NIDAAMKA HORDHACA AH. Soo dhowoow adiga billaabaya borogaraamka hordhaca ah! (introduksjonsprogram!)

Like dokumenter
Da verdens land ble enige om å gjøre noe med miljøet. Jordas naturgrunnlag tåler ikke at hele verden har et forbruk som den vestlige verden.

Xaqiiqda Cagaarshowga noociisa A, B iyo C iyo sida aad uga hor tagayso in aad qaaddo

til de neste generasjoner. Den kulturen som formidles videre til de neste generasjoner kaller vı kulturarv.

Carruurta iyo dhallinyarada ku hadasha luqooyinka laga tiro badan yahay ee wax ka dhigata dugsiyo ku yaalla waddamada ay waalidiintoodu ka soo jeedaan

Luuqaddu waa muhiim ee si sax ah u baro!

Norsk - Somalisk / Noorweeji - Soomaali

NORSK SOOMAALI Gulrot Karooto/Daba-case

Warbixin kooban oo ku saabsan qallalka/suuxdimaha. Somali/Soomaali

Xuquuqaha dugsiga. Buug yar oo ah tilmaame ey soo diyaariyeen Dysleksi Norge DYSLEKSI. Waanu ku caawineynaa si aad jidka u hesho!

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

JøHOOYøNKA Waqooyi Galbeed Bari koonfur

Somali/norsk Xaqiiqda Hiifka iyo aydhiska

Wargelin waalidiinta ardayda laba luuqadoodlaha ah

SOMALI Informasjon til asylsøkere i Norge Warbixin ku socota magangelyo doonayaasha Norway

Meitemarken. Meitmark. Virveldyr Virvelløse dyr

Her er noen ord du må forstå for å kunne lese dette heftet: Erayada muhiimka ah ee buuggaan yar

CARUURTA QOY SASKA LUUQA DAHA BADAN KU HADLA. BUUGYAR OO WARBIXINEED Somali CARUURTA QOYSASKA LUUQADAHA BADAN KU HADLA

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

INTRODUKSJONSORDNINGEN. Velkommen til deg som skal begynne på introduksjonsprogram!

Firfircoonow caafimaad dareen!

Xannaanada carruurta. Warbixin ku socota dadka cusub oo dhowaan soo degay degmada Avesta. iyo carruurta da doodu tahay sannad ilaa 6 sano

KU SOCOTA DADKA MAGANGELYO KA CODSADAY NORWAY. -Barashada sharciyada norwejiga. ASYLSØKERE I NORGE - Somalisk -

Sidee nolol wacan u noolaan kartaa adoo qaba macaan? Sidee isaga ilaalin kartaa macaanka? Af-soomaali / Somali

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

Graviditet, fødsel og barseltid i Norge Uur, dhalmo iyo xilliga baxnaanada umusha ee Norway

Kartlegging av leseferdighet Trinn 2-3 på somali

Munnhygiene og kosthold. Norsk ጽሬት ኣፍን መግብን: Tigrinja. Nadaafada afka iyo cuntada. Somali

SOMALIA NORGE SOOMAALIYA NOORWEEY

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

Arrinta buug-yarahan. Oslo, 1. oktober 2006 PEDLEX Norsk Skoleinformasjon

Arterie. endotelceller. elastin. glatt muskel. bindevev. epitelceller

HL langrenn Stafett Startliste :00:00

Personell i Den offentlige tannhelsetjenesten, budsjetterte årsverk og ledige stillinger Fylkesvis

Versjon: somali. Ku soo dhowaada wadahadalki ugu horreeyay ee xannaanada carruuurta

Qashin-kala-soocid 2011

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!


Bilene som ikke har fått oblater har en eller flere av manglene under:

HØYTIDER, HELLIGDAGER OG TRADISJONER I NORGE

Somali CAAFIMAADKA CUNTADA

Om tabellene. Januar - februar 2019

Personer med nedsatt arbeidsevne. Fylke og alder. Tidsserie måned

Om tabellene. Januar - mars 2019

Personer med nedsatt arbeidsevne. Fylke og alder. Tidsserie måned

Personer med nedsatt arbeidsevne. Fylke og alder. Tidsserie måned

Personer med nedsatt arbeidsevne. Fylke og alder. Tidsserie måned

Om tabellene. Januar - mars 2018

Om tabellene. Januar - desember 2018

Xanuunka biyo-madax fadhiisadka iyo qalabka tuubada madaxa lagu rakibo

Om tabellene. Periode:

Mottakere av arbeidsavklaringspenger. Fylke og alder. Tidsserie måned

Om tabellene. Periode:

Mottakere av arbeidsavklaringspenger. Fylke og alder. Tidsserie måned

Somaali/somali. Wa maxay macaanku?

Personell i Den offentlige og den private tannhelsetjenesten Fylkesvis Tannleger Antall årsverk og antall personer per tannlegeårsverk

Ord og begreper. Norsk Morsmål: Tegning (hvis aktuelt)

bevegelsesenergi. All energi som kommer av at noe har en bestemt posisjon eller stilling er stillingsenergi.

Om statistikken. Formål/bestiller. Målgruppe. Tellebegreper

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

XAQIIQ KU SAABSAN SOONKA RAMADAANTA

Norge tekst 2. Oppgaver. Arbeid med ord læremidler A/S, Astrid Brennhagen

Magneten. En rett magnet kaller vi en stavmagnet. Spiss nål i kompass. En bøyd magnet kaller vi en hesteskomagnet. Magneter trekker til seg:

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Gruppe g. Den øvrige voksne befolkningen % Gruppe h. Hele befolkningen %

Estimert innsamlet beløp husvis pr

Rapport om lokal brukerundersøkelse høsten 2014 ved NAV Balestrand

Uur miyaad leedahay? Miyaad filaysaa in aad cunug dhashid?

Ku caafimaadqab gluten la aan

Ordliste for TRINN 3

Avsluttede saker i 3-årsperioden Fylkesmannen i Østfold. Sakstype: Rettighetsklager - helse og omsorg

Befolkningsundersøkelse mai 2011 for GARANTI Eiendomsmegling

Økonomiske rammer for det nye fylkesvegnettet Ved økonomidirektør Johnny Stiansen

Om tabellene. April 2014

Tabell 1.1 Personer med nedsatt arbeidsevne, absolutte tall ved utgangen av måneden 2011

Om tabellene. Juni 2016

Om tabellene. Desember 2015

Om statistikken. Innhold i rapporten Antall og andel av alderspensjonister som mottar gradert alderspensjon. Formål/bestiller.

Om statistikken. Innhold i rapporten Antall og andel av alderspensjonister som mottar gradert alderspensjon. Formål/bestiller.

D B. ABC iyo DEF wey isku qaab. AB iyo DE wey isu dhigmaan BC iyo EF wey isu dhigmaan AC ve DF wey isu dhigmaan

Ordførertilfredshet Norge 2014

Ordliste for TRINN 1 (utviklende matematikk-oppgavehefter 1A, 1B,2A, 2B, 3A og 3B, - refleksjonsord som kan hjelpe å forstå oppgaver).

Om statistikken. Formål/bestiller. Målgruppe. Tellebegreper

Drepte i vegtrafikken 2. kvartal 2015

Norges folkebibliotek. - en fylkesbasert oversikt over folkebibliotek i Norge for 2013

Somali. UNGDOMSKONTORET XAFIISKA DHALINYARADA KIRKEGATA 2B KRONA Dabaqa 4aad UNGDOMSKONTORET. Xarumaha Madadaalada. Fritidsklubber

Kartlegging av leseferdighet Trinn 4-5 på somali

Hvor trygg er du? Trygghetsindeksen. Januar Februar Mars April Mai Juni Juli

Hvor trygg er du? Januar Februar Mars April Mai

I denne analysen ser vi på nasjonale, fylkesvise og kommunale resultat på nasjonale prøver i lesing i 2013.

Bosetting og integrering av flyktninger hvordan utfordres kommunene?

Bredbånd i Norge 2014

3. Behov for årsverk og ansettelser fram mot Alle sektorer.

Dette notatet sammenligner rekrutteringsbehovet i de ulike KS-regionene. Disse regionene er:

R A P P O R T. Sentio Research Norge AS Verftsgata Trondheim Org.nr MVA. Mottaker

Analyse av nasjonale prøver i engelsk 2013

Supplerende tildelingsbrev

Drepte i vegtrafikken

Resultater NNUQ Altinn

GSI 2013/14: Voksne i grunnskoleopplæring

Transkript:

NIDAAMKA HORDHACA AH Soo dhowoow adiga billaabaya borogaraamka hordhaca ah! (introduksjonsprogram!)

Degmo dejin, bogga 4 U kuurgelidda aqoonta, bogga 6 Qorshe qofka gaar u ah, bogga 8 Ujeeddada nidaamka hordhaca ah waa in la hubiyo in qofka u baahan aqoon aasaasi ah inuu helo hawlgal taa ka caawinaya iyo la talin si uu u billaabo waxbarasho ama shaqo. Waxbarashada af noorwiijga Iyo cilmiga bulshada, bogga 10 Tababbar luuqadeed, bogga 12 Tababbar shaqo, bogga 14 Xiriirro bulsho, bogga 16 Shaqo / waxbarasho danbe, bogga 18 2 3

Dejinta degmo xaqa iyo waajibka borogaraamka hordhaca Degmada ayaa mas uul ka ah borogaraamka hordhaca ah kaas oo ka kooban waxbarashada afnoorwiijiga, cilmiga bulshada iyo in loo sii gudbo waxbarasho kale ama shaqo. Borogaraamku wuxuu noqonayaa mid maalinta oo dhan socda, oo inta badan la socda xeerarka caadiga ah ee shaqooyinka. Waxaad qaadanaysaa caawin hordhac oo ay canshuuri ku waajibtay. Sidoo kale caawinta ayaa qaar lagaa jarayaa haddii aad maqnaato iyadoo aysan jirin sabab la aqoonsan yahay. Way kuu bannaan tahay inaad shaqayso wakhtiyada aadan borogaraamka joogin, iyadoo aan caawinta lagaa dhimaynin. Dad badan oo borogaraamka dhammeeyay ayaa shaqo helay ama waxbarasho billaabay. Borogaraamku wuxuu socdaa illaa 2 sano, laakiin waxaa marar khaas ah laga dhigi karaa illaa 3 sano. Xeerka guud ee sharciga hordhacu waa in borogaraamka hordhaca loogu talo galay dadka qaxootiga ah ee ay da doodu u dhexayso 18 iyo 55 sano. Waxaa kale oo looga baahan yahay inay degmada ku soo degeen kaddib heshiis dhex maray IMDi iyo degmada. Kooxo kale oo borogaraamka soo hoos geli karana way jiraan. Haddii aadan hubin xuquuqda aad leedahay, degmada ayaa taa warbixin kaa siin karta. FG: Xuquuqda aad u leedahay borogaraamka hordhaca ah iyo caawinta bulshada labadaba waad luminaysaa haddii aad degmo kale u guurto ka hor inta aadan dhammayn borogaraamka hordhaca ah. 4 5

U kuurgelidda aqoonta Ma taqaannaa waxaad doonayso inaad mustaqbalka qabato? Mise waxaad doonaysaa inaad wax ka ogaato fursadaha aad Norway ka heli karto? Markaad Norway timid, lama hubo inaad ka shaqayn karto wixii aad ka shaqayn jirtay markaad dalkaagi joogtay. Borogaraamka hordhaca ayaa kaa caawinaya in loo kuurgalo aqoontaada iyo qorshahaaga shaqo, si aad ugu dadaashid shaqo/waxbarasho kugu habboon. Arrintan waxaad samaynaysaa adigoo la hadlaya hagahaaga/lataliyaha borogaraamka. Waa muhiim inaad xafiddo dhammaan wixii caddaymmo shaqo ama waxbarasho ah, ha ahaadeen kuwo aad kala timid dalkii hooyo ama kuwo aad ku heshay Norway. Caddaymahaan iyo CV-gaada ayaa la gudbinayaa markaad shaqo codsanayso. 6 7

Qorshe qofka gaar u ah Ma waxaad doonaysaa inaad isticmaasho aqoontaadii aad dalkii hooyo kala timid mise waxaad rabtaa inaad waxbarasho cusub qaadato? Midkii aad doorataba waxaad u baahan tahay in qorshe la sameeyo. Qorshaha qofka gaarka u ah ee borogaraamka hordhaca ah wuxuu qeexayaa baahidaada waxbarasho iyo hawlgallada/firfircoonida aad u baahan tahay si aad hadafkaaga u gaarto. Waxaa laguu qabanayaa lataliye borogaraam kaas oo kaa caawinaya sidii aad qorshahaaga u samayn lahayd. Lataliyaha borogaraamku wuxuu isugu kaa duwayaa hawlgallada/adeegyada aad uga baahan tahay hey adaha kala duwan ee waxbarashada, dugsiyada iyo adeegyada dawladda. Hadafka waxbarashadaada/xirfadda aad dooranayso waa inaad adigu doorataa, waana inaad isticmaashaa khibraddaada iyo aqoontaada sidii aad hadafkaas u gaari lahayd. Degmada ayaa kula samaynaysa qorshe adiga gaar kuu ah si aad horey ugu sii socoto. Hirgelinta qorshaha gaarka ah waxay inteeda badan ku xiran tahay dadaalka aad la timaaddo. 8 9

Waxbarshada af noorwiijiga Iyo cilmiga bulshada Evet! Aiwa! Yey! Ba leh! Ma doonaysaan inaad af noorwiiji barataan? Cilmiga ugu muhiimsan ee aad u baahan tahay si aad nolol fiican Norway ugu noolaato, waa inaad barato af noorwiijiga iyo inaad barato sida bulshadu u shaqayso. Degmadu waxay kuu fidinaysaa barasho af noorwiiji iyo dhawr saacadood oo cilmi bulsho ah kuwaas oo lagugu siinayo luuqad aad fahmayso. Waajib ayay kugu tahay inaad qaadato saacadaha af noorwiijiga iyo cilmiga bulshada ah ama inaad gasho imtixaan caddaynaya inaad leedahay aqoon af noorwiiji oo lagu qanci karo. Degmada ayaa kuu sheegaysa waxbarashada aad sida uu sharcigu qabo xaqa u leedahay islamarkaana waajibka kugu ah inta ay le eg tahay. Goobo shaqo oo badan ayaa dadka u shaqeeya ku xira inay af noorwiijiga ku hadlaan. Way kala duwanaan karaan heerka luuqadeed ee ay kugu xiriyaan si ay shaqo kuu siiyaan. Waxayna taasi ku xiran tahay nooca shaqada. Imtixaan ayaad geli kartaa si aad u caddayso heerka ay luuqaddaada af noorwiijigu gaarsiisan tahay. Imtixaanno dalka oo dhan lagu qaado ayaa sanadkiiba dhawr jeer la qabtaa. Degmada ayaa warbixin dheeri ah kaa siinaysa imtixaannadaan. 10 11

Tababbarka shaqada Furaha barashada af noorwiiji fiican aalaaba waa in luuqadda lagu tababbarto ayadoo la joogo goob shaqo. Degmada ayaa mas uul ka ah inay borogaraamka hordhaca ah siiso goobo shaqo oo luuqadda lagu tababbarto. Tan ayaa waxay fursad kuu siinaysaa inaad dad iyo goobo shaqo labadaba ka barato degmadaddada cusub. Shaqooyinka oo idil kuma habboona goob shaqo oo luuqadda kagu barto mar haddii hadafku yahay in af noorwiiji badan lagu hadlo. Waa inaad la hadashaa macallinkaaga af noorwiijiga/lataliyaha borogaraamka si aad u hesho goobta shaqada ee luuqadda lagu barto ee adiga kugu habboon. Muhiim ma aha in goobta shaqada ee luuqadda lagu barto ay ahaato mid ka mid ah meelaha aad doonaysid inaad mustaqbalka ka shaqaysid. 12 13 Tababbarka luuqaddu waa hawlgal ka mid ah Waxbarashada. Tababbar luuqadeed oo lagu qaato goob shaqo waxay kaa caawinaysaa inaad af noorwiijiga si fiican degdeg ugu baratid. Degmada ayaa kuu soo helaysa goob shaqo oo luuqadda lagu tababbarto. Degmooyinka kala duwan nidaamyo kala duwan ayay lahaan karaan. Waa inaad baartaa deeqda degmadaada ka jirta sida ay tahay.

Tababbar shaqo Ma og tahay waxa tababbar shaqo yahay? Waa tababbar shaqo oo lagu xoojinayo fursadaha aad u leedahay inaad shaqo ama waxbarasho hesho. Deeqdan waxaa inta badan laguu fidinayaa dhammaadka borogaraamka hordhaca ah. Tababbarka shaqadu waa hawlgal ay degmada iyo NAV labaduba abaabuli karaan. Haddii ay NAV deeqda kuu fidiso, waa inaad NAV ka diiwaangashanaataa adigoo shaqo doone ah. Sidoo kale waxay NAV ku siin kartaa hagis iyo warbixin ku saabsan hawlgallo suuq shaqo oo kala duwan. Tababbarka shaqadu wuxuu ku salaysan yahay aqoontaada waxaana loo baahan yahay inuu ku xirnaado qorshahaaga qofeed ee gaarka ah. Tababbar shaqo waa fursad shaqo lagu barto. Ma aha muddo tijaabo ah oo aad taa dabadeed shaqo joogto ah helayso. Tababbarka shaqadu wuxuu ka dhacaa goob shaqo oo caadi ah, shaqo barayfat ah ama mid dawladeed. Haddii aad baahi gaar ah u qabto in wax lagula qabto, waxay goobta tababbarku noqon kartaa goob shaqo oo dad gaar ah loogu talo galay. Meel fiican dhigo dhammaanba waraaqaha lagu siiyo. Kuwaasi waa muhiim markaad shaqo codsanayso. 14 15

Xiriirro bulsho Maxaad qaban kartaa si aad wax ugu biiriso degaanka aad ku nooshahay? Dad badan ayaa khibrad fiican u leh ka qaybqaadashada xiriirrada bulsho ee kala duwan sida tusaale ahaan ururrada iyo naadiyada ciyaaraha. Xiriirro fiican oo noloshaada ku anfaca ayaa kuwaas laga helaa. Teeda kale, degmooyinka intooda badan waxaa jooga dad cusub oo dhammaystay borograamkoodii hordhaca kuwaas oo talooyin fiican ku siin kara. Adigoo kaashanaya kuwa ay ka mid yihiin hagaha qaxootiga (Flyktningguiden Laanqayrta Cas) ayaad la kulmi kartaa kuwaan iyo dadka kale ee jecel inay ku tusaan dhinacyada kala duwan ee bulshada meesha aad ku nooshahay. Eeg www.frivillighetsportalen.no oo ka eeg wax ku anfacaya, ama la hadal lataliyahaaga borogaraamka. Norway dad badan baa xubno ka ah ururro iyo naadiyo samafal oo dhawr ah. Hel wax aad xiiseynayso oo ka qaybqaado firfircooniyada ka dhaca aagga aad ku nooshahay. 16 17

Shaqo / waxbarasho danbe Waa inaad firfircooni muujisaa oo shaqooyin codsataa. Wakhti ayay qofka cusub ku qaadan kartaa sidii uu ugu biiri lahaa suuqa shaqada ee Norway. Kaqaybqaatayaal badan oo dhammaystay borogaraamka hordhaca ah ayaa markii danbe shaqo helay. Degmadaada ayaa iyada oo kaashanaysa NAV iyo IMDi waxay kaa caawin kartaa inaad gaarto hadafkaaga, laakiin ma jirto cid shaqo kuu ballanqaadi karta. Adiga ayaa mas uul ka ah inaad shaqo hesho. Mararka qaarkood waxaa laga yaabaa inaad ku khasbanaato inaad qaadato shaqo bar ah ama aad dhawr sano ka shaqayso shaqo ku meel gaar ah ka hor inta aadan helin shaqo joogto ah. Hawl adag oo badan ayaa aalaaba qofka ka hor timaadda ka hor inta uusan helin shaqada uu rabo. Khibradaha shaqada oo dhan waa muhiim, waxayna sare u qaadayaan aqoontaada iyo fursadahaaga mustaqbalka. 18 19

Waxaa soo saaray: Agaasinta is-dhexgalka- iyo kala-duwanaanta (IMDi) IMDi Nord: Finnmark, Nordland, Troms IMDi Midt-Norge: Nord-Trøndelag, Sør-Trøndelag, Møre og Romsdal IMDi Vest: Sogn og Fjordane, Rogaland, Hordaland IMDi Sør: Aust-Agder, Vest-Agder, Telemark IMDi Øst: Oslo, Akershus, Vestfold, Østfold IMDi Indre Øst: Hedmark, Oppland, Buskerud Telefon: 24 16 88 00 E-post: post@imdi.no Design: drivkraft.no Illustrasjon: Bjørn Rune Lie Trykk: 07 gruppen ISBN 978-82-8246-056-9 somali trykk. ISBN 978-82-8246-065-1 somali pfd. Opplag: 8000 Utgitt: 2011 www.imdi.no www.nav.no www.nyinorge.no www.norge.no www.inytt.no