Wargelin waalidiinta ardayda laba luuqadoodlaha ah

Størrelse: px
Begynne med side:

Download "Wargelin waalidiinta ardayda laba luuqadoodlaha ah"

Transkript

1 Wargelin waalidiinta ardayda laba luuqadoodlaha ah Waxaanu idinku soo dhaweynaynaa dugsiga sare ee Thor Heyerdahl. Dugsigan waxaa la dhisay 2009, waxaanu ka kooban yahay 11 qaybood oo kala ah sidan: Ciyaaraha, muusikada iyo qoobka ciyaarka, isgaadhsiinta iyo warbaahinta, culuumta guud, dhismaha, farsamada iyo waxsoosaarka, farshaxanka, elektroniga,caafimaadka iyo bulshada, hudheelada iyo cuntada, ganacsiga. Waxaa dugsiga dhigta ku dhawaad 1650 arday, waxaana ka shaqeeya 300 oo qof. Dugsigu wuxuu leeyahay qayb u adeegta ardayda oo la yidhaahdo(elevtjeneste) taas oo ay ka hawl galaan 6 la taliye oo ardayda kala taliya baahiyahooda mustaqbal haddii ay u baahdaan, 2 kalkaaliso caafimaad, 2 khabiir oo ardayda waxbarashadu ku adagtahay caawiya iyo 2 ka caawiya ardaydda biiádda ku xeeran.waxa kale oo qaybta ka hawlgala xidhhidhiye isla markaana ah lataliye oo khaas u ah ardayda laba luuqadoodlaha oo la yiraahdo Anita Lødrup (tlf ). Waxa kale oo ka hawl gala dhakhtar maalmaha salaasada iyo khamiista galinka dambe. Ardayda dugsiga ku dhawaad 11% ayaa ah labaluuqadoodle kuwaas oo ka kooban 35 waddan oo kale duwan. Dugsigu aad buu ugu faraxsanyahay in intaas dhaqan in uu leeyahay.norway ahaan ardaydda dugsigan ee ah labluuqadoodka kalin fiican ayay wadanka kaga jiraan marka la qiyaaso ardayda dhamaysata dugsiga sare. Taas oo sababtu tahay wax qabaddka dugsigu iyadoo xidhiidhiyah ardayda laba luuqadoodlaha uu qiimayn ku sameeyo baahiyaha adrdayda sannadka koobaa soo gasha dugsiga si baahiyahooda loo daboolo. Dugsigu wuxuu ardaydda u fidiyaa mucaawinooyin wax barasho oo ay ka mid yihiin: Afka asaasiga ah ee noorwiijiga maalin kasta oo isniin ah xiisadda 5aad. Waxa kale oo ay heli karan maclimiin laba luuqadoodle ah, luuqadaha soomaaliga, carabiga iyo daariga. Ardayda dhigata qaybta culuunta guud waxay u fadhiisan karaan imtixaanka afka hooyo iyaga oo ku bedelan kara luuqaddaha kala ah (faransiiska,isbaanishka iyo jermalka) amma dheeraad ahaan bay u qaadan karaan. Luuqadah imtixaankooda ay geli karaan ardaydu waa kuwan : Albani,carabi,boosni,dari,kuuri,kurdi(surani),mandarin,beshish,boolabdi,soomaali,tamil,urdu turki iyo fiiyadnaami.imtixaankaas oobarafit ah. Ardada afsoomaaliga, carabida iyo kurdiga ku hadlaa waxay heli karaan caawimo afka ah imtixaanka hortii. Haddii aad deganayd noorway in ka yar 6 sano waxaad qaadan karta imtixaanka loo yaqaan(noa-eksamen) oo la qiima ah imtixaanka caadiga ah. Dugsigu waxa uu ardayda u diyaariyey in laga caawiyo cashar guriga maalinkasta oo salaasa ah markay saacaddu tahay 14:00-17:00. Goobtunna waa makhaayadda dugsiga dabaqeeda labaad, waxaa halkaa ugu diyaara macaliimiin ay aqoontoodu sarayso oo ay ku jiraan qaar ku hadla afka soomaaliga,carabiga,kurdiga iyo daariga(bashto/farsi). Waxa kale oo goobta loogu diyaariyey cunto xalaala ah. Waxa kale oo dugsigu bixiyaa waxbarsho ay iska kaashadeen dugsiga dhexe(norskskole) oo loogu talagalay in ardaygu tababar dugsiga sare u horseeda ku qaato.

2 Waxaa aad u muhiim ah in waalidiintu ay la socdaan xaaladda ardayda, waa in ay waalidiintu ka soo qayb gashaa shirarka dugsiga iyo shirka macalinku waalidka la yeesho si ay ula socdaan halka waxbarashada ilmihiisu marayso. Had iyo jeer turjubaan baa loo qabta waalidka marka ay shirka imanayaan. La soo xidhiidh dugsiga haddii aad war u baahantahay. ORDENSREGLEMENT FOR DE FYLKESKOMMUNALE VIDEREGÅENDE SKOLENE I VESTFOLD Qawaaniinta nidaamka dugsiyada sare ee gobolka VESTFOLD. 1 Hadafka Ujeedada hadafkani waa in la helo hab dhaqan wanaagsan oo lagu shaqeeyo si loo dardar geliyo waxbarashada. Qawaaniintani waxay bud dhig u yihiin si gobolku u fuliyo waxbarasho tayo leh sida sharciga waxbarashada iyo manhajkuba dhigayo. Nidaamkaasi wuxuu tixraac u noqondoonaa qiimaynta akhlaaqda iyo nidaamka ardayga. Sidan hoos ku qeexan uun baa loo qiimayn doonaa oo kaliya. Qawaaniinta iyo gòaamintooda Nidaamka iyo akhlaaqda Goàanka ciddii ku dgaqmi wayda. Waajibka ardayga Waxaa ardayga xaq loogu leeyahay in uu sharciga u hoogaansanaadu. a) Nidaamka Qiimayntu waxay ku salaysnaan doontaa sida uu ardaygu diyaarka ugu yahay waxbarashada iyo sida uu u shaqeeyo. a. Ardaygu waa in uu fasalka joogaa wakhtga waxbarashada. b. Ardaygu waa in uu usoo diyaargaroobaa waxbarashada c. Ardaygu waa in uu fasalka diyaar ku ahaadaa isaga oo qalabkiisu u dhan yahay. d. Ardaygu waa in uu sameeyaa cashar guiga iyo waajibkii kale ee loo diro. e. Ardaygu waa in uu caddeeyaa sababta uu ku maqnaa haddii uu maqnaadu isga oo dhawraya wakhtiga. f. Ardayga waxaa xaq loogu leeyahay in uu si firinfircoon uga qaybqaato waxbarashada. g. Ardaygu waa in uu raacao sharciga gobolka ee isticmaalka kombiyuutarka. h. Ardaygu waa in uu ku dhaqmo sharciga nabad gelyada isicmaalka dharka iyo qalabka shaqada. Ee manhajku qorayo kuna qotonta sharcga ilaalinta shaqaalaha. i. Aradaygu waa in uu ilaaliyo nidaamka barta shaqada iyo meelaha la wadaago oo dhan.

3 b) Akhlaaqda Qiimaynta akhlaaqdu waxay ku salaysnaan doonta sida uu ardaygu ula dhaqmo mujtamaca dugsiga, sida ardayda,macalimiinta iyo shaqaalaha kale ee dugsiga..qiimayntu waxat tixgakindoontaa ixtiraamku kula dhaqmo mujtamaca dugsiga taas oo aan weliba ku koobnaanay waxbarashad oo keliya ee weliba la dhawri doona wakhtiyad biririfta, marka dugsiga laga baxo iyo marka dalxiis loo baxao dugsigu maamulayo.ardaygu wuxuu ka sameeyo dibadda marka aanu dugsiga joogin lama qiimaynayo. Det som skjer i elevens fritid vil som hovedregel ikke kunne trekkes inn i vurdering i oppførsel. a. Bulshada dugsigu waa in ay is tixgaliyaan isna ixtiraaman.lama ogola in qofna qofkale kale aflagaadeeyo, dhibaateeyo maskaxiyan iyo jidhnimoba amma sharaftiisa wax yeelo, qofkastana waxaa waajib ku ah in uu joojiyo haddii uu la kulmo iyadoo dhacaysa. b. Arday kastaa waxaa waajib ku ah in uu raacu xeerka gobolku u dijiyey isticmaalka kombuyuutarka. c. Isticmaalka mobiltelefoonka lama ogola xisadaha waxbarashada, haddii aydaan macalinka isla ogolaan. d. Ardaygu waxaaa ku waajib ah in uu ilaaliyo dhismaha,qalabka dugsiga sida aaladaha elektrooniga ah qolalaka gaarka ah iyo wixii la mid ah markuu isticmaalayo. e. Lama ogola in sigaar lagu cabbo amma buuri lagu cuno dugsiga iyo agagaarkiisa meelaha loo qoondeeyey mooyaane. f. Isticmaalka maandooriyaha, haysashadiisa iyo kala iibsigiisa waa ka mamnuuc dugsiga iyo agagaarkiisa iyo waliba munaasabadaha dugsigu qabanqaabiyo.waxa kale oo mamnuuca in aad timaado dugsiga adigoo soo isticmaalay maandooriye. g. Filimada iyo sawirada jinsigu iyo midab kale sooca lalooma ogola dugsiga. h. Waa mamnuuc in hub iyo wax khatar ah lala yimaaddo dugsiga iyo agagaarkiisa. i. Ardayga dambi ka gala dugsiga amma munaasabadah dugsiga waxa laga ashkatan doonaa bilayska. Maqnaashaha Haddii ardaygu casharada ka maqnaado waxaa loo qorayaa maqnaasho. Ardaygu isagaa ka masuula in wixii dhaafay ee waxbarasha raadsado. a) Maqnaansho loo qorimaayo ardayga haddii uu ka maqnaado shaqada qorshaysan ee waxbarashada, ta guddida ardayda, balamaha macalinka, maamulaha dugsiga, kalkaaliyaha caafimaadka iyo lataliyayaasha ardaydda. b) Haddii ardaygu dugsiga ka maqnaado waa in uu fariin deg deg ah soo siiyaa dugsiga.haddii wakhtiga dugsiga lagu jiro uu ardaygu xanuunsado amma duruufo kale

4 ku yimaadaan waa in uu dugsiga u sheegaa. Haddii ardaygu uu xanuun ku maqnaado in ka badan sideed(8)cisho waa in uu caddayn kasoo qaadaa dhakhtar. c) Ardaygu waxuu xaq u leeyahay in uu codsado in shahaadaddiisa lagu qorin maqnaasho illaa toban casho ah sannad dugsiyeedka haddii uu soo caddeeyo in maqnaashuhu ahaa sidan hoos ku qoran: a. Caafimaad amma samafal b. Shaqo wakiilnimo c. Hawlo siyaasadeed d. Shaqo samafal ah e. Kulan sharci ah f. Wakiilnimo heer waddan amma heer caalami ah. g. Illaa laba(2) maalmood oo ah dabaaldegyada diiniga ah. Ardayga waxaa looga baahanyahay in uu soo buuxiyo foomka khaaska u ah dugsiga ee maqnaanshaha laba (2) todobaad gudahood. Si aan loogu qorin maqnaashiiyo shahaadadda ardayga haddii uu xanuunsado waa in uu caddayn dhakhtar keenaa.maqnaanshiyahaasi waa in uu ka badan yahay 3 maalmood taas oo qorniin laáanta laga bilaabayo maalinta 4aad. fjerde dagen som kan strykes. Ved dokumentert risiko for fravær på grunn av funksjonshemming eller kronisk sjukdom, kan fravær strykes fra og med første fraværsdag. d) Maqnaanshiiyaha ka baxsan qodobka(c) waxaa lagu qorayaa shahaaddada ardayga isaga oo ah maalmo iyo xiisado.ardaygu wuxuu codsankaraa in lifaaq loo raaciyo shahaadada lagu sababaynayo maqnaanshiiyaha. Ardaygu isagga ayaa masuul ka ah caddaynta maqnaanshihiisa.. e) Haddii maqnaanshaha ardaygu horseedu in aan la qiimayn maaddo,dugsigu wuxuu ardayga fursad u siin doonaa in uu ardaygu muujiyo awoodiisa maadadaa,haddii uu taa ka faaíidaysan waayo wuxuu halis u saaranyahay in aan darajo lagu siin maaddadaa. f) Maqnaanshaha aan cadaynta lahayn waxay ardayga dhaxalsiin doontaa in darajoojinkiisa dhaqanka iyo nidaamka hoos loo dhigo. Khiyaamo(Qish) Haddii ardaygu isticmaalo qalab aan la ogolayn amma isgaadhsiinta marka imtixaanka lagu jiro, waxay noqonaysaa qish amma khiyaamo taas oo ah sharci jabin. Waxaa kaloo la mid ah haddii aad koobigarayso shaqo cidkale leedahay adigoo ka dhigaya in aad adigu leedahay. Arrinkaasi wuxuu ku dhaxalsiin karaa in aan la qiimayn shaqadaada oo kuu hyoseedi karta in aan lagu siin wax dhibca ah maadaddaa. Halkan ka dheeho qawaaniinta imtixaanka ee la og aamiyey Jabinta sharciga Haddii ardaygu jabiyey qaawaaniinta dugsigu wuxuu qaadi doonaa talaabooyinka ku haboon: Tixgelinta ka hortagidda guud. In la horjoogsado daawac dad,iyo wax yeelidda qalabka dugsiga iyo dhismaha dugsiga.

5 In laga hortago in waxbarshadu xumaato. In ardayda lagu caawiyo in ay sharciga dugsiga ku dhaqmaan. Talaabooyinka la qaadyo haddii sharciga la jabiyo:: In la xadido ka qaybgalka ardayga waxyaabaha khaaska ah. In ardaygu magdhabo wuxuu kharibo. In macalinku ardayga ka eryo xiisadda. In maamulaha dugsigu ardayga ka eryo innta maalinta ka hadhay. In maamulaha dugsigu ardayga ka eryo 1-5 maalmood. In ardayga dugsiga laga eryo innta sanaddka ka hadhay iyada oo la raacayo sharciga 3-8,taas oo goáankeeda leeyahay maamulka gobolku. Waxa kale oo gobolku xaq u leeyahay in ardaygu aanu dib ugu soo noqonin waxbarashada dugsiyadda sare isagoo tixraacaya qodobka 3-1. Haddii ardaygu lumiyo xaqiisaa dugsiga sare maaha macnaheedu in uu ka baxayo masuuliyadda qaybt loo yaqaan (oppfølingstjeneste). Jabista qawaaniintu waxay sal u noqondoonaa dhibcaha sanadlaha ee nidaamka iyo dhaqanka.

Carruurta iyo dhallinyarada ku hadasha luqooyinka laga tiro badan yahay ee wax ka dhigata dugsiyo ku yaalla waddamada ay waalidiintoodu ka soo jeedaan

Carruurta iyo dhallinyarada ku hadasha luqooyinka laga tiro badan yahay ee wax ka dhigata dugsiyo ku yaalla waddamada ay waalidiintoodu ka soo jeedaan [somali] Carruurta iyo dhallinyarada ku hadasha luqooyinka laga tiro badan yahay ee wax ka dhigata dugsiyo ku yaalla waddamada ay waalidiintoodu ka soo jeedaan Hagid ku jihaysan waalidiinta, macalimiinta,

Detaljer

Da verdens land ble enige om å gjøre noe med miljøet. Jordas naturgrunnlag tåler ikke at hele verden har et forbruk som den vestlige verden.

Da verdens land ble enige om å gjøre noe med miljøet. Jordas naturgrunnlag tåler ikke at hele verden har et forbruk som den vestlige verden. Da verdens land ble enige om å gjøre noe med miljøet Jordas naturgrunnlag tåler ikke at hele verden har et forbruk som den vestlige verden. Du har sikkert hørt ordene bærekraftig utvikling. Dette er arbeidet

Detaljer

Xuquuqaha dugsiga. Buug yar oo ah tilmaame ey soo diyaariyeen Dysleksi Norge DYSLEKSI. Waanu ku caawineynaa si aad jidka u hesho!

Xuquuqaha dugsiga. Buug yar oo ah tilmaame ey soo diyaariyeen Dysleksi Norge DYSLEKSI. Waanu ku caawineynaa si aad jidka u hesho! Xuquuqaha dugsiga Buug yar oo ah tilmaame ey soo diyaariyeen Dysleksi Norge DYSLEKSI NORGE Waanu ku caawineynaa si aad jidka u hesho! s. 2O Rettigheter i skolen Hordhac Heshiiska carruurta ee qaramada

Detaljer

NORSK SOOMAALI Gulrot Karooto/Daba-case

NORSK SOOMAALI Gulrot Karooto/Daba-case Gulrot Gulrøtter har vært dyrket i Norge siden 1600-tallet. Før i tiden så gulrøttene litt annerledes ut, med gule røtter, og derav kommer navnet "Gulrot". Gulrøttene vi kjenner til, med orangefargede

Detaljer

til de neste generasjoner. Den kulturen som formidles videre til de neste generasjoner kaller vı kulturarv.

til de neste generasjoner. Den kulturen som formidles videre til de neste generasjoner kaller vı kulturarv. til de neste generasjoner. Den kulturen som formidles videre til de neste generasjoner kaller vı kulturarv. Mennesker har gjennom flere tusen år samlet ufattelige mengder kunnskap og lært mange forskjellige

Detaljer

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. Nynorsk/Bokmål

Eksamen FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister.  Nynorsk/Bokmål Eksamen 19.11.13 FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister Nynorsk/Bokmål Oppgåve 1 Kva har du lyst til å jobbe med i framtida? Skriv 4 6 setningar på somali. Oppgåve

Detaljer

Xaqiiqda Cagaarshowga noociisa A, B iyo C iyo sida aad uga hor tagayso in aad qaaddo

Xaqiiqda Cagaarshowga noociisa A, B iyo C iyo sida aad uga hor tagayso in aad qaaddo Xaqiiqda Cagaarshowga noociisa A, B iyo C iyo sida aad uga hor tagayso in aad qaaddo Fakta om hepatitt A, B og C og om hvordan du unngår smitte Somali/norsk Hva er hepatitt? Hepatitt betyr betennelse i

Detaljer

Munnhygiene og kosthold. Norsk ጽሬት ኣፍን መግብን: Tigrinja. Nadaafada afka iyo cuntada. Somali

Munnhygiene og kosthold. Norsk ጽሬት ኣፍን መግብን: Tigrinja. Nadaafada afka iyo cuntada. Somali Norsk Tigrinja Somali Munnhygiene og kosthold ጽሬት ኣፍን መግብን: Nadaafada afka iyo cuntada Gode vaner for et friskt og sunt smil! For å ha friske tenner hele livet er det viktig med gode vaner! Ved å ha sunt

Detaljer

JøHOOYøNKA Waqooyi Galbeed Bari koonfur

JøHOOYøNKA Waqooyi Galbeed Bari koonfur 10 RETNINGER Det er fire hovedretninger: øst, vest, nord og sør. Det er også fire retninger til som ligger mellom de fire hovedretningene: nord-øst, sør-øst, nordvest, sør-vest. Vi bruker retningene for

Detaljer

Meitemarken. Meitmark. Virveldyr Virvelløse dyr

Meitemarken. Meitmark. Virveldyr Virvelløse dyr Meitemarken Meitemark er et ekspempel på virvellløse dyr som kalles nedbryter. Den er langstrakt og sylindrisk. Meitemarken graver ganger i jorden og trekker råtne blader ned i hullene. Den trives best

Detaljer

Kartlegging av leseferdighet Trinn 2-3 på somali

Kartlegging av leseferdighet Trinn 2-3 på somali Lærerveiledning Somali versjon 2. og 3. trinn Lærerveiledning Kartlegging av leseferdighet Trinn 2-3 på somali Tilmaamaha macallinka U kuurgelista akhriska afka soomaliga Fasalka 2-3aad Copyright Utdanningsdirektoratet

Detaljer

Somali/norsk Xaqiiqda Hiifka iyo aydhiska

Somali/norsk Xaqiiqda Hiifka iyo aydhiska Somali/norsk Xaqiiqda Hiifka iyo aydhiska Fakta om hiv og aids Aids er en alvorlig sykdom som siden begynnelsen av 1980-tallet har spredd seg over hele verden. Aids skyldes et virus, hiv, som overføres

Detaljer

Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!

Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern! Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern! Tusmooyinka: 1. Soo dhawow 1.1 Ciwaanka, taleefonka, i-meel 1.2 Goobta 1.3 Kooxyada 1.4 Saacadaha furitaanka 1.5 Shaqaalaha 1.6 Maalinta qorsheynta 2.

Detaljer

Norsk - Somalisk / Noorweeji - Soomaali

Norsk - Somalisk / Noorweeji - Soomaali Norsk - Somalisk / Noorweeji - Soomaali KAMIL ØZERK RAGNAR AAMODT ALF BERGLI MILJØVERN - FORURENSNING - NATURVERN BADBAADINTA IYO XANNAANADA DEGAANKA Oversatt og tilrettelagt av: Daha Abdi Haji Mohamed

Detaljer

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge Ku soo dhowaaw Norway Wararka loogu talagalay soo-gelootiga cusub ee ku saabsanxuquuqdooda, fursadahooda iyo mas uuliyaddooda ee bulshada norwejiyaanka dhexdeeda SOMALI Til nyankomne innvandrere som kan

Detaljer

CARUURTA QOY SASKA LUUQA DAHA BADAN KU HADLA. BUUGYAR OO WARBIXINEED Somali CARUURTA QOYSASKA LUUQADAHA BADAN KU HADLA

CARUURTA QOY SASKA LUUQA DAHA BADAN KU HADLA. BUUGYAR OO WARBIXINEED Somali CARUURTA QOYSASKA LUUQADAHA BADAN KU HADLA CARUURTA QOY SASKA LUUQA DAHA BADAN KU HADLA BUUGYAR OO WARBIXINEED Somali 1 HORDHAC Buug yarahani wxuu diiradda saari doonaa 10 suáalood oo waalidiintu iska waydiiyaan habka barashada luuqadah badan ee

Detaljer

Sidee nolol wacan u noolaan kartaa adoo qaba macaan? Sidee isaga ilaalin kartaa macaanka? Af-soomaali / Somali

Sidee nolol wacan u noolaan kartaa adoo qaba macaan? Sidee isaga ilaalin kartaa macaanka? Af-soomaali / Somali Af-soomaali / Somali Sidee nolol wacan u noolaan kartaa adoo qaba macaan? Sidee isaga ilaalin kartaa macaanka? Hvordan leve godt med diabetes? Hvordan unngå å få diabetes? Utgitt av Diabetesforbundet Originaltekst:

Detaljer

Xannaanada carruurta. Warbixin ku socota dadka cusub oo dhowaan soo degay degmada Avesta. iyo carruurta da doodu tahay sannad ilaa 6 sano

Xannaanada carruurta. Warbixin ku socota dadka cusub oo dhowaan soo degay degmada Avesta. iyo carruurta da doodu tahay sannad ilaa 6 sano Xannaanada carruurta Warbixin ku socota dadka cusub oo dhowaan soo degay degmada Avesta iyo carruurta da doodu tahay sannad ilaa 6 sano Waa maxay xannaanada carruurtu? Waxaa jira noocyo kala duwan oo xannaano

Detaljer

KU SOCOTA DADKA MAGANGELYO KA CODSADAY NORWAY. -Barashada sharciyada norwejiga. ASYLSØKERE I NORGE - Somalisk -

KU SOCOTA DADKA MAGANGELYO KA CODSADAY NORWAY. -Barashada sharciyada norwejiga. ASYLSØKERE I NORGE - Somalisk - KU SOCOTA DADKA MAGANGELYO KA CODSADAY NORWAY -Barashada sharciyada norwejiga ASYLSØKERE I NORGE - Somalisk - HORDHAC Buugan xambaarsan warxbixinadan waxaa ka soo shaqeeyay ururka dumarka ka caawiya sharciga

Detaljer

HØYTIDER, HELLIGDAGER OG TRADISJONER I NORGE

HØYTIDER, HELLIGDAGER OG TRADISJONER I NORGE NORSK-SOMALISK HØYTIDER, HELLIGDAGER OG TRADISJONER I NORGE ISBN 978-82-300-0358-9 SEVGI ØZALP MELTEM AFAK LUNDSTEN 9 788230 003589 ISBN 978-82-300-0358-9 FORORD er et støttehefte til bruk i klasser med

Detaljer

Her er noen ord du må forstå for å kunne lese dette heftet: Erayada muhiimka ah ee buuggaan yar

Her er noen ord du må forstå for å kunne lese dette heftet: Erayada muhiimka ah ee buuggaan yar Her er noen ord du må forstå for å kunne lese dette heftet: Erayada muhiimka ah ee buuggaan yar ansvar avhengig barndom barneoppdragelse barnevernet beskyttelse forbudt fysisk individ kjønnslemlestelse

Detaljer

Warbixin kooban oo ku saabsan qallalka/suuxdimaha. Somali/Soomaali

Warbixin kooban oo ku saabsan qallalka/suuxdimaha. Somali/Soomaali Warbixin kooban oo ku saabsan qallalka/suuxdimaha Somali/Soomaali HVA ER EPILEPSI? Et epileptisk anfall er uttrykk for en forbigående funksjonsforstyrrelse i hjernen. Dette skyldes en plutselig og ukontrollert

Detaljer

Graviditet, fødsel og barseltid i Norge Uur, dhalmo iyo xilliga baxnaanada umusha ee Norway

Graviditet, fødsel og barseltid i Norge Uur, dhalmo iyo xilliga baxnaanada umusha ee Norway Graviditet, fødsel og barseltid i Norge Uur, dhalmo iyo xilliga baxnaanada umusha ee Norway SOMALI / NORSK Utgitt av Sosial- og helsedirektoratet 2006 IS-1396 SOMALI/NORSK Skrevet av Synne Holan Oversatt

Detaljer

Arterie. endotelceller. elastin. glatt muskel. bindevev. epitelceller

Arterie. endotelceller. elastin. glatt muskel. bindevev. epitelceller oksygenrikt blod fra vestre hjertekammer og ut i arteriene. Slik får cellene i kroppen det oksygenet de trenger. I venene, flyter det brukte blodet tilbake til hjertet og inn i det høyre hjertekammeret.

Detaljer

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa Nye regler for å gifte seg i utlandet New rules for entering into marriage outside Norway Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa Norsk: Nye regler for å gifte seg i utlandet

Detaljer

Luuqaddu waa muhiim ee si sax ah u baro!

Luuqaddu waa muhiim ee si sax ah u baro! OPPVEKST Luuqaddu waa muhiim ee si sax ah u baro! Talo ku socota waalidka haysta carruur dhawr luuqadood ku kora SOMALI Luuqaddu waa furaha saaxiibbada, wadajirka, iskoolka, aqoonta iyo tayada nolosha.

Detaljer

SOMALIA NORGE SOOMAALIYA NOORWEEY

SOMALIA NORGE SOOMAALIYA NOORWEEY SOMALIA NORGE SOOMAALIYA NOORWEEY Forord Flerkulturelt kunnskaps- og kompetansesenter er en del av Glomdalsmuseet i Hedmark. Gjennom dokumentasjon, utstillinger, formidling, nettverksbygging og kompetansehevende

Detaljer

Ord og begreper. Norsk Morsmål: Tegning (hvis aktuelt)

Ord og begreper. Norsk Morsmål: Tegning (hvis aktuelt) Ord og begreper Norsk Morsmål: Tegning (hvis aktuelt) Få Yar Mange Badan Venstre Bidix Høyre Midig Øverst Sare Nederst Hoosaysa Lite Yar Mye Badan Flest ugu badan Færrest Ugu Yar Oppe Kore Nede Hoose Mellom

Detaljer

Firfircoonow caafimaad dareen!

Firfircoonow caafimaad dareen! Soomaali / Somali Firfircoonow caafimaad dareen! Vær aktiv føl deg bedre Muxuu yahay nooca 1-aad ee cudurka macaanka? Hva er diabetes type 1? Nooca 1-aad ee macaanka waa cudur muddo dheer socda oo keena

Detaljer

http://eksamensarkiv.net/

http://eksamensarkiv.net/ Oppgåve 1 Skriv 4 5 setningar på somalisk om eitt av desse punkta: haustferien din favorittfaget ditt vinteraktivitetar i Noreg Oppgåve 2 Les teksten under, og vurder om desse utsegnene er sanne eller

Detaljer

NIDAAMKA HORDHACA AH. Soo dhowoow adiga billaabaya borogaraamka hordhaca ah! (introduksjonsprogram!)

NIDAAMKA HORDHACA AH. Soo dhowoow adiga billaabaya borogaraamka hordhaca ah! (introduksjonsprogram!) NIDAAMKA HORDHACA AH Soo dhowoow adiga billaabaya borogaraamka hordhaca ah! (introduksjonsprogram!) Degmo dejin, bogga 4 U kuurgelidda aqoonta, bogga 6 Qorshe qofka gaar u ah, bogga 8 Ujeeddada nidaamka

Detaljer

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa

New rules for entering into marriage outside Norway. Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa Nye regler for å gifte seg i utlandet New rules for entering into marriage outside Norway Sharciyo cusub oo khuseeya dadka ku soo guursada dalka debeddiisa Norsk: Nye regler for å gifte seg i utlandet

Detaljer

Versjon: somali. Ku soo dhowaada wadahadalki ugu horreeyay ee xannaanada carruuurta

Versjon: somali. Ku soo dhowaada wadahadalki ugu horreeyay ee xannaanada carruuurta Versjon: somali Warqad casumaad ah Ku soo dhowaada wadahadalki ugu horreeyay ee xannaanada carruuurta Ku socota waaliddiinta Waxaan doonaynaa in aan idinku casunno wadahadalki ugu horreeyay ee ka dhaca

Detaljer

Arrinta buug-yarahan. Oslo, 1. oktober 2006 PEDLEX Norsk Skoleinformasjon

Arrinta buug-yarahan. Oslo, 1. oktober 2006 PEDLEX Norsk Skoleinformasjon Arrinta buug-yarahan Waa maxay waxbarashada dugsiga sare, sidee se u shaqaysaa waxbarashada dugsiga sare ee Norway maanta? Fursadehee kala doorasho ayay haystaan dhallinyaradu, waa maxay shuruudaha iyo

Detaljer

Xanuunka biyo-madax fadhiisadka iyo qalabka tuubada madaxa lagu rakibo

Xanuunka biyo-madax fadhiisadka iyo qalabka tuubada madaxa lagu rakibo Xanuunka biyo-madax fadhiisadka iyo qalabka tuubada madaxa lagu rakibo Kirurgisk avdeling for barn, post 1 / Nevrokirurgisk avdeling Klinikk for hode, hals og rekonstruktiv kirurgi WARBIXIN GAABAN OO KU

Detaljer

SOMALI Informasjon til asylsøkere i Norge Warbixin ku socota magangelyo doonayaasha Norway

SOMALI Informasjon til asylsøkere i Norge Warbixin ku socota magangelyo doonayaasha Norway SOMALI Informasjon til asylsøkere i Norge Warbixin ku socota magangelyo doonayaasha Norway Buugaan waxaa diyaariyay Ururka Magangelyo doonayaasha Norway (NOAS). NOAS waa urur aan dowli ahayn oo u dooda

Detaljer

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge

SOMALI. Til nyankomne innvandrere som kan få permanent opphold i Norge Ku soo dhowaaw Norway Wararka loogu talagalay soo-gelootiga cusub ee ku saabsanxuquuqdooda, fursadahooda iyo mas uuliyaddooda ee bulshada norwejiyaanka dhexdeeda SOMALI Til nyankomne innvandrere som kan

Detaljer

Eksamen 21.05.2013. FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. http://eksamensarkiv.net/ Nynorsk/Bokmål

Eksamen 21.05.2013. FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister. http://eksamensarkiv.net/ Nynorsk/Bokmål Eksamen 21.05.2013 FSP5882/PSP5554 Somali nivå I Elevar og privatistar / Elever og privatister Nynorsk/Bokmål Oppgåve 1 Skriv 5 6 setningar om det dyret du liker best, og om eit dyr du ikkje liker. Grunngi

Detaljer

Qashin-kala-soocid 2011

Qashin-kala-soocid 2011 Qashin-kala-soocid 2011 Kala-sooc qashinka - abuur hanti! Somali Nagala soo qaybgal mashruucayaga-deegaanka weyn ee deegaan-hoosaadka Diyaar ma u tahay ka qaybgalka Mashruuca-deegaanka weyn ee deegaan-hoosaadka?

Detaljer

bevegelsesenergi. All energi som kommer av at noe har en bestemt posisjon eller stilling er stillingsenergi.

bevegelsesenergi. All energi som kommer av at noe har en bestemt posisjon eller stilling er stillingsenergi. bevegelsesenergi. All energi som kommer av at noe har en bestemt posisjon eller stilling er stillingsenergi. For å kunne forstå de to energiformene, kan vi bruke følgende eksempel: La oss ha en penn og

Detaljer

Somaali/somali. Wa maxay macaanku?

Somaali/somali. Wa maxay macaanku? Somaali/somali Wa maxay macaanku? Ka koobantahay: Wa maxay macaanku?... 4 Hal xanuun, wejiyo badan... 6 Noocyaha macaanka... 10 Wa maxay macaanku? Dhibaatooyinka... 14 Daaweynta... 16 Cuntadaada... 19

Detaljer

Magneten. En rett magnet kaller vi en stavmagnet. Spiss nål i kompass. En bøyd magnet kaller vi en hesteskomagnet. Magneter trekker til seg:

Magneten. En rett magnet kaller vi en stavmagnet. Spiss nål i kompass. En bøyd magnet kaller vi en hesteskomagnet. Magneter trekker til seg: Magneten Kunstige magneter blir laget av stål. Stål er jern som er blandet med karbon. Magneter kan ha ulike former f eks være lange og rette, de kalles stavmagneter. De kan ha form som en hestesko eller

Detaljer

Kartlegging av leseferdighet Trinn 4-5 på somali

Kartlegging av leseferdighet Trinn 4-5 på somali Lærerveiledning Somali versjon 4. og 5. trinn Lærerveiledning Kartlegging av leseferdighet Trinn 4-5 på somali Tilmaamaha macallinka U kuurgelista akhriska afka soomaliga Fasalka 4-5aad Kartlegging av

Detaljer

XAQIIQ KU SAABSAN SOONKA RAMADAANTA

XAQIIQ KU SAABSAN SOONKA RAMADAANTA XAQIIQ KU SAABSAN SOONKA RAMADAANTA WARBIXIN KU SOCOTA BUKAANKA QABA MACAANKA NOOCA 2-AAD SOMALISK HORDHAC Shaqaalaha caafimaadku waxay inta badan bukaanka qaba cudurka macaanka kula talinayaan in aanay

Detaljer

Ku caafimaadqab gluten la aan

Ku caafimaadqab gluten la aan Ku caafimaadqab gluten la aan MACLUUMAAD KU SAABSAN QAADIS LA AANTA GLUTEN Frisk uten gluten INFORMASJON OM GLUTENINTOLERANSE NORSK CØLIAKIFORENING Utgitt av Norsk cøliakiforening Oversatt til SOMALISK:

Detaljer

Caalamka noolaha goryaan dhuleedka

Caalamka noolaha goryaan dhuleedka Caalamka noolaha goryaan dhuleedka Kapittel 6 Flerspråklig naturfag Illustrasjon: Svetlana Voronkova, Tekst: Jorun Gulbrandsen Cutubka 1. Samir ayaa fikir keenay. Hadda waxa aynu maqli doonaa sheeko yaab

Detaljer

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA mashruuca ETNIMU Horumarinta caafimaad maskaxeedka dadka duqoobaaya ee ajnabiga ah JIMICSIYADA DARDARGELINTA MASKAXDA Hagahan waxaa loo sameeyey mashruuca ETNIMU,

Detaljer

Somali CAAFIMAADKA CUNTADA

Somali CAAFIMAADKA CUNTADA CAAFIMAADKA CUNTADA Moaråd Mahnaz Moayeri 2017 WAA MAXAY QIIMAHA CAAFIMAADKA CUNTADA? CUNTADA CAAFIMAADKA LEH MA AHAN KUWA LAGU CAAJISO AMA AANAN LAHAYN DHADHAN FIICAN. WAXAY KA KOOBANTAHAY qudaar badan,

Detaljer

Ordliste for TRINN 3

Ordliste for TRINN 3 Ordliste for TRINN 3 (utviklende matematikk-oppgavehefter 3Aog 3B- refleksjonsord som kan hjelpe å forstå oppgaver) Bok og side Ord på norsk Forklaring på norsk/synonym/illustrasjon Oppgavehefte 3A I oppgavetekstene

Detaljer

Bli bedre i norsk. se forskjellene mellom norsk og somali

Bli bedre i norsk. se forskjellene mellom norsk og somali Bli bedre i se forskjellene mellom og Vox, 2006 ISBN-82-7724-090-2 Originalproduksjon: ord & form, Gudbrand Klæstad Vox Postboks 6139 Etterstad 0602 Oslo www.vox.no Noen ord til brukeren Den grunnleggende

Detaljer

Uur miyaad leedahay? Miyaad filaysaa in aad cunug dhashid?

Uur miyaad leedahay? Miyaad filaysaa in aad cunug dhashid? Uur miyaad leedahay? Miyaad filaysaa in aad cunug dhashid? Xaammilnimada, dhalmada iyo muddada ummusha ee noorwey Waxaa diyaariyey ummuliso Synne Holan IS-1396 somali Gogoldhig Haweenka si isku mid ah

Detaljer

Ordliste for TRINN 1 (utviklende matematikk-oppgavehefter 1A, 1B,2A, 2B, 3A og 3B, - refleksjonsord som kan hjelpe å forstå oppgaver).

Ordliste for TRINN 1 (utviklende matematikk-oppgavehefter 1A, 1B,2A, 2B, 3A og 3B, - refleksjonsord som kan hjelpe å forstå oppgaver). Ordliste for TRINN 1 (utviklende matematikk-oppgavehefter 1A, 1B,2A, 2B, 3A og 3B, - refleksjonsord som kan hjelpe å forstå oppgaver). Bok og side Ord på norsk I oppgavetekstene står ofte verb i imperative

Detaljer

Malafka waalidka ee ku saabsan canbaarta

Malafka waalidka ee ku saabsan canbaarta HELSE BERGEN WAXAN OO DHAN DADKA AYEY KHUSEEYAAN Cusbitaalka Jamecadda Haukeland Malafka waalidka ee ku saabsan canbaarta Qeybta maqaarka Caafimaadka Bergen Cusbitaalka jaamecadda Haukeland Oversatt til

Detaljer

Diabetesopplæring til fremmedspråklige

Diabetesopplæring til fremmedspråklige Diabetesopplæring til fremmedspråklige Diabetesseminar 31.oktober 2014 ved prosjektleder / spesialsykepleier Hanna Selstø Hatlehol Litt fakta om Bydelene Stovner,Grorud, Alna Beliggenhet: Helt nord i Groruddalen

Detaljer

Somali. UNGDOMSKONTORET XAFIISKA DHALINYARADA KIRKEGATA 2B KRONA Dabaqa 4aad UNGDOMSKONTORET. Xarumaha Madadaalada. Fritidsklubber

Somali. UNGDOMSKONTORET XAFIISKA DHALINYARADA KIRKEGATA 2B KRONA Dabaqa 4aad UNGDOMSKONTORET. Xarumaha Madadaalada. Fritidsklubber UNGDOMSKONTORET KIRKEGATA 2B KRONA 4. ETASJE Fritidsklubber Kongsberg vitensenter devoteket Utekontakten UngInfo Kongsberg Arrangementer og aktiviteter Vi er her for deg! KULTUR OG VELFERD UNGDOMSKONTORET

Detaljer

Kartleggingsmateriell. Kartlegging av skolefaglige ferdigheter hos nyankomne minoritetsspråklige ungdommer

Kartleggingsmateriell. Kartlegging av skolefaglige ferdigheter hos nyankomne minoritetsspråklige ungdommer Kartleggingsmateriell Kartlegging av skolefaglige ferdigheter hos nyankomne minoritetsspråklige ungdommer Del I Del II Del III Innhold Forord...4 Innledning...5 DEL I Kartlegging av skolebakgrunn og ferdigheter

Detaljer

Qubayska. Waxaa dhigay. Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Qubayska. Waxaa dhigay. Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM 1 Qubayska Waxaa dhigay Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM 2 بسم هللا الرحمن الرحيم الحمد هلل والثناء هلل وصلى هللا على سيدنا محمد وعلى آله الطيبين الطاهرين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون وغفل

Detaljer

D B. ABC iyo DEF wey isku qaab. AB iyo DE wey isu dhigmaan BC iyo EF wey isu dhigmaan AC ve DF wey isu dhigmaan

D B. ABC iyo DEF wey isku qaab. AB iyo DE wey isu dhigmaan BC iyo EF wey isu dhigmaan AC ve DF wey isu dhigmaan 8 ENSLIGGENDE HJØRNER ENSLIGGENDE SIDER Geesas isu digma ama dinacyo isu digma ee saddex xagal; E D B F A C ABC iyo DEF wey isku qaab AB iyo DE wey isu digmaan BC iyo EF wey isu digmaan AC ve DF wey isu

Detaljer

Norsk: Flyktninger Hjelper Flyktninger (FHF)

Norsk: Flyktninger Hjelper Flyktninger (FHF) Somali: Ururka Horemarinta Waxbarasada Aasaasiga ah/allaybaday (UHWA) English:Allaybaday Development Action Group (ADAG) Norsk: Flyktninger Hjelper Flyktninger (FHF) www.allaybaday.com 1 2. project? FHF

Detaljer

Notater. Undersøkelse om stemmegivning blant personer med innvandringsbakgrunn. Maria Høstmark. Dokumentasjonsrapport.

Notater. Undersøkelse om stemmegivning blant personer med innvandringsbakgrunn. Maria Høstmark. Dokumentasjonsrapport. Notater Documents 69/2012 Maria Høstmark Undersøkelse om stemmegivning blant personer med innvandringsbakgrunn Dokumentasjonsrapport Notater 69/2012 Maria Høstmark Undersøkelse om stemmegivning blant

Detaljer

Kartlegging av leseferdighet Somali versjon trinn. Akhris tijaabin. Fasalka 4-5. Magac... Dugsi/Iskuul Fasal...

Kartlegging av leseferdighet Somali versjon trinn. Akhris tijaabin. Fasalka 4-5. Magac... Dugsi/Iskuul Fasal... Kartlegging av leseferdighet Somali versjon 4. 5. trinn Akhris tijaabin Fasalka 4-5 Magac... Dugsi/Iskuul Fasal... 2007 Kartlegging av leseferdighet Versjon på somali Fjerde eller femte trinn 2007 Akhris

Detaljer

De hviler nesten ikke. Men når vi hviler under dyna om natten, hviler øynene våre under øyelokkene før en ny dag med aktivitet.

De hviler nesten ikke. Men når vi hviler under dyna om natten, hviler øynene våre under øyelokkene før en ny dag med aktivitet. De hviler nesten ikke. Men når vi hviler under dyna om natten, hviler øynene våre under øyelokkene før en ny dag med aktivitet. Hvordan ser vi? Når tingene rundt oss blir truffet av lys fra sola eller

Detaljer

Al Imaamu Al Shaaficii اإلمام الشافعي Allaha raalli ka ahaadee

Al Imaamu Al Shaaficii اإلمام الشافعي Allaha raalli ka ahaadee 1 Gabayada Al Imaamu Al Shaaficii اإلمام الشافعي Allaha raalli ka ahaadee Waxaa tarjumay Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM 2 بسم هللا الرحمن الرحيم الحمد هلل رب العالمين والثناء هلل وصلى هللا على

Detaljer

Kapittel 1 Førhistorien Cutubka 1-aad Taariikhdii hore. bronse/n: metall, se side 12 og 13. naxaas/ta: bir, eeg bogga 12 iyo 13

Kapittel 1 Førhistorien Cutubka 1-aad Taariikhdii hore. bronse/n: metall, se side 12 og 13. naxaas/ta: bir, eeg bogga 12 iyo 13 Ordliste Denne ordlista er delt inn i kapitler, og ordene står i samme rekkefølge som de gjør i teksten. Substantiv er markert med endelsen i bestemt form: gjenstand/en. Verb er markert ved endelsen i

Detaljer

Ny i Norge Utfordringer i møte med helsevesenet. Thor Indseth, Oslo,

Ny i Norge Utfordringer i møte med helsevesenet. Thor Indseth, Oslo, Ny i Norge Utfordringer i møte med helsevesenet Thor Indseth, Oslo, 19.3.2018 Pasientrettighetsloven. 3-2 første ledd: Pasienten skal ha den informasjon som er nødvendig for å få innsikt i sin helsetilstand

Detaljer

Rutine for fraværsføring i de videregående skolene i Vestfold. Sist godkjent dato:

Rutine for fraværsføring i de videregående skolene i Vestfold. Sist godkjent dato: Rutine for fraværsføring i de videregående skolene i Vestfold Sist godkjent dato: 02.09.2010 Emnekategori Kvalitet Dokumenttittel Rutine for fraværsføring i de videregående skolene i Vestfold Organisasjonsnivå

Detaljer

Ambulerende tospråklige lærere

Ambulerende tospråklige lærere Ambulerende tospråklige lærere Muligheter og utfordringer for lærersamarbeid Foto: Jasmin Merdan/fotolia.com av joke dewilde Tospråklige morsmålslærere og faglærere må ofte arbeide ved flere skoler på

Detaljer

ORDENSREGLEMENT FOR RE VIDEREGÅENDE

ORDENSREGLEMENT FOR RE VIDEREGÅENDE KVALITETSSYSTEM Område: Kvalitet Kapittel: 06.02 Dokument nr: 05 Organisasjonsnivå: Re videregående skole Dokumentnavn: Ordensreglement Godkjent dato: Godkjent av: 01.06.11 Rektor Dokumentreferanser: http://www.vfk.no/qmplus/avd_for_utdanning/kvalitet/reglementer/06_01_03%20ordensreg

Detaljer

Design & trykk: Hegland Trykkeri AS IE 030000-1040-1 ISBN 82-91816-47-6

Design & trykk: Hegland Trykkeri AS IE 030000-1040-1 ISBN 82-91816-47-6 Brosjyren og spørreskjemaet finnes også på disse språkene: Engelsk, urdu, arabisk, serbokroatisk, albansk, tyrkisk, vietnamesisk, farsi, somali, spansk og tamil. Ring tlf. 22 24 21 27 for å få det tilsendt

Detaljer

Informasjon om standpunktkarakterer, eksamen og klagerett

Informasjon om standpunktkarakterer, eksamen og klagerett Informasjon om standpunktkarakterer, eksamen og klagerett Eksamen Eleven trekkes ut til skriftlig eksamen i ett fag (matematikk, engelsk eller norsk) og muntlig eksamen i ett fag (matematikk, engelsk,

Detaljer

Rutine for fraværsføring

Rutine for fraværsføring Rutine for fraværsføring Rutinen gjelder for alle videregående skoler i Vestfold PRESISERINGER GJORT PÅ GREVESKOGEN VIDEREGÅENDE SKOLE ER MARKERT MED RØDT OG KURSIV Dokumentreferanser: Forskrift til Opplæringslova

Detaljer

Prosedyrer for bekymringsfullt fravær i grunnskolen

Prosedyrer for bekymringsfullt fravær i grunnskolen Rev. 11.06.18 Prosedyrer for bekymringsfullt fravær i grunnskolen Formål Sikre at elever i grunnskolen ikke har fravær uten at det blir fulgt opp. Stoppe handlingsmønster som kan føre til lengre bekymringsfullt

Detaljer

Fraværshåndtering i videregående skoler

Fraværshåndtering i videregående skoler Fraværshåndtering i videregående skoler 2 Fraværshåndtering i videregående skoler i Vestfold og Telemark fylkeskommune Innhold Formål 3 Oppmøteplikt 3 Fraværsgrensen 4 Fravær som ikke teller med i 10 %-regelen

Detaljer

ANSVARLIG Personell i skolen og ansatte i skolehelsetjenesten som oppdager fravær.

ANSVARLIG Personell i skolen og ansatte i skolehelsetjenesten som oppdager fravær. [Skriv inn tekst] Februar 2014 Arbeidsgruppe: Fagansvarlig, Hilde H. Karlsen, Rektor, Geir Ole Nilsen, Avdelingsleder, Kristin Haugen Prosedyrer for bekymringsfullt fravær i grunnskolen FORMÅL Sikre at

Detaljer

Regelverk og skolens muligheter for tilrettelegging for elever berørt av 22.juli - ved grunnskole og videregående opplæring

Regelverk og skolens muligheter for tilrettelegging for elever berørt av 22.juli - ved grunnskole og videregående opplæring Regelverk og skolens muligheter for tilrettelegging for elever berørt av 22.juli - ved grunnskole og videregående opplæring ved juridisk rådgiver Jon Kristian Sørmo og seniorrådgiver Liv Maria Dalheim

Detaljer

Veileder for behandling av søknader om permisjon fra den pliktige opplæringen

Veileder for behandling av søknader om permisjon fra den pliktige opplæringen Veileder for behandling av søknader om permisjon fra den pliktige opplæringen Vedtatt 23.04.2014, jf. 2 11 i opplæringsloven. 1 Veileder for behandling av søknader om permisjon fra den pliktige opplæringen,

Detaljer

Informasjon om Sør-Fron ungdomsskule. Skuleåret

Informasjon om Sør-Fron ungdomsskule. Skuleåret Informasjon om Sør-Fron ungdomsskule Skuleåret 2019-2020 Her tek vi for oss; Presentasjon av trinna Om skulen Trivsel og læring for alle, forventningar Skuleområdet Timeplan Vurdering Utviklingsamtalar

Detaljer

Høringsnotat - endringer i reglene om føring av fravær

Høringsnotat - endringer i reglene om føring av fravær Høringsnotat - endringer i reglene om føring av fravær 1. Bakgrunn Utdanningsdirektoratet er i oppdrag 18-14 fra Kunnskapsdepartementet bedt om å vurdere Barneombudets innspill om reglene for føring av

Detaljer

Skolens forventninger

Skolens forventninger Skolens forventninger SKOLEDAGEN fra til 1. time 0815 0900 2. time 0900 0945 Friminutt 0945 0955 3. time 0955 1040 Matpause: 1040 1055 Midttime 1055 1115 4. time 1115 1200 5. time 1205 1250 6. time 1255

Detaljer

- En dysleksivennlig skole

- En dysleksivennlig skole - En dysleksivennlig skole Velkommen til foreldremøte For Vg1 og Vg2 Program: Orientering om skolen Elevenes rett til tilrettelegging ved prøver og eksamen. Orientering om stipend og lån. For den enkelte

Detaljer

Regelverk og skolens muligheter for tilrettelegging for elever som er berørt av 22. juli

Regelverk og skolens muligheter for tilrettelegging for elever som er berørt av 22. juli Regelverk og skolens muligheter for tilrettelegging for elever som er berørt av 22. juli Rådgiver Anita Kristiansen og jurist Line Tveter ved oppvekst- og utdanningsavdelingen hos Fylkesmannen i Nordland

Detaljer

Rutine for fravær i de videregående skolene i Vestfold. Sist godkjent dato:

Rutine for fravær i de videregående skolene i Vestfold. Sist godkjent dato: Rutine for i de videregående skolene i Vestfold Sist godkjent dato: 04.08.2016 Emnekategori Kvalitet Dokumenttittel Rutine for i de videregående skolene i Vestfold Organisasjonsnivå Utdanningsdirektøren

Detaljer

Foreldremøte VG1. August 2018

Foreldremøte VG1. August 2018 Foreldremøte VG1 August 2018 Velkommen Skolens plattform Engasjement kunnskap omtanke Vurdering for læring Nordlandsmodellen Øke andelen som gjennomfører og består videregående opplæring Vitnemål Fagbrev

Detaljer

Permisjon fra pliktig opplæring

Permisjon fra pliktig opplæring Permisjon fra pliktig opplæring En veiledning for Verranskolen Verran kommune 2015 I følge Verran kommunes delegasjonsreglement er det rektor som fatter enkeltvedtak om permisjon fra den pliktige opplæringen

Detaljer

Program. Kaffe Felles informasjon Klassemøte Eventuelle samtaler med lærere eller rådgiver

Program. Kaffe Felles informasjon Klassemøte Eventuelle samtaler med lærere eller rådgiver Program Kaffe Felles informasjon Klassemøte Eventuelle samtaler med lærere eller rådgiver 1 Agenda Skolen, fag, fagvalg, eksamener Læreplaner og vurdering Ordensreglement, IKT-reglement og Internatreglement

Detaljer

Foreldremøte for 10.trinn 1.Februar 2017

Foreldremøte for 10.trinn 1.Februar 2017 Foreldremøte for 10.trinn 1.Februar 2017 Informasjon ved avslutningen av 10 - årig grunnskole Informasjon om Søking til vgs Eksamen Standpunkt Klagerett og frist Fravær Status og plan for søking til vgs.

Detaljer

Velkommen til foreldremøte. Rissa videregående skole tirsdag

Velkommen til foreldremøte. Rissa videregående skole tirsdag Velkommen til foreldremøte Rissa videregående skole tirsdag 04.10.2016 Rissa vgs et godt sted å lære hvor vi vil gjøre hverandre gode og være grensesprengende Preget av Arbeidsglede Gjensidig respekt og

Detaljer

Sluttrapport. Forebygging Informasjon til ikke-etniske nordmenn. Prosjektnummer 2013/FBM9235 Det er det indre som teller ( )

Sluttrapport. Forebygging Informasjon til ikke-etniske nordmenn. Prosjektnummer 2013/FBM9235 Det er det indre som teller ( ) Sluttrapport Forebygging Informasjon til ikke-etniske nordmenn Prosjektnummer 2013/FBM9235 Det er det indre som teller (2012-1-615) 1 Forord Stiftelsen Organdonasjon er en liten organisasjon. Vår jobb

Detaljer

Alle lovhenvisninger er til 3-47 i forskrift til Opplæringsloven. Oppdatert desember Formål:

Alle lovhenvisninger er til 3-47 i forskrift til Opplæringsloven. Oppdatert desember Formål: Fraværsreglement: Alle lovhenvisninger er til 3-47 i forskrift til Opplæringsloven. Oppdatert desember 2016. Formål: Hovedmålet med fraværsreglementet på er å sikre at elevene møter til undervisning. Det

Detaljer

- En dysleksivennlig skole

- En dysleksivennlig skole - En dysleksivennlig skole Velkommen til foreldremøte For Vg1 og Vg2 Program: Orientering om skolen Elevenes rett til tilrettelegging ved prøver og eksamen. Orientering om stipend og lån. Orientering om

Detaljer

Gluggen. Nr. 4/2008 Skule- og bygdeavis for Ulvik 35. årgang

Gluggen. Nr. 4/2008 Skule- og bygdeavis for Ulvik 35. årgang Gluggen Nr. 4/2008 Skule- og bygdeavis for Ulvik 35. årgang Redaktørskifte Nytt samarbeidsprosjekt på Hjeltnes Jolatre og lussekattar Joleverkstad Ein kulturberar blir pensjonist Ved Olav H. Hauge sin

Detaljer

I forskrift 23. juni 2006 nr. 724 til opplæringsloven gjøres følgende endringer:

I forskrift 23. juni 2006 nr. 724 til opplæringsloven gjøres følgende endringer: Forskrift om endringer i forskrift 23. juni 2006 nr. 724 til opplæringsloven og forskrift om endringer i forskrift 14. juli 2006 nr. 932 til privatskoleloven I I forskrift 23. juni 2006 nr. 724 til opplæringsloven

Detaljer

Program Kaffe Felles informasjon Klassemøter Eventuelle samtaler med lærere, rådgivere, spesialpedagog

Program Kaffe Felles informasjon Klassemøter Eventuelle samtaler med lærere, rådgivere, spesialpedagog Program Kaffe Felles informasjon Klassemøter Eventuelle samtaler med lærere, rådgivere, spesialpedagog 3 år i skole eller 2 + 2 modellen? Yrkeskompetanse Yrkesfaglige løp ved skolen Naturbruk: 3 år i skole:

Detaljer

Dokumentasjon for dette er en fraværsregistreringslapp som er undertegnet av den du har hatt møte med

Dokumentasjon for dette er en fraværsregistreringslapp som er undertegnet av den du har hatt møte med Fravær Eleven kan velge IKKE å dokumentere fravær, før de kommer til 10 % i hvert fag. Risiko: får de da mer udokumentert fravær vil karakter falle bort. Følgende er IKKE fravær: Rådgivning i skolen Møte

Detaljer

ORDENSREGLEMENTET KAPITTEL 1. FORMÅL

ORDENSREGLEMENTET KAPITTEL 1. FORMÅL Lokal forskrift om ordensreglement for Narvik kommune ble vedtatt av bystyret 30.08.2018. (På grunn av endring av opplæringsloven 9A ble ordensreglementet, vedtatt av bystyret 19.11.2015, justert og endret.)

Detaljer

Program. Kaffe Felles informasjon Klassemøter Eventuelle samtaler med lærere eller rådgiver

Program. Kaffe Felles informasjon Klassemøter Eventuelle samtaler med lærere eller rådgiver Program Kaffe Felles informasjon Klassemøter Eventuelle samtaler med lærere eller rådgiver Skjetlein vgs Sør-Trøndelag fylkesjordbruks -skole fra 1900 Ordinær videregående skole fra 1990 Om Skjetlein vgs

Detaljer

Ordensreglementet Kapittel 1. Formål Kapittel 2. Virkeområde Kapittel 3. Rettigheter Kapittel 4. Orden og atferd Nærmere regler om orden:

Ordensreglementet Kapittel 1. Formål Kapittel 2. Virkeområde Kapittel 3. Rettigheter Kapittel 4. Orden og atferd Nærmere regler om orden: Ordensreglementet Ordensreglement for elever i grunnskolen i Narvik Kommune. Reglementet er gitt med hjemmel i Opplæringslova jf. opplæringsloven 2-9. Reglementet gjelder fra høsten 2015. Kapittel 1. Formål

Detaljer

Ordensreglement for elever ved de fylkeskommunale videregående skolene i Aust-Agder

Ordensreglement for elever ved de fylkeskommunale videregående skolene i Aust-Agder FORSKRIFT Ordensreglement for elever ved de fylkeskommunale videregående skolene i Aust-Agder Fastsatt som forskrift med hjemmel i opplæringsloven av 17.07.98 nr 61, 3-7. Innholdsfortegnelse 1 Formål...

Detaljer

Rutine for fraværsføring

Rutine for fraværsføring Rutine for fraværsføring Rutinen gjelder for alle videregående skoler i Vestfold PRESISERINGER GJORT PÅ GREVESKOGEN VIDEREGÅENDE SKOLE ER MARKERT MED RØ DT OG KURSIV Dokumentreferanser: Forskrift til Opplæringslova

Detaljer

~ A~~~;;'" ~/~ : ~::

~ A~~~;;' ~/~ : ~:: LONG FRA FSKERDREKTØREN J - 3-88 (J-35-84 UTGÅR) ~ :~,~~l:e~nl?.~o~b:~~~~~~~ ~ A~~~;;'" ~/~ : ~::0 0 7 0 Bergen, 02. 02. 88 EHB/ TAa FORS KRFT OM ENDR NG FORSKRFT OM REGULERNG AV FSKE OG TARETRAL NG MØRE

Detaljer