Wargelin waalidiinta ardayda laba luuqadoodlaha ah



Like dokumenter
Carruurta iyo dhallinyarada ku hadasha luqooyinka laga tiro badan yahay ee wax ka dhigata dugsiyo ku yaalla waddamada ay waalidiintoodu ka soo jeedaan

Da verdens land ble enige om å gjøre noe med miljøet. Jordas naturgrunnlag tåler ikke at hele verden har et forbruk som den vestlige verden.

Xuquuqaha dugsiga. Buug yar oo ah tilmaame ey soo diyaariyeen Dysleksi Norge DYSLEKSI. Waanu ku caawineynaa si aad jidka u hesho!

NORSK SOOMAALI Gulrot Karooto/Daba-case

til de neste generasjoner. Den kulturen som formidles videre til de neste generasjoner kaller vı kulturarv.

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

Xaqiiqda Cagaarshowga noociisa A, B iyo C iyo sida aad uga hor tagayso in aad qaaddo

Munnhygiene og kosthold. Norsk ጽሬት ኣፍን መግብን: Tigrinja. Nadaafada afka iyo cuntada. Somali

JøHOOYøNKA Waqooyi Galbeed Bari koonfur

Meitemarken. Meitmark. Virveldyr Virvelløse dyr

Kartlegging av leseferdighet Trinn 2-3 på somali

Somali/norsk Xaqiiqda Hiifka iyo aydhiska

Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!

Norsk - Somalisk / Noorweeji - Soomaali

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

CARUURTA QOY SASKA LUUQA DAHA BADAN KU HADLA. BUUGYAR OO WARBIXINEED Somali CARUURTA QOYSASKA LUUQADAHA BADAN KU HADLA

Sidee nolol wacan u noolaan kartaa adoo qaba macaan? Sidee isaga ilaalin kartaa macaanka? Af-soomaali / Somali

Xannaanada carruurta. Warbixin ku socota dadka cusub oo dhowaan soo degay degmada Avesta. iyo carruurta da doodu tahay sannad ilaa 6 sano

KU SOCOTA DADKA MAGANGELYO KA CODSADAY NORWAY. -Barashada sharciyada norwejiga. ASYLSØKERE I NORGE - Somalisk -

HØYTIDER, HELLIGDAGER OG TRADISJONER I NORGE

Her er noen ord du må forstå for å kunne lese dette heftet: Erayada muhiimka ah ee buuggaan yar

Warbixin kooban oo ku saabsan qallalka/suuxdimaha. Somali/Soomaali

Graviditet, fødsel og barseltid i Norge Uur, dhalmo iyo xilliga baxnaanada umusha ee Norway

Arterie. endotelceller. elastin. glatt muskel. bindevev. epitelceller

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

Luuqaddu waa muhiim ee si sax ah u baro!

SOMALIA NORGE SOOMAALIYA NOORWEEY

Ord og begreper. Norsk Morsmål: Tegning (hvis aktuelt)

Firfircoonow caafimaad dareen!


NIDAAMKA HORDHACA AH. Soo dhowoow adiga billaabaya borogaraamka hordhaca ah! (introduksjonsprogram!)

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

Versjon: somali. Ku soo dhowaada wadahadalki ugu horreeyay ee xannaanada carruuurta

Arrinta buug-yarahan. Oslo, 1. oktober 2006 PEDLEX Norsk Skoleinformasjon

Xanuunka biyo-madax fadhiisadka iyo qalabka tuubada madaxa lagu rakibo

SOMALI Informasjon til asylsøkere i Norge Warbixin ku socota magangelyo doonayaasha Norway

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

Qashin-kala-soocid 2011

bevegelsesenergi. All energi som kommer av at noe har en bestemt posisjon eller stilling er stillingsenergi.

Somaali/somali. Wa maxay macaanku?

Magneten. En rett magnet kaller vi en stavmagnet. Spiss nål i kompass. En bøyd magnet kaller vi en hesteskomagnet. Magneter trekker til seg:

Kartlegging av leseferdighet Trinn 4-5 på somali

XAQIIQ KU SAABSAN SOONKA RAMADAANTA

Ku caafimaadqab gluten la aan

Caalamka noolaha goryaan dhuleedka

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Somali CAAFIMAADKA CUNTADA

Ordliste for TRINN 3

Bli bedre i norsk. se forskjellene mellom norsk og somali

Uur miyaad leedahay? Miyaad filaysaa in aad cunug dhashid?

Ordliste for TRINN 1 (utviklende matematikk-oppgavehefter 1A, 1B,2A, 2B, 3A og 3B, - refleksjonsord som kan hjelpe å forstå oppgaver).

Malafka waalidka ee ku saabsan canbaarta

Diabetesopplæring til fremmedspråklige

Somali. UNGDOMSKONTORET XAFIISKA DHALINYARADA KIRKEGATA 2B KRONA Dabaqa 4aad UNGDOMSKONTORET. Xarumaha Madadaalada. Fritidsklubber

Kartleggingsmateriell. Kartlegging av skolefaglige ferdigheter hos nyankomne minoritetsspråklige ungdommer

Qubayska. Waxaa dhigay. Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

D B. ABC iyo DEF wey isku qaab. AB iyo DE wey isu dhigmaan BC iyo EF wey isu dhigmaan AC ve DF wey isu dhigmaan

Norsk: Flyktninger Hjelper Flyktninger (FHF)

Notater. Undersøkelse om stemmegivning blant personer med innvandringsbakgrunn. Maria Høstmark. Dokumentasjonsrapport.

Kartlegging av leseferdighet Somali versjon trinn. Akhris tijaabin. Fasalka 4-5. Magac... Dugsi/Iskuul Fasal...

De hviler nesten ikke. Men når vi hviler under dyna om natten, hviler øynene våre under øyelokkene før en ny dag med aktivitet.

Al Imaamu Al Shaaficii اإلمام الشافعي Allaha raalli ka ahaadee

Kapittel 1 Førhistorien Cutubka 1-aad Taariikhdii hore. bronse/n: metall, se side 12 og 13. naxaas/ta: bir, eeg bogga 12 iyo 13

Ny i Norge Utfordringer i møte med helsevesenet. Thor Indseth, Oslo,

Rutine for fraværsføring i de videregående skolene i Vestfold. Sist godkjent dato:

Ambulerende tospråklige lærere

ORDENSREGLEMENT FOR RE VIDEREGÅENDE

Design & trykk: Hegland Trykkeri AS IE ISBN

Informasjon om standpunktkarakterer, eksamen og klagerett

Rutine for fraværsføring

Prosedyrer for bekymringsfullt fravær i grunnskolen

Fraværshåndtering i videregående skoler

ANSVARLIG Personell i skolen og ansatte i skolehelsetjenesten som oppdager fravær.

Regelverk og skolens muligheter for tilrettelegging for elever berørt av 22.juli - ved grunnskole og videregående opplæring

Veileder for behandling av søknader om permisjon fra den pliktige opplæringen

Informasjon om Sør-Fron ungdomsskule. Skuleåret

Høringsnotat - endringer i reglene om føring av fravær

Skolens forventninger

- En dysleksivennlig skole

Regelverk og skolens muligheter for tilrettelegging for elever som er berørt av 22. juli

Rutine for fravær i de videregående skolene i Vestfold. Sist godkjent dato:

Foreldremøte VG1. August 2018

Permisjon fra pliktig opplæring

Program. Kaffe Felles informasjon Klassemøte Eventuelle samtaler med lærere eller rådgiver

Foreldremøte for 10.trinn 1.Februar 2017

Velkommen til foreldremøte. Rissa videregående skole tirsdag

Sluttrapport. Forebygging Informasjon til ikke-etniske nordmenn. Prosjektnummer 2013/FBM9235 Det er det indre som teller ( )

Alle lovhenvisninger er til 3-47 i forskrift til Opplæringsloven. Oppdatert desember Formål:

- En dysleksivennlig skole

Gluggen. Nr. 4/2008 Skule- og bygdeavis for Ulvik 35. årgang

I forskrift 23. juni 2006 nr. 724 til opplæringsloven gjøres følgende endringer:

Program Kaffe Felles informasjon Klassemøter Eventuelle samtaler med lærere, rådgivere, spesialpedagog

Dokumentasjon for dette er en fraværsregistreringslapp som er undertegnet av den du har hatt møte med

ORDENSREGLEMENTET KAPITTEL 1. FORMÅL

Program. Kaffe Felles informasjon Klassemøter Eventuelle samtaler med lærere eller rådgiver

Ordensreglementet Kapittel 1. Formål Kapittel 2. Virkeområde Kapittel 3. Rettigheter Kapittel 4. Orden og atferd Nærmere regler om orden:

Ordensreglement for elever ved de fylkeskommunale videregående skolene i Aust-Agder

Rutine for fraværsføring

~ A~~~;;'" ~/~ : ~::

Transkript:

Wargelin waalidiinta ardayda laba luuqadoodlaha ah Waxaanu idinku soo dhaweynaynaa dugsiga sare ee Thor Heyerdahl. Dugsigan waxaa la dhisay 2009, waxaanu ka kooban yahay 11 qaybood oo kala ah sidan: Ciyaaraha, muusikada iyo qoobka ciyaarka, isgaadhsiinta iyo warbaahinta, culuumta guud, dhismaha, farsamada iyo waxsoosaarka, farshaxanka, elektroniga,caafimaadka iyo bulshada, hudheelada iyo cuntada, ganacsiga. Waxaa dugsiga dhigta ku dhawaad 1650 arday, waxaana ka shaqeeya 300 oo qof. Dugsigu wuxuu leeyahay qayb u adeegta ardayda oo la yidhaahdo(elevtjeneste) taas oo ay ka hawl galaan 6 la taliye oo ardayda kala taliya baahiyahooda mustaqbal haddii ay u baahdaan, 2 kalkaaliso caafimaad, 2 khabiir oo ardayda waxbarashadu ku adagtahay caawiya iyo 2 ka caawiya ardaydda biiádda ku xeeran.waxa kale oo qaybta ka hawlgala xidhhidhiye isla markaana ah lataliye oo khaas u ah ardayda laba luuqadoodlaha oo la yiraahdo Anita Lødrup (tlf 95704489). Waxa kale oo ka hawl gala dhakhtar maalmaha salaasada iyo khamiista galinka dambe. Ardayda dugsiga ku dhawaad 11% ayaa ah labaluuqadoodle kuwaas oo ka kooban 35 waddan oo kale duwan. Dugsigu aad buu ugu faraxsanyahay in intaas dhaqan in uu leeyahay.norway ahaan ardaydda dugsigan ee ah labluuqadoodka kalin fiican ayay wadanka kaga jiraan marka la qiyaaso ardayda dhamaysata dugsiga sare. Taas oo sababtu tahay wax qabaddka dugsigu iyadoo xidhiidhiyah ardayda laba luuqadoodlaha uu qiimayn ku sameeyo baahiyaha adrdayda sannadka koobaa soo gasha dugsiga si baahiyahooda loo daboolo. Dugsigu wuxuu ardaydda u fidiyaa mucaawinooyin wax barasho oo ay ka mid yihiin: Afka asaasiga ah ee noorwiijiga maalin kasta oo isniin ah xiisadda 5aad. Waxa kale oo ay heli karan maclimiin laba luuqadoodle ah, luuqadaha soomaaliga, carabiga iyo daariga. Ardayda dhigata qaybta culuunta guud waxay u fadhiisan karaan imtixaanka afka hooyo iyaga oo ku bedelan kara luuqaddaha kala ah (faransiiska,isbaanishka iyo jermalka) amma dheeraad ahaan bay u qaadan karaan. Luuqadah imtixaankooda ay geli karaan ardaydu waa kuwan : Albani,carabi,boosni,dari,kuuri,kurdi(surani),mandarin,beshish,boolabdi,soomaali,tamil,urdu turki iyo fiiyadnaami.imtixaankaas oobarafit ah. Ardada afsoomaaliga, carabida iyo kurdiga ku hadlaa waxay heli karaan caawimo afka ah imtixaanka hortii. Haddii aad deganayd noorway in ka yar 6 sano waxaad qaadan karta imtixaanka loo yaqaan(noa-eksamen) oo la qiima ah imtixaanka caadiga ah. Dugsigu waxa uu ardayda u diyaariyey in laga caawiyo cashar guriga maalinkasta oo salaasa ah markay saacaddu tahay 14:00-17:00. Goobtunna waa makhaayadda dugsiga dabaqeeda labaad, waxaa halkaa ugu diyaara macaliimiin ay aqoontoodu sarayso oo ay ku jiraan qaar ku hadla afka soomaaliga,carabiga,kurdiga iyo daariga(bashto/farsi). Waxa kale oo goobta loogu diyaariyey cunto xalaala ah. Waxa kale oo dugsigu bixiyaa waxbarsho ay iska kaashadeen dugsiga dhexe(norskskole) oo loogu talagalay in ardaygu tababar dugsiga sare u horseeda ku qaato.

Waxaa aad u muhiim ah in waalidiintu ay la socdaan xaaladda ardayda, waa in ay waalidiintu ka soo qayb gashaa shirarka dugsiga iyo shirka macalinku waalidka la yeesho si ay ula socdaan halka waxbarashada ilmihiisu marayso. Had iyo jeer turjubaan baa loo qabta waalidka marka ay shirka imanayaan. La soo xidhiidh dugsiga haddii aad war u baahantahay. ORDENSREGLEMENT FOR DE FYLKESKOMMUNALE VIDEREGÅENDE SKOLENE I VESTFOLD Qawaaniinta nidaamka dugsiyada sare ee gobolka VESTFOLD. 1 Hadafka Ujeedada hadafkani waa in la helo hab dhaqan wanaagsan oo lagu shaqeeyo si loo dardar geliyo waxbarashada. Qawaaniintani waxay bud dhig u yihiin si gobolku u fuliyo waxbarasho tayo leh sida sharciga waxbarashada iyo manhajkuba dhigayo. Nidaamkaasi wuxuu tixraac u noqondoonaa qiimaynta akhlaaqda iyo nidaamka ardayga. Sidan hoos ku qeexan uun baa loo qiimayn doonaa oo kaliya. Qawaaniinta iyo gòaamintooda Nidaamka iyo akhlaaqda Goàanka ciddii ku dgaqmi wayda. Waajibka ardayga Waxaa ardayga xaq loogu leeyahay in uu sharciga u hoogaansanaadu. a) Nidaamka Qiimayntu waxay ku salaysnaan doontaa sida uu ardaygu diyaarka ugu yahay waxbarashada iyo sida uu u shaqeeyo. a. Ardaygu waa in uu fasalka joogaa wakhtga waxbarashada. b. Ardaygu waa in uu usoo diyaargaroobaa waxbarashada c. Ardaygu waa in uu fasalka diyaar ku ahaadaa isaga oo qalabkiisu u dhan yahay. d. Ardaygu waa in uu sameeyaa cashar guiga iyo waajibkii kale ee loo diro. e. Ardaygu waa in uu caddeeyaa sababta uu ku maqnaa haddii uu maqnaadu isga oo dhawraya wakhtiga. f. Ardayga waxaa xaq loogu leeyahay in uu si firinfircoon uga qaybqaato waxbarashada. g. Ardaygu waa in uu raacao sharciga gobolka ee isticmaalka kombiyuutarka. h. Ardaygu waa in uu ku dhaqmo sharciga nabad gelyada isicmaalka dharka iyo qalabka shaqada. Ee manhajku qorayo kuna qotonta sharcga ilaalinta shaqaalaha. i. Aradaygu waa in uu ilaaliyo nidaamka barta shaqada iyo meelaha la wadaago oo dhan.

b) Akhlaaqda Qiimaynta akhlaaqdu waxay ku salaysnaan doonta sida uu ardaygu ula dhaqmo mujtamaca dugsiga, sida ardayda,macalimiinta iyo shaqaalaha kale ee dugsiga..qiimayntu waxat tixgakindoontaa ixtiraamku kula dhaqmo mujtamaca dugsiga taas oo aan weliba ku koobnaanay waxbarashad oo keliya ee weliba la dhawri doona wakhtiyad biririfta, marka dugsiga laga baxo iyo marka dalxiis loo baxao dugsigu maamulayo.ardaygu wuxuu ka sameeyo dibadda marka aanu dugsiga joogin lama qiimaynayo. Det som skjer i elevens fritid vil som hovedregel ikke kunne trekkes inn i vurdering i oppførsel. a. Bulshada dugsigu waa in ay is tixgaliyaan isna ixtiraaman.lama ogola in qofna qofkale kale aflagaadeeyo, dhibaateeyo maskaxiyan iyo jidhnimoba amma sharaftiisa wax yeelo, qofkastana waxaa waajib ku ah in uu joojiyo haddii uu la kulmo iyadoo dhacaysa. b. Arday kastaa waxaa waajib ku ah in uu raacu xeerka gobolku u dijiyey isticmaalka kombuyuutarka. c. Isticmaalka mobiltelefoonka lama ogola xisadaha waxbarashada, haddii aydaan macalinka isla ogolaan. d. Ardaygu waxaaa ku waajib ah in uu ilaaliyo dhismaha,qalabka dugsiga sida aaladaha elektrooniga ah qolalaka gaarka ah iyo wixii la mid ah markuu isticmaalayo. e. Lama ogola in sigaar lagu cabbo amma buuri lagu cuno dugsiga iyo agagaarkiisa meelaha loo qoondeeyey mooyaane. f. Isticmaalka maandooriyaha, haysashadiisa iyo kala iibsigiisa waa ka mamnuuc dugsiga iyo agagaarkiisa iyo waliba munaasabadaha dugsigu qabanqaabiyo.waxa kale oo mamnuuca in aad timaado dugsiga adigoo soo isticmaalay maandooriye. g. Filimada iyo sawirada jinsigu iyo midab kale sooca lalooma ogola dugsiga. h. Waa mamnuuc in hub iyo wax khatar ah lala yimaaddo dugsiga iyo agagaarkiisa. i. Ardayga dambi ka gala dugsiga amma munaasabadah dugsiga waxa laga ashkatan doonaa bilayska. Maqnaashaha Haddii ardaygu casharada ka maqnaado waxaa loo qorayaa maqnaasho. Ardaygu isagaa ka masuula in wixii dhaafay ee waxbarasha raadsado. a) Maqnaansho loo qorimaayo ardayga haddii uu ka maqnaado shaqada qorshaysan ee waxbarashada, ta guddida ardayda, balamaha macalinka, maamulaha dugsiga, kalkaaliyaha caafimaadka iyo lataliyayaasha ardaydda. b) Haddii ardaygu dugsiga ka maqnaado waa in uu fariin deg deg ah soo siiyaa dugsiga.haddii wakhtiga dugsiga lagu jiro uu ardaygu xanuunsado amma duruufo kale

ku yimaadaan waa in uu dugsiga u sheegaa. Haddii ardaygu uu xanuun ku maqnaado in ka badan sideed(8)cisho waa in uu caddayn kasoo qaadaa dhakhtar. c) Ardaygu waxuu xaq u leeyahay in uu codsado in shahaadaddiisa lagu qorin maqnaasho illaa toban casho ah sannad dugsiyeedka haddii uu soo caddeeyo in maqnaashuhu ahaa sidan hoos ku qoran: a. Caafimaad amma samafal b. Shaqo wakiilnimo c. Hawlo siyaasadeed d. Shaqo samafal ah e. Kulan sharci ah f. Wakiilnimo heer waddan amma heer caalami ah. g. Illaa laba(2) maalmood oo ah dabaaldegyada diiniga ah. Ardayga waxaa looga baahanyahay in uu soo buuxiyo foomka khaaska u ah dugsiga ee maqnaanshaha laba (2) todobaad gudahood. Si aan loogu qorin maqnaashiiyo shahaadadda ardayga haddii uu xanuunsado waa in uu caddayn dhakhtar keenaa.maqnaanshiyahaasi waa in uu ka badan yahay 3 maalmood taas oo qorniin laáanta laga bilaabayo maalinta 4aad. fjerde dagen som kan strykes. Ved dokumentert risiko for fravær på grunn av funksjonshemming eller kronisk sjukdom, kan fravær strykes fra og med første fraværsdag. d) Maqnaanshiiyaha ka baxsan qodobka(c) waxaa lagu qorayaa shahaaddada ardayga isaga oo ah maalmo iyo xiisado.ardaygu wuxuu codsankaraa in lifaaq loo raaciyo shahaadada lagu sababaynayo maqnaanshiiyaha. Ardaygu isagga ayaa masuul ka ah caddaynta maqnaanshihiisa.. e) Haddii maqnaanshaha ardaygu horseedu in aan la qiimayn maaddo,dugsigu wuxuu ardayga fursad u siin doonaa in uu ardaygu muujiyo awoodiisa maadadaa,haddii uu taa ka faaíidaysan waayo wuxuu halis u saaranyahay in aan darajo lagu siin maaddadaa. f) Maqnaanshaha aan cadaynta lahayn waxay ardayga dhaxalsiin doontaa in darajoojinkiisa dhaqanka iyo nidaamka hoos loo dhigo. Khiyaamo(Qish) Haddii ardaygu isticmaalo qalab aan la ogolayn amma isgaadhsiinta marka imtixaanka lagu jiro, waxay noqonaysaa qish amma khiyaamo taas oo ah sharci jabin. Waxaa kaloo la mid ah haddii aad koobigarayso shaqo cidkale leedahay adigoo ka dhigaya in aad adigu leedahay. Arrinkaasi wuxuu ku dhaxalsiin karaa in aan la qiimayn shaqadaada oo kuu hyoseedi karta in aan lagu siin wax dhibca ah maadaddaa. Halkan ka dheeho qawaaniinta imtixaanka ee la og aamiyey 20.04.2010. Jabinta sharciga Haddii ardaygu jabiyey qaawaaniinta dugsigu wuxuu qaadi doonaa talaabooyinka ku haboon: Tixgelinta ka hortagidda guud. In la horjoogsado daawac dad,iyo wax yeelidda qalabka dugsiga iyo dhismaha dugsiga.

In laga hortago in waxbarshadu xumaato. In ardayda lagu caawiyo in ay sharciga dugsiga ku dhaqmaan. Talaabooyinka la qaadyo haddii sharciga la jabiyo:: In la xadido ka qaybgalka ardayga waxyaabaha khaaska ah. In ardaygu magdhabo wuxuu kharibo. In macalinku ardayga ka eryo xiisadda. In maamulaha dugsigu ardayga ka eryo innta maalinta ka hadhay. In maamulaha dugsigu ardayga ka eryo 1-5 maalmood. In ardayga dugsiga laga eryo innta sanaddka ka hadhay iyada oo la raacayo sharciga 3-8,taas oo goáankeeda leeyahay maamulka gobolku. Waxa kale oo gobolku xaq u leeyahay in ardaygu aanu dib ugu soo noqonin waxbarashada dugsiyadda sare isagoo tixraacaya qodobka 3-1. Haddii ardaygu lumiyo xaqiisaa dugsiga sare maaha macnaheedu in uu ka baxayo masuuliyadda qaybt loo yaqaan (oppfølingstjeneste). Jabista qawaaniintu waxay sal u noqondoonaa dhibcaha sanadlaha ee nidaamka iyo dhaqanka.