til de neste generasjoner. Den kulturen som formidles videre til de neste generasjoner kaller vı kulturarv. Mennesker har gjennom flere tusen år samlet ufattelige mengder kunnskap og lært mange forskjellige ferdigheter som mennesker ikke kunne før. Mange ting var i begynnelsen av menneskenes historie vanskelig å forstå for mennesker. For eksempel skjønte de ikke i begynnelsen at jorda var rund og at den både gikk rundt sin egen akse og sola. Man kunne faktisk bli straffet hvis man hevdet det. Et annet eksempel er at mennesket brukte tusener av år på å forstå og lære å lage hjulet. I dag tenker vi ikke på disse tingene som vanskelige ting å forstå, og ser på disse som lettforståelige kunnskap. Det vi lærer, vil vi lære bort til neste generasjoner. Men vi vil forandre en del, slik som generasjoner før oss har gjort. Vi overtar en kulturarv av forfedrene våre, men vi viderefører ikke akkurat den samme arven. Vi forandrer og videreutvikler den. Det fins store variasjoner innenfor samme kultur Det er blitt mer vanlig å tenke på nasjonal kultur når vi snakker om hva kultur er, men kultur er mye mer. Det er ikke slik at alle mennesker i en nasjon har samme kultur. Det eksisterer mange forskjellige slags kulturer 10
Inta badan ee dhaqamadan dadka dunidan ku nool ay ku dhaqmaan waa caalimi, macnaheeda waa mid lawada leeyahay. Dhaqamada oo dhan waxaa laga dhexhelayaa meesha ay dadkaasi kasoo bilowday ee dhowr sanood ka hor. Dhaqan waa la dhisi karaa, la horimarin karaa, loona sii gudbin karaa jeenka danbe. Dhaqan loo sii gudbinayo jeenka soo socda waxa loogu magacaabaa dhaqandhaxlid. Muddo kumaankun sannadood ah ayey dadku aruurinayay cilmi aad u fara badan, isla markaan waxay barteen xirfado kala gedisan oo aysan horey u aqoon. Bilowdgii taariikhda nolosha beni-aadanka waxaa ku adkaa fahmida waxyaabo badan. Tusaale ahaan, dadku ma fahansaneyn in aduunka uu wareegsan yahay, isla markaa uu ku wareegayo xadka cadceeda iyo xadkiisaba. Xaqiiqdii qofka arinkaa sheega waagaas, ciqaab ayuu muteysan kari. Waxaa tusaale kale ah in dadka sameynta lugaha wareega ay ku qaadadatay kumaankun sanadood. Maanta uma muuqdaan wax aada u adag in la fahmo, waxaana u raganaa aqoon aad u fudud. Waxa aan barano waxaan sii barnaa jeeniga soo socda. Lakiin waxoogaa ayaan ka sii bedelnaa sida jeenkii naga horeeyay ay sameeyeen. Waxaa dhaxalnay dhaqamadii awoowayaasheena, lakiin isla dhaqankaasi ma sii gudbino. Waxbaan kasii bedelnaa waana horumarinaa. kulturarv:dhaxal-dhaqan å bli straffet: ciqaabis å samle: aruurin faktisk: xaqiiqdii, dhabtii hjul: lugaha wareega å forandre: isbedbedel å videreutvikle:horey umarin mengde: in, xogaa, cadad å lære bort: sii baris 11
i hvert samfunn. Kulturene kan være forskjellige på grunn av alder, kjønn, bosted, yrke, utdanning og jobb. Når vi vokser opp i et fellesskap, lærer vi det som gjelder i fellesskapet. Men det er ikke slik at alle individene oppfører seg helt likt, tenker på samme måte eller liker akkurat de samme matrettene osv. Det kan finnes store variasjoner innenfor hvert fellesskap. Variasjoner betyr forskjeller. Til og med innenfor samme familie er individene forskjellige og oppfører seg ganske annerledes. Selv om det fins variasjoner, sier vi likevel at vi tilhører samme fellesskap fordi vi har mye annet som binder oss sammen. Vi er en del av en felles kultur fordi vi stadig er i samhandling med hverandre, og i det samme fellesskapet får vi felles opplevelser og erfaringer når vi for eksempel snakker samme språk, får opplæring i samme skole, spiller i samme fotballag, ferdes i samme natur, lever i samme by, leser omtrent de samme avisene eller ser på de samme filmene og fjernsynskanalene. Sosiale institusjoner - Barnehage og skole Samhandling med andre mennesker er det som utvikler oss. For at mennesker skal utvikle sosiale forbindelser med hverandre, lære seg nye ferdigheter og kunnskap, er det etablert steder der mennesker møtes. Skole og barnehage er slike viktige samfunnsinstitusjoner som har fått en viktig plass i dagens samfunn. 12
Dhaqan kastaba waxaa gudahiisa laga dhex helaa dhaqamo kala nooc ah. Caadi bey noqotay in aan ka fikirno dhaqanka qaranka marka aan ka hadleyno dhaqanka waxa uu yahay, lakiin dhaqan waa wax intaa ka badan. Ma aha in dadka wadan kuwada nool ay isku dhaqan yihiin.waxa jira in bulsho waliba ay leedahay dhaqamo kala nooc. Dhaqan wuu kala gedisanaan karaa sababtana waa da da, rag iyo dumar, degaan, taqasus, waxbarasho iyo shaqo. Marka aan ku korno wadajir, waxaan baranaa waxa ay wadartaa ku dhaqmaan. Laakiin maha in shaqsiyada ku dhexnool wadajirkaasi in ay isu si u dhaqmaan, ufikiraan amaba ay jecel yihiin cunno iksu nooc ah iwm. Wadajirka waxa laga dhex heli karaa kala nooc. Kala nooc ahaanta macnaheeda waa kala gedisnaan. Xitaa shaqsiyaasha reerka dhexdooda ayaa kala gedisan. Una dhaqmaana si kala gedisan. Inkastoo uu jiro kala gedisnaan, haddana waxaan dhahnaa aniggu wadar jirta ayaan nahay, sababtana waxaan heysanaa waxyaabo badan oo isku keen xira. Waxaan nahay dad wada heysta hal dhaqan sababtana waa wadajirkeena. Wadajirkaasna waxa aan kala kulanaa waayo aragnimo iyo aragtid isku mid ah mar haddii aan kuwada hadleeno hal luqad, isku dugsi waxbarasho ku qaadano, aan hal koox kubadda cagta u wada ciyaarno, degaan dabiici ah iyo hal magaalo kuwada nool nahay, isla markaana aqrista wargeysi isku mid ah ama wada fiirsada filim ama janaalo TV ah. vokse: koris,weynaansho en del av: qayb ka mida akkurat: hadda, waqtigan omtrent: qiyaastii opplevelse: horey u arkay, la kulmay, usoojoogid fjernsynskanal: TV, idaacada la iska arko institusjon: xarun ferdes: la dhowro,socdaalid samhandling: wadasameyn å etablere: bilaabid/degis barnehage:xanaanada carruurta forbindelse: ka dhexeeya 13
Som individer har vi bestemte rettigheter og plikter. Vi har for eksempel rett til å leve i trygghet, få grunnskole og videregående opplæring, og få behandling når vi blir syke og mange andre ting. Vi har også mange plikter. Vi har plikt til å følge de lovene Stortinget vedtar. For eksempel sier Opplæringsloven i Norge at barn som fyller 6 år, har plikt til å gå på skole fra 1.-10. klasse. Rettigheter og plikter vi har forandrer seg over tid. Hva slags forandringer som skjer, er avhengig av behovene vi har, og de som styrer og bestemmer og de som lever i samfunnet. Det frie menneske og samfunnet Samhandling med andre mennesker er det som utvikler oss som mennesker. Det samfunnet vi lever i, har derfor stor betydning for oss som individer. Hvis samfunnet fungerer bra, vil det også bidra til at individene som lever i det, får det bedre. Hvordan de forskjellige delene i samfunnet fungerer, har mye å si for hvordan vi mennesker fungerer. Det foregår en gjensidig påvirkning mellom individet og samfunnet. Samfunnet påvirker oss og vi påvirker samfunnet, men vi er ikke et produkt av samfunnet, for individet kan påvirke sin egen utvikling. Våre egne valg og handlinger har stor betydning for hvordan vi utvikler oss. Alle mennesker blir født som frie og har evnen til å skape seg nye muligheter og et bedre samfunn. Mennesker er utstyrt fra naturens side med det meste vi trenger når det gjelder evner og styrke. Spørsmålet er ofte om mennesket har vilje. Om vi har vilje til å lykkes, vil ofte bidra til at vi til slutt lykkes. 14
Heyadaha dowladda Xanaanadda caruurtra Wadashaqeynta dadyow kale waa tan aan ku horumarno. Si dayowga ay u horumaan xag bulsho iyo xag aqoonba waxa caadi ah in ay helaan goobo ay ku kulmaan. Dugsiga iyo xanaadda caruurta waa goobo aad muhiim u ah bulshada maanta. Shaqsi ahaan waxa aan leenahay xaquuqo iyo waajibooyin go an. Tusaale ahaan waxaan xaq u lee nahay inaan nabad ku noolaano, dugsi aasaasiga (hoose/dhexe) iyo dugsiga sarreba aan waxbarashooda helno. Waxaa nasaaran waajibooyin badan. Waa nagu waajib inaan raacno go aamada baarlamaanka lagu gu aamiyay.tusaale ahaan qodobka waxbarashada waxa uu qorayaa in caruurta 6 jirka ah ay waajib ku tahay iney dhigtaan dugsiga aasaasiga ah (fasalka 1 aad 10 aad). Xaquuqda iyo waajibka aan lee nahay waa wax waqtiga la socda oo isbedbedala. Isbedelka dhacaya waxa uu ku xiran yahay baahida aan qabno iyo qolada hageysa, go aamisa iyo bulshada meeshaa ku nool. Dadyowga xorta ah iyo bulsho weynta Dhexgalka umadaha kale waa tan aan ku horumarno bini aadan ahaan. Sidaa awgeed bulshada aan ku dhexnool nahay macno weyn ayay noo tahay anagga shaqsi ahaan. Haddii bulshada ay si horumar ah ay u socoto, waxa ay taasi keeneysaa in shaqsiga ku dhex nool bulshadaa uu nolol fiican helo. Habka ay qeybaha kale ee bulshada u shaqeyneyso wax way ayay ka tiraahdaa sida aan anagga dadyowgeena aan u noolaano.waxa jira in shaqsiga iyo bulshada midba midka kale uu wax ka bedli karo ama ku dari karo. Bulshada waxbey nagu kordhisaa anaggana bullshada waxbaan ku kurdhinaa. Lakiin manihin jawaab ka soo baxday bulshada, shaqsigaba waxbuu ku kordhin karaa horumarkiisa shaqsi ahaan. Waxyaabaha aan doorano iyo howsha aan geysano wax weyn bey ka geystaan sida aan u horumareyno. Dadka oo dhan waxa ay u dhasheen si xor ah waxa ay leeyihiin awood ay ku abuuraan fursado badan iyo bulsho fiicanba. Dadka waxa ay leeyihiin qalab dabiici ah oo u suura geliyaya lahaanshaha quwad iyo wax garadba. Su aasha markastaa jirtaa waa, dadku ma rabaan. Haddii aan rabno in aan guuleysano ugu danbeyn waxasi waa lagu guuleysanayaa. Stortinget: golaha shacabka å være utstyrt: u qalabeysan, diyaarsan videregående skole:dugsi sarre bestemte: la go aanshay plikt: waajib avhengig: ku xiran,ka maarmin fungere: shaqeynaya fri: xor å bidra: ku biirin å utvikle: horumarin natur: dabeecad valg: doorasho produkt: alaab, shay,badeco B 15