka uu hal sano gaaro. Guriga marka la joogo ku hadal afka hooyo! Taasi muhiim ayay u noqonaysaa horummarka ilmaha!

Ilmuhu laba luuqadood iskumar ma baran karaa? Haa, carruurta dunida oo dhan laba luuqadood ka badan ayay bartaan iyaga oo aan la kulmin dhibaato luuqadeed. Carruurta ku hadasha luuqadaha badan, waxay luuqadda u bartaan si la mid ah sida dadka kale. Cilmibaarista casriga ah waxay sheegaysaa in aan luqadaha ka baran ognahay is dhaqso ahna ubarano wakhtiga aan caruurta nahay (Bialystok, 2001), oo ay carruurtu hal mar isla baran karaan laba iyo in ka badan oo luuqadood. Dadka badankoodu laba ama in ka badan oo luuqadood ayay ku hadlaan taas oo ah khayraad muhiim u ah bulshada iyo qofka laftigiisaba.

Luuqadda hooyo iyo af-norwiijiga Ilma kasta waa in uu luuqadda ku barto xawaaraha isaga ku habboon. Carruuruhu waa kala duwan yihiin. Qaar baa degdeg u barta luuqad cusub, meesha ay qaar kale wakhti u baahan yihiin oo laga yaabo in uu jiro wakhti ay iska aammusan yihiin oo ay eegayaan waxa agagaarkooda ka dhacaya. Wakhtigaas oo noqon kara nus sanad, mararka qaarkoodna muddo intaas ka dheer. Inta badan carruurta inta ay fahmayaan ayaa ka badan inta ay ku hadli karaan. Cilmibaaristu waxay muujinaysaa in ay carruurtu luuqadda labaad degdeg u bartaan (halkan: af-norwiiji) haddii ay afkooda hooyo si wanaagsan u yaqaannaan. Luuqaduhu way is caawiyaan. Cilimibaaristu waxay sidoo kale sheegaysaa in ay carruurtu luuqadda ugu baran ogyihiin xannaanada carruurta. Luuqaddee ayay waalidku ku hadlayaan haddii uu afkooda hooyo kala duwan yahay? Waxaa lagu taliyaa in uu waalidku ilmaha kula hadlo afkiisa hooyo. Haddii ay qoysku laba luuqadood ku hadlaan, waxaa habboon in uu qof walba afkiisa hooyo ku hadlo. Waxaa markaas ilmaha u fududaanaysa in uu luuqadna hooyo la xiriiriyo midna aabbe la xiriiriyo. Marka ay qoysku wada joogaanna, waxaa la dooran karaa luuqadda loo arko in ay dabiiciga tahay. Ma wanaagsana in isku hal jumlad dhawr luuqadood laysku daro!

Maxaaad ka filaysaa ilmaha barta wax hal luuqad ka badan? Ilmuhu intaanu eray afkiisa ka soo bixin ka hor ayuu billaabaa in uu dadka la hadlo. Sidaas darteedna waa muhiin in ilmaha lala hadlo, inkasta oo aanu ilmuhu erayo kuugu jawaabayn. Sida carruuraha kaleba carruurta luuqadaha badan ku hadasha intooda badan waxay eraygooda ugu horreeya oran doonaan marka ay qiyaastii hal sano jiraan. Marka ay labo sano jiraan intooda badan laba erey ayay isku xiri karaan oo jumlad ka dhigi karaan. Waana mid la mid ah wakhtiyada ay hadlaan carruurta hal luuqad barata. Mararka qaarkood ayay carruurta luuqadaha badan ku hadasha naxwaha isku qasaan ama ereyo labada luuqadood ka kala yimid ku isticmaalaan isku hal jumlad. Arrintani waa mid caadi ah, waxaana keenay baa laga yaabaa in aanay carruurtu weli gaarin in ay labada luuqadood kala saaraan, ama ay eraygii ay rabeen ay labada luuqadood midkood ku soo qaban waayaan. Sidaas darteedna waxay carruurtu isticmaalaan luuqadaha ay yaqaannaan oo dhan. Maaddaama aannu xaaladaha kala duwan luuqado kala duwan ku isticmaalno, waxaa dhacda in carruurta ku hadasha luuqadaha badan ay wixii xannaanada carruurta ka dhacay luuqad ku sheegaan meesha ay waxyaalo kale ku sheegaan luuqadda hooyo. Qaar baa waalidkood luuqad kula hadla, saaxiibbadoodna luuqad kale kula hadla. Waxaa caadiyan la yiraahdaa waxay qaadataa qiyaastii 2 sano in la barto «luuqad maalmeed», barashada «luuqad iskoolna» waxay qaadataa 5-7 sano. Inkasta oo ay saas tahay, waxaan haddana niraahnaa farqi weyn ayaa u dhexeeya dadka kala duwan iyo degdegta ay luuqadda u bartaan. 5-7 sano ayay qaadataa barashada luuqad iskool oo cusub!

Maxaan uga jeednaa weerooyinka? Luuqadda hooyo waa afka looga hadlo guriga ilmaha, oo ay labada waalid ama midkood ilmaha kula hadlaan. Hal ilmo wuxuu sidaas darteed yeelan karaa dhawr af oo hooyo. Luuqadda labaad waa luuqadda kale ee la barto ee aan afka hooyo ahayn. Luuqadda dadka tirada badan waa luuqadda ay dadka badankiisu ku hadlaan, dadka dalka deggan (badankiisa). Luuqado badan waa eray guud oo loola jeedo laba- ama in ka badan oo luuqadood. Taas oo laga wado in uu ilmuhu yaqaanno wax ka badan hal af oo hooyo. Laga soo xigtay: Norsk helseinformatikk: Å lære to språk NAFO, Nasjonalt senter for flerkulturell opplæring: Barn i flerspråklige familier

Sedee ayaad ilmo uga caawin kartaa barashada luuqadda? Waxaa jira habab badan oo ilmaha loo baro wax hal af ka badan, waxaanan halkan idinku soo gudbinaynaa dhawr soojeedimood: 1. Ilmaha la hadal laga billaabo marka uu dhashaba. 2. Waxaa wanaagsan in aad laba luuqadood isticmaashaan haddii ay qoysku dhawr luuqadood ku hadlaan. Carruur badan ayaa yaraantooda isku mar laba luuqadood barta. 3. Guriga ku hadal afka hooyo oo ilmuhu afnorwiijiga ha ku barto xannaanada carruurta. 4. Ilmaha maalintii sii fursado badan oo uu ku maqlo kuna isticmaalo labada afba. 5. U sheekee, isticmaal hees, hees-carruureed oo weliba ilmaha wax ugu akhri labada afba ama afka ay qoysku guriga uga hadlaan. 6. Labada afba muusik ku dhegeyso. Heesiddu waa hab wanaagsan oo afka lagu barto. 7. Ilmuhu ha daawado TV-ga carruurta oo ku hadla labada afba. 8. Ilmuhu waxyaalo kala duwan ha la kulmo. Waxay taasi ilmaha gayeysiin kartaa barashada ereyo badan.

Kristiansand kommune Postboks 417 Lund 4604 Kristiansand Tlf: 38 07 50 00 www.kristiansand.kommune.no