JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Like dokumenter
Da verdens land ble enige om å gjøre noe med miljøet. Jordas naturgrunnlag tåler ikke at hele verden har et forbruk som den vestlige verden.

NORSK SOOMAALI Gulrot Karooto/Daba-case

til de neste generasjoner. Den kulturen som formidles videre til de neste generasjoner kaller vı kulturarv.

Munnhygiene og kosthold. Norsk ጽሬት ኣፍን መግብን: Tigrinja. Nadaafada afka iyo cuntada. Somali

Xaqiiqda Cagaarshowga noociisa A, B iyo C iyo sida aad uga hor tagayso in aad qaaddo

Somali/norsk Xaqiiqda Hiifka iyo aydhiska

Kartlegging av leseferdighet Trinn 2-3 på somali

Sidee nolol wacan u noolaan kartaa adoo qaba macaan? Sidee isaga ilaalin kartaa macaanka? Af-soomaali / Somali

Arterie. endotelceller. elastin. glatt muskel. bindevev. epitelceller

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

Her er noen ord du må forstå for å kunne lese dette heftet: Erayada muhiimka ah ee buuggaan yar


Warbixin kooban oo ku saabsan qallalka/suuxdimaha. Somali/Soomaali

Meitemarken. Meitmark. Virveldyr Virvelløse dyr

JøHOOYøNKA Waqooyi Galbeed Bari koonfur

Xuquuqaha dugsiga. Buug yar oo ah tilmaame ey soo diyaariyeen Dysleksi Norge DYSLEKSI. Waanu ku caawineynaa si aad jidka u hesho!

Norsk - Somalisk / Noorweeji - Soomaali

Ord og begreper. Norsk Morsmål: Tegning (hvis aktuelt)

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

Firfircoonow caafimaad dareen!

Somali CAAFIMAADKA CUNTADA

Luuqaddu waa muhiim ee si sax ah u baro!

Ordliste for TRINN 1 (utviklende matematikk-oppgavehefter 1A, 1B,2A, 2B, 3A og 3B, - refleksjonsord som kan hjelpe å forstå oppgaver).

Carruurta iyo dhallinyarada ku hadasha luqooyinka laga tiro badan yahay ee wax ka dhigata dugsiyo ku yaalla waddamada ay waalidiintoodu ka soo jeedaan

Ordliste for TRINN 3

KU SOCOTA DADKA MAGANGELYO KA CODSADAY NORWAY. -Barashada sharciyada norwejiga. ASYLSØKERE I NORGE - Somalisk -

Graviditet, fødsel og barseltid i Norge Uur, dhalmo iyo xilliga baxnaanada umusha ee Norway

Wargelin waalidiinta ardayda laba luuqadoodlaha ah

Xanuunka biyo-madax fadhiisadka iyo qalabka tuubada madaxa lagu rakibo

bevegelsesenergi. All energi som kommer av at noe har en bestemt posisjon eller stilling er stillingsenergi.

Magneten. En rett magnet kaller vi en stavmagnet. Spiss nål i kompass. En bøyd magnet kaller vi en hesteskomagnet. Magneter trekker til seg:

HØYTIDER, HELLIGDAGER OG TRADISJONER I NORGE

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!

CARUURTA QOY SASKA LUUQA DAHA BADAN KU HADLA. BUUGYAR OO WARBIXINEED Somali CARUURTA QOYSASKA LUUQADAHA BADAN KU HADLA

Qashin-kala-soocid 2011

Versjon: somali. Ku soo dhowaada wadahadalki ugu horreeyay ee xannaanada carruuurta

XAQIIQ KU SAABSAN SOONKA RAMADAANTA

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

NIDAAMKA HORDHACA AH. Soo dhowoow adiga billaabaya borogaraamka hordhaca ah! (introduksjonsprogram!)

Xannaanada carruurta. Warbixin ku socota dadka cusub oo dhowaan soo degay degmada Avesta. iyo carruurta da doodu tahay sannad ilaa 6 sano

SOMALI Informasjon til asylsøkere i Norge Warbixin ku socota magangelyo doonayaasha Norway

D B. ABC iyo DEF wey isku qaab. AB iyo DE wey isu dhigmaan BC iyo EF wey isu dhigmaan AC ve DF wey isu dhigmaan

Kartlegging av leseferdighet Trinn 4-5 på somali

SOMALIA NORGE SOOMAALIYA NOORWEEY

Somaali/somali. Wa maxay macaanku?

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

Caalamka noolaha goryaan dhuleedka

Kartlegging av leseferdighet Somali versjon trinn. Akhris tijaabin. Fasalka 4-5. Magac... Dugsi/Iskuul Fasal...

Ku caafimaadqab gluten la aan

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

Arrinta buug-yarahan. Oslo, 1. oktober 2006 PEDLEX Norsk Skoleinformasjon

Malafka waalidka ee ku saabsan canbaarta

De hviler nesten ikke. Men når vi hviler under dyna om natten, hviler øynene våre under øyelokkene før en ny dag med aktivitet.

Kartleggingsmateriell. Kartlegging av skolefaglige ferdigheter hos nyankomne minoritetsspråklige ungdommer

Uur miyaad leedahay? Miyaad filaysaa in aad cunug dhashid?

Diabetesopplæring til fremmedspråklige

Bli bedre i norsk. se forskjellene mellom norsk og somali

Norsk: Flyktninger Hjelper Flyktninger (FHF)

Al Imaamu Al Shaaficii اإلمام الشافعي Allaha raalli ka ahaadee

Notater. Undersøkelse om stemmegivning blant personer med innvandringsbakgrunn. Maria Høstmark. Dokumentasjonsrapport.

Kapittel 1 Førhistorien Cutubka 1-aad Taariikhdii hore. bronse/n: metall, se side 12 og 13. naxaas/ta: bir, eeg bogga 12 iyo 13

Somali. UNGDOMSKONTORET XAFIISKA DHALINYARADA KIRKEGATA 2B KRONA Dabaqa 4aad UNGDOMSKONTORET. Xarumaha Madadaalada. Fritidsklubber

Qubayska. Waxaa dhigay. Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Ny i Norge Utfordringer i møte med helsevesenet. Thor Indseth, Oslo,

Sluttrapport. Forebygging Informasjon til ikke-etniske nordmenn. Prosjektnummer 2013/FBM9235 Det er det indre som teller ( )

Ambulerende tospråklige lærere

Last ned. Beskrivelse mangler. Se gjerne forlagets (Aschehoug) hjemmeside, der det kan finnes mer informasjon.

JAANTUUS. Qaabka wax loo sawiro. Cinwaan Vunnet Tapt Uavgjort Tilmaamaha kan ugu weyn. Waa tiirka kor ugu haya jiheeyaha.

JAANTUUS. Qaabka wax loo sawiro. Cinwaan Vunnet Tapt Uavgjort Tilmaamaha kan ugu weyn. Waa tiirka kor ugu haya jiheeyaha.

JAANTUUS. Qaabka wax loo sawiro. Cinwaan Vunne Tapt Uavgjort Tilmaamaha kan ugu weyn. Waa tiirka kor ugu haya jiheeyaha.

GRØNNSAKER - VEGETABLES KROPPEN THE BODY FRUKT & BÆR FRUIT & BERRIES MÅLTIDER - MEALS

Last ned Ka va det eg sa - Per Inge Torkelsen. Last ned. Last ned e-bok ny norsk Ka va det eg sa Gratis boken Pdf, ibook, Kindle, Txt, Doc, Mobi

Ku soo dhawaw Midtre Gauldal!

Last ned. Beskrivelse mangler. Se gjerne forlagets (BiblioLife) hjemmeside, der det kan finnes mer informasjon.

Last ned Kast! - Carsten Hjorth Pedersen. Last ned

Last ned Ikke kast bort livet ditt - John Piper

Økt biotilgjengelighet med vitamin D i olje1 Bedre etterlevelse ved ukesdosering2,3 Enkel å svelge Refusjon etter bestemte vilkår, se preparatomtale

Last ned. Beskrivelse mangler. Se gjerne forlagets (Solum) hjemmeside, der det kan finnes mer informasjon.

Last ned Pistis Maria: tredje bok - Anne Gjeitanger. Last ned

Last ned Konstruksjonsmekanikk - Thor Erik Hals. Last ned

Design & trykk: Hegland Trykkeri AS IE ISBN

Last ned Stress ned! - Tom McGrath. Last ned

Last ned Martin Luthers vesle katekisme - Martin Luther

Last ned Den mekaniske kvinnen - Ingvar Ambjørnsen. Last ned

Last ned Den mekaniske kvinnen - Ingvar Ambjørnsen. Last ned

Maria Høstmark, Øyvin Kleven og Anne Vedø

Gluggen. Nr. 4/2008 Skule- og bygdeavis for Ulvik 35. årgang

Last ned Bruk og kast - Frode Rønning. Last ned

Kommunestyre- og fylkestingsvalget 2011

Last ned Hvor Tar Pengene Veien?: Konkrete Grep for a Fa Mer UT AV Pengene - Dag Rune Flaaten. Last ned

31. SAF org. reservedeler /1

Last ned. Beskrivelse mangler. Se gjerne forlagets (Res Publica) hjemmeside, der det kan finnes mer informasjon.

Last ned Humørdrodling. Ikke vær så stresset - Emily Portnoi. Last ned

Prłveversjon. Norsk Byggtjeneste AS LOGGBOKA. Kjøp og salg av boligen

Høst 98 Ordinær eksamen

Levanger kommune, Foreløpig registrering, pr. 9. des. 2005

Last ned Hemmelig agent i Norge - Dag Christensen. Last ned

ý òó"bêë1 êë # åådeø "bêë 1 êë " 7 òó ë ;!!E(m(%$ % åådeøg} " råd

Last ned Maria Magdalenas evangelium. Last ned

Transkript:

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA mashruuca ETNIMU Horumarinta caafimaad maskaxeedka dadka duqoobaaya ee ajnabiga ah

JIMICSIYADA DARDARGELINTA MASKAXDA

Hagahan waxaa loo sameeyey mashruuca ETNIMU, kaas oo loogu talagalay horumarinta caafimaad maskaxeedka dadka duqoobaaya ee ajnabiga ah. Mashruuca waxaa maalgeliyey STEA. Sii aqri: www.muistiasiantuntijat.fi/etnimu DAABACAAD: Ururka khaburada xasuusta ee Finnishka (Suomen muistiasiantuntijat ry) KOOXDA WADASHAQEYNTA: Siiri Jaakson, Maareeyaha mashruuca, ETNIMU Anu Jonuks, Tababaraha xasuusta Urve Jaakkola, isuduwaha mashruuca, ETNIMU Batulo Essak, turjumaad Tiina Auer, sawirada, hindisaha naqshadeynta TAXANAHA: Daabacaadaha Suomen muistiasiantuntijat ry ISSN 2343-2489 Julkaisu 13/2017 ISBN 978-952-7227-16-9 (nid) ISBN 978-952-7227-15-2 (pdf) DALABKA: Suomen muistiasiantuntijat ry Fredriksberginkatu 2 00240 Helsinki Puh: (09) 454 28 48 Email: info@muistiasiantuntijat.fi www.muistiasiantuntijat.fi MACLUUMAADKA TIXRAACA: Jaakson S., Jonuks A., Jaakkola U. Batulo Essak, turjumaad qoraal Jimicsiyada dardargelinta maskaxda 2. Suomen muistiasiantuntijat ry, daabacaada 13/2017. Helsinki: Paintek Pihlajamäki Oy, 2017.

Jimicsiyo farxad u leh dardargelinta maskaxda Buug-hagehaan idinka ayaa la idiin qoray, hagayaasha kooxaha, kuwaas oo horumarinaaya nolosha dadka waayeelka ah ee Finland degan. Buug-hagehaan waxaad ka helaysaa 26 tababar kala duwan ee dardargalinta maskaxda. Jimicsiyadan iyo tababaradan waxaad ka semyn kartaa tababaro cusub oo aad siin kartid kooxdaada. Tabatar siinta maskaxda waa hab cusub oo lagu horumariyo caafimaadka maskaxda. Qofka kasta oo naga mid ah wuu horumarinkaraa shaqada maxkaxdiisa. Ma jiro xusuus xun ama mid fiican. Xasuusteena si xulasho leh ayey u shaqeysaa iyadoo dalbaneysa waxa ay xiiseynayso. Markaa sameynayno tababarka foojignaanta iyo ka fiirsashada, waxaan gelin karnaa arimo kala duwan xasuusteena angoo isticmaalayna dareenka. Habka ugu sahlan ee xasuusta loogu foojignaado howsha aad sameynaysid, waa in la horumariyaa nidaamka shaqada, hal abuurka iyo mala-awaalka. Tababar siinta maskaxda lagama fekero sida wax loo xasuusto, ee waxaa la hormariyaa isticmaalka xasuusta, markaas oo la helo xiriirka ka dhexeeya waxa la xasuusanaayo iyo wixii horey loo ogaa. Markuu qofku helo xiriirkaas, iyo sidey isu leeyihiin ayey u sahlantahay inuu xasuustiisa ku keydiyo arimo cusub. Tababar siinta jirka wuxuu keenaa caafimad jireed, sidoo kale tababarka xasuusta waa muhiim faa iido badana leh. Markaad sameynaysid tabarka iyo jimicsiga maskaxda kartida ruuxda way sii hagaagta. Tababarada buug-hagehaan si madax banaan/keligaa ayaad u sameyn kartaa, laakiin kooxda waxaad ka helaysaa farxada wadjirka taas oo keenta niyad wanaagsan iyo dareen wadajir ah. Jimicsiyadan waxaa loo diyaariyey, looguna talagalay in lagu isticmaalo hagida tababarada kooxda: ka wada haladka mowduucyo la soo doortay, erayo lagu cayaaro, gacanta oo wa lagu qabto (tusaale ahaan. midabayn) iyo ku darid howlo cusub. Waxaad isla sameyn kartaa tababaradan iyo jimicsiyada, si saacada jimicsiga ay u noqoto firfircooni kala duwan leh. Jimicsiyo farxad u leh dardargelinta maskaxda Siiri Jaakson, Anu Jonuks iyo Urve Jaakkola Xusuustu kuma dhamaato isticmaalka, ee waa bilcaksi!

Ku socoto hageyaasha Hubi dhaqdhaqaaqa islamarkaana baro intaadan kooxda u tegin. Si fiican u tus jimicsiga, ku cel-celi haddii loo baahdo Tababarkasta waxaa loo sameeyey mowduuc gaar ah, kaas oo wax lagu dari karo haddii loo baahdo. Ka qeybgal cayaarta Ku xisaabtan heerka kooxda. U raadi xal kooxda dhan ku haboon Ku dhiiri geli qofkasta inuu ka qeybgalo, markay bilowga ku adkaato. Tartan ha ka abuurin kooxda dhexdeeda! Dhammaan natiijooyinka waxay mudan yihiin dhiirigalin Kooxda dhexdeeda ka wada hadla sida saxda ah oo loo xaliyo tababarkan Xalinta tababaradan iyo jimicsiga waa inuu noqdaa mid farxad leh, maxaa yeelay qosolku wuu fiicanyahay! Ka feker dhaqamada kala duwan ee kooxda. Kulan kasta ee kooxda sameeya hal tababar/jimicsi Waxaad ka daabacan kartaa waraaqaha tababarka bogga internetka: www.muistiasiantuntijat.fi/etnimu Ka qeybgalayaasha waxay qaadan karaan waraaqaha tababarka si ay usii bartaan/ugu cel-celiyaan xalinta tabbarka. Waxaan ku talinaynaa in tababaradan loo sameeyo koox ahaan. Haddii aad keligaa sameyneysid si taxadar leh u raac tilmaamaha!

Cirka habeenkii U sii wad sawirida calaamadaha sidey iskugu xiggaan. Sawirkii lagu qorayaa halka calaamad su aalka ku taallo? Ma taqaanaan xiddigaha? Xasuuso ereyo ku saabsan habeenka. Ma garatay geedaha sawirka habeenka laga arkayo? 1

Dambiil qudaar Qudaar walba waxay u dhigmataa hal lambar. Qudaar walba ama labmar walbana waxaa la dhigi karaa qaanad layn taagan, jiifa ama dadab ah. Qaanada ku qor lambar ama ku sawir qudaar/miro. 1 2 3 Sawirada midabee. Sheeg qudaarta/miraha, aad taqaano. 2

Jidka duleelka kubada 1 Baaquligee ayey kubadaha 1, 2, iyo 3 ku kala dhacayaan? 2 3 A B C Kooxda ku isticmaala kubado kala duwan (kubada stress-ka, kubada cayaarta iwm.). Sheega cayaaraha kala duwan ee lagu isticmaallo kubadaha. 3

Xayawaanka gurijoogta Sawirada jarjaran ka samee bakayle iyo booloboolo. 2 3 1 1 4 2 5 1 4 3 5 2 6 Midab is leh ku midabee waraaqaha jarjaran oo isku qaabka ah una isticmaal sameynta sawirka. Ka wada hadla xayawaanka gurijoogta ah. 4

Baakada cuntada Baakada cunrada lagu qaato ee Liisa waa afargees leh xariijimo, laakiin ma laha meel laga qabsado. Baakadaas cuntada waxaa ku jira rooti subag marsan, laakiin dhalada biyaha kuma jirto. Waxaa ku jira oo kale tufaax iyo yugurti, shukulaatana kuma jirto. Raadi baakada cuntada ee Liisa. Midabee sawirada. Mowduucaan ka sheekeysta idinkoo piknik banaanka ah jooga. Maxaad gelin laheyd baakadaada cuntada? 5

Dukaanka aan tagno! Sawirada sidey isugu xigaan u dhig A = B = DUKAAN C= D = DUKAAN Midabee sawirada. Ka wada hadla aadida dukaanka, idinkoo isticmaalaya tusaale. Sidee baad u xasuusataa, wixii aad u baahneyd inaad dukaanka kasoo iibsato? 6

Tabakaayada hamburgerka Ka raadi tabakaayadan laba hamburger oo isku mid ah. Midabee sawirka. Ka wada hadla cuntada caafimaadka leh. Cuntada caafimaadka leh waxay ka koobantahay. Sheega ama soo tiriya cuntooyin kala midab ah. 7

Qolofta ukunta Sameynta doolshaha waxaa la isticmaalay afar ukun. Qolfaha ukunta jabsan kuwee is leh? 1 2 3 4 A B C D Qolfaha ukunta ee is leh isku midab mari. Fadlan qor cuntada, marka la sameynaayo la isticmaalo ukun. 8

Sawirka nus baa maqan Sawir nuska ka maqan sawirka adigoo raacaaya godadka banaan. Midabee sawirka. Qora marka hore ubaxyada isku midabka ah, kadibna qora ubaxyada xarafka hore iskaga mid ah. 9

Xarafka T-da Shayada sawirka ku yaal kuwee ka bilowda xarafka T? Hal shay ayaa wuxuu yeelan karaa dhowr magac oo ka bilowda xarafka T-da. Midabee sawirka. Ka samee sawirka sheeko. Ku cel-celi howshan adigoo bedelaya Xarafka. 10

Ubax bokis ku jira Isku day inaad bokisyada aad mid ka dhaqaaqdid oo kan kale u gudubtid adigoo raacaaya ubaxyada isku midka ah. Xusuuso ubaxyo isku si u carfa. Ubaxyada udgoon mid ka mid ah dhacdo la xiriirta xusuuso. 11

Ubaxa gu ga ee wayn Qoraxda gu ga ubaxa aad ayey u korisay. Ka raadi ubaxan laanta xiddika galeysa. Midabee sawirka. Xusuuso ubaxyada gu ga ugu horeeya. 12

Tubo biyo oo jaban Roobabka dayrta ayaa dhaliyey in tubadu biyaha daadiso. Tubada hoosteeda waxaa la dhigay baaldiyo intuu ninkii tubada sameynayey imaanaayo. Laba dhibcood ayaan baaldiga ku dhaceyn ee waa kuwee? 1 3 2 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 Roobka maxaan ka faa iidnaa? Maxaad jeceshahay ama necebtahay markuu roobka da ayo? Xusuuso dhacdooyin fiican oo ku saabsan roobka. 13

Qurxinta dariishada dukaanka Saaxiib ayaa kaa caawinaaya qurxinta dariishada dukaanka. Kadib dhammeystir qurxinta dariishada, adigoo dhigaysa laynkiiba, jiif/taag ahba uu hal shay kaliya yaallo. DUKAAN Midabee dukaanka hortiisa. Ka feker markii ugu dambeysay ee aad dukaan tagto. Maxaad ka soo iibsatay? 14

16 Cayaartooyda U raadi sawirkaska oo la kala jaray kiisii kale oo dhammeystiran. Lambarka sawirka dhammeystiran ku hor qor kan la midka ah ee kala jaran. M = 3 3 A = B = C= D = E = F= G = H = I = J = K = L = 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 Fadlan qor noocyada cayaaraha. Qalab noocee ah ayaad cayaaraha u isticmaashaa? Waa maxay isboortiga aad jeceshahay? 15

Jihooyinka Soo xasuusta jihooyinka kadibna ku qora kombaska. Aqri qoraalka kadibna ku qor qaanada sawir. Bisha marka laga aado koonfur qorax ku sawir. Qoraxda koonfur-galbeedkeeda ku sawir il. Isha barigeedana ku sawir baaldi. Isha koonfur-galbeedkeeda ku qor xarafka M. M-dana waqooyi-barigeeda waxaa yaala iskaalsho/sharabaado. Iskaalshada/sharabaadada galbeedkeeda waa dhalo. Dhalada koonfurteeda waa ubax. Haddii aad si sax ah u dhigtay sawirda qaanadahooda, markaa laynka ugu hooseeya qaanadiisa bidix waa inay banaanaataa. Halkaas banaan ku qor magacaaga. WAQOOY PÕHI Midabee sawirada. 16

Nimanka qoryaha ah U raadi sawirkasta midka la midka ah xariijina iskula xir. Labada isku midka ahba midabee. Sameeya qaabka istaaga ee idiin sahlan. 17

Raadi kala duwanaanshaha Dayr Midabee sawirada. Ka wada hadla beergosyka miraha iyo geedaha la cuno, iyo sidoo kale geedaha kale (sida. koivut (Betula), tammi( Quercus robur), pihlaja (Rowan). 18

Sawirada xagaaga Xagaaga sawiro badan ayaa la qaaday. Kuwani waa xasuus ka mid ah xafladii xaafada. Yaa qaaday sawirada? Baadh, meesha uu joogo sawir qaadaha iyo dadka uu sawirka ka qaaday. 3 4 6 5 1 2 A B C D E F Midabee sawirada. Bilaaba erayo is bada jooga (qofka ugu horeeyo ha dhaho tusaale. QORAX, qofka ku xigga ha sheego eray ka bilaabmaaya, eraygii hore xarafkii ugu dambeeyay sida tusaalahan X XAGAA iwm.). 19

Safar Waa cajaa ib! Shandadaadii ama boorsadiidii ayaa qof kale ku qaldamay garoonka diyaaradaha! Raadi waxa ay ku kala duwanyihiin. Sii wada oo sameeya boorso alaab lagu guraaya boorso ayaan alaab gelinayaa. Qofka ugu horeeya shay ayuu magaciisa sheegayaa, kaas oo markuu safraayo qaato. Qofka xigga wuxuu sheegayaa magaca shayga boorsada la geliyey kadibna mid kale oo cusub ayuu gelinayaa. Sidaas ayaadna kusii wadeysaan. Midabee sawirada. 20

Qalimo Raadi qalimada isku midka ah kadib ku qor lambarka hoostiisa xarfka ay is leeyihiin. 1 2 3 4 5 6 7 8 9 E C D F B G A I H Midabee waraaqaha. Fadlan qor sheeyo kala midab ah. Fadlan qor midabada aad jeceshahay. 21

Xisaabinta qanadaha Ku soco qaanadaha adigaa raacaya tusaalaha. Ka bilow meesha la calaamadeeyey. 10 qaanad kor/ 1 qaanad bidix/ 2 qaanad hoos/ 1 qaanad bidix/ 2 qaanad hoos/ 1 qaanad bidix/ 2 qaanad hoos/ 1 qaanad midig/ 2 qaanad hoos/ 1 qaanad midig/ 2 qaanad hoos/ 7 qaanad bidix/ 1 qaanad hoos/ 2 qaanad midig/ 1 qaanad hoos/ 1 qaanad midig/ 2 qaanad hoos/ 8 qaanad midig/ 1 qaanad kor/ 1 qaanad midig/ 1 qaanad kor/1 qaanad midig/ 1 qaanad kor/ 2 qaanad midig/ 1 qaanad kor/ 6 qaanad bidix/ 1 qaanad kor/ 1 qaanad midig/ 2 qaanad kor/ 1 qaanad midig/ 1 qaanad kor/ 1 qaanad midig/ 3 qaanad kor/ 1 qaanad bidix/ 2 qaanad kor/ 1 qaanad bidix/ 1 qaanad kor/ 2 qaanad bidix. Midabee sawirka. Haddaad rabtid waxaad sawirika ku sameyn kartaa mar labaad warqad qaanado leh. Xasuuso erayada sawirka ku saabsan kadib sheeko ka samee. 22

Suuqa kudhacda 23 Suuqa kudhacda miiskiisa alaab ayaa la soo saaran. Maxay kala yihiin? Alaabta kala sooc. Isku day inaan xasuussato alaabta isku nooca ah. 23

Duulista shimbirta Si taxadar leh u raac qaanad kasta kadibna ku koobiyee shimbirta qaanadaha waaweyn. Midabee shimbirtii aad sawirtay. Waa maxay shimbiraha aad taqaano? Bilaaba erayo is bada jooga (qofka ugu horeeyo ha dhaho tusaale. TIAINEN, qofka ku xigga ha sheego eray ka bilaabmaaya, eraygii hore xarafka ugu dambeeyay sida tusaalahan N NORPPA iwm.). Gacanta ku sameeya habka ay shimbirta u duulayso. 24

Cayaarta falaarta U soco dhinaca falaarta. Lambarkee ayaad tagtay 9 2 3 6 8 1 10 4 5 7 Xubnaha kooxda mid mid ha u sheegaan lambarada 1, 2, 3, 4, 5... Lambarkasta oo shan ay ku jirto marka la sheego hal mar ayaa la sacbinayaa. Lambarka 2 tirooyinka uu ku jirana waa la gaardinayaa iyadoo la fadhiyo. Ku kordhiya dhaqdhaqaaqyo kala duwan lambarada kale. 25

Safarka baska Sawirka waxaad ku aragtaa bas socda. Jihadee ayuu u usocdaa basku (midig mise bidix)? Jawaabtaada sharax. 26

27

Jawaabaha 1. Cirka habeenkii 5. Baakada cuntada 3 6. Dukaanka aan tagno! Jawaab: A=4, B=2, C=3, D=1 7. Tabakaayada hamburgerka 2. Dambiil qudaar 1 2 3 5 3 4 3. Jidka duleelka 1 kubadaa 2 Jawaab: 1=B, 3=B, 2=C 2 4. Xayawaanka gurijoogta 1 8. Qolofta ukunta Jawaab:1=C, 2=D, 3=A, 4=B 9. Sawirka nus baa maqan Jawaab: Qof walba isagaa 13 sawiraya 10. Xarafka T-da Jawaab: Xarfaha ka bilowda T-da 11. Ubax bokis ku jira 3 5 4 1 4 1 1 2 2 3 5 6 2 28

12. Ubaxa gu ga ee wayn 17. Nimanka qoryaha ah 13. Tubo biyo oo jaban Jawaab: 5, 13 14. Qurxinta dariishada dukaanka 18. Dayr 15. Cayaartooyda Jawaab:A=20, B=10, C=1, D=16, E=17, F=19, G=4, H=14, I=24, J=6, K=8, L=22 16. Jihooyinka 19. Sawirada xagaaga Jawaab:A=3, B=4, C=6, D=2, E=1, F=5 20. Safar 29

21. Qalimo Jawaab:1=E, 2=D, 3=F, 4=C, 5=H, 6=G, 7=B, 8=A, 9=I 24. Duulista shimbirta 22. Xisaabinta qanadaha 25. Cayaarta falaarta 9 2 3 6 8 1 10 23. Suuqa kudhacda 4 5 7 26. Safarka baska Jawaab: Bidix, sababtoo ah albaabada basku waxay ku yaalaan dhinaca midigta. 30

31

Hagahan waxaa loo sameeyey mashruuca ETNIMU, kaas oo loogu talagalay horumarinta caafimaad maskaxeedka dadka duqoobaaya ee ajnabiga ah. Suomen muistiasiantuntijat ry Fredriksberginkatu 2, 00240 Helsinki Puhelin: (09) 4542 848 Sähköposti: info@muistiasiantuntijat.fi www.muistiasiantuntijat.fi